Home » Archive Maalinta December 11th, 2013

ISLII DHALAAL IYO DHOOQO (3) !!!!!!! BEEN MA SHEEGO WAASE IS DHISAA .

Dec 11, 2013
HORUDHAC : Akhristoow waxaan dhowr jeer wax ka qoray xaafadda caanka ah ee Soomaalidu u badan tahay ee ISLII ( Eastleigh ) eek u taal Magaallada Nairobi, kiinya . Ereyga been ma sheego waase is dhisaa waxaan ka soo shaxaaday Filim Masaari ah oo uu jilay Jilaagii weyn ee luulka dahabiga ah ee Axmed ZAki , waa Atoore caan ku ah musalsalaadka Masaarida waa Masri Madoow oo Reer Nuubi ah se aad u Qurux... 

Ugaaska Beesha Biyo-Maal Oo Ganafka Ku Dhuftay Shirka Lagu Wado Inuu Baydhabo Ka Dhaco Ee Lagu Yagleelayo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dec 11, 2013
Ugaaska Beesha Biyo-Maal Ugaas Axmed Ugaas Sayid Cali Ugaas Xuseen oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen dagaaladii ka dhacay Gobolka Shabeelada hoose oo uu sheegay inay tahay arin siyaasadeed oo ujeedo fog laga leeyahay islamarkaana ku tilmaamay mid dad fara ku tiris ah oo dhaqaalo leh ay u ololaynayaan taas oo uu sheegay inuu uga digayo... 

Dowladda Soomaaliya oo ka codsatay Ururka iskaashiga Islaamka howlgelinta Sanduuqa kaalmada Soomaaliya.

Dec 11, 2013
Warsaxaafadeed   Maalintii labaad ayaa waxaa ka soconaya Caasimadda Conakry ee dalka Guinea Shirka 40-aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada islaamka ee ku midoobay Ururka iskaashiga islaamka, iyadoo kulankaasi uu u matalayo dowladda Federaalka Soomaaliya Abdirizak Siyad Abdi oo ah ergeyga Soomaaliya uga wakiilka ah Ururka iskaashiga islaamka , Xaruntiisa Jeddah. Shirkani oo qorshihiisu yahay... 

Dalladda SOSCENSA oo Qabatey Dood Wadaag ku Saabsan Sameynta Siyaasad Qaran oo lagu Hago Howlaha Samafalka iyo Adeegga Bulshada ee Dalka.

Dec 11, 2013
Talaadadii oo ay taariikhdu ahayd 10 December 2013 waxay Daladda SOSCENSA ku qabatay Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdiso kulan wada Tashi ah oo ay ka soo qayb galeen Xubno ka socda Dowladda, Hay’adaha samafalka, iyo Ururada Bulshadda Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan. Kulankaan ayaa wuxuu daba socdaa kulan ay Daladdu horay u qabatay Bishii August 2013 kaas oo laga soo saaray talooyin ku saabsan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...