Home » Archive Maalinta December 8th, 2013

Baarlamaanka Soomaaliya ka Dooday Hindise Sharciyeedyo Khuseeya Badda iyo Qaxootiga

Dec 8, 2013
Fadhiga Baarlamaanka waxaa goob jooge ka ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka badda Soomaaliya Admiral Faarax Qare… Kalfadhigii Sedaxaad Fadhigiisii 37aad ayay xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya waxay Axad December 8, 2013 isugu yimaadeen xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Fadhiga waxaa oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa waxa... 

Dagaal Saacado Socdey oo ka dhacay Degaanka Birta-Dheer ee Gobolka Gedo .

Dec 8, 2013
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal qaraar uu ka dhacay Degaanka Birta dheer oo u dhaxeeya Magaalooyinka Garbahaareey iyo Baar-dheere. Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo kuwa Xarakada Shabaab ayaa ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan isla markaana uu saacado fara badan soconayay. Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday ciidamada Dawladda kuwaasoo weerarkooda... 

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ka qeybgalay Aaska Marxuum Xil. Maxamed Warsame Maxamed “Feysal”

Dec 8, 2013
Muqdisho, -Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka ka qeybgalay aaska Marxuum Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, wuxuuna Ra’iisul Wasaare Saacid halkaasi ka jeediyay erayo tacsi ah. “Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Innaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun, xildhibaan Maxamed Warsame Feysal wuxuu ahaa nin geesi ah, Wadani... 

Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo Bosaso ku soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed

Dec 8, 2013
Xaflad Lagu Soo dhaweenayay Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u sharaxan Doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa shalay lagu qabtay Hoteelka Juba ee Magaaladda Bosaso, Halkaasoo uu ka jeediyay Barnaamijkiisa Siyaasadeed ee Doorashadda. Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen Ganacsato, Cuqaal, Nabadoono, Aqoonyahan, Culuma’udiin Siyaasiyiin, Dhalinyaro iyo Haweenka ayuu musharuxu wuxuu ku soo bandhigay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...