Home » Archive Maalinta December 28th, 2013

Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegey in Ciidamo Dheeraad ah u Dirayaan Dalka Soomaaliya.

Dec 28, 2013
Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka hadlay arrimaha Soomaaliya iyo is bedelada haatan ka jira.,Madaxweyne Geelle ayaa raja wanaagsan ka muujiyay Ammaanka dalka Soomaaliya isagoona farta ku fiiqay dadaaladii ay bixiyeen Ciidamada Afrikaanka ee ku sugan gudaha Soomaaliya is bedleada ay ku soo Dabbaaleen Ammaanka guud ee Dalka. Madaxweynaha Jabuuti ayaa kalsooni buuxda ka... 

Daladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan Dood Wadaag ah ku saabsan Dib u Habaynta Nidaamka Garsoorka Dalka.

Dec 28, 2013
Waxaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey Dood ku saabsan dib u habaynta Nidaamka Garsoorka Dalka waxaa dooddii maanta ka qayb galey GudoomiyAha Maxakamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuure iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Garsoorka waxayna Bulshada Rayidka ay weydiiyeen Su/aalo ku saabsan Xadgudubyada Kufsiga ,is qabsiga Dhulalka, Dilalka iyo Xadgudubyo kale waxayan Masuuliyiintaas... 

Warsaxaafadeed : Ra’iisul Wasaare C.weli Sh. Axmed oo maanta kormeeray Dekedda, iyo Xerada barakacayaasha ee Rajo, xarigana ka jaray Dugsigii sare ee Macalin Jaamac

Dec 28, 2013
Muqdisho, December 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada Muqdisho, Xerada Barakacayaasha ee Rajo, waxaana sidoo kale uu xariga ka jaray Dugsigii sare ee Macalin Jaamac oo dib u dhis iyo qalabeyn dawladdu ku sameysay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...