Home » Archive Maalinta December 26th, 2013

DIFAACA SHEIKH MOHAMED IDRIIS WAA WAAJIB

Dec 26, 2013
Video: Culimo badan oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris. Video: Imaam Sheikh Axmed Nuur oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris – SOMTV-SEATTLE Daawo Video-ga: BAAQ KU SOCDA DHAMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED MAXKAMADDA MARAYKANKA KAGA FURAN SH. MAXAMED IDRIS AXMED Mahad oo Dhan Allaah Ayey u Sugnaatay Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato..Intaa ka dib: Walaalayaal, Meel... 
Halkudheg:

Wasarada Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya waxay u baahan tahay Miisaaniyad wanaagsan

Dec 26, 2013
Dowladdi dhexee ee Soomaaliya intii aysan bur burin 1991, Dalka Soomaaliya waxay laheyd 39 Safaaradood waa inta aan hubo waxayna kala yihiin: USA, United Nations, Canada, Italy , Japan, India, Germany, China, UK , France ,United Arab Emirates, Saudi Arabia, Kuwait, Iraq, Iran, Qatar, Belgium , Sweden, Romania , Russia , Switzerland , Yugoslavia , Turkiya, Syria, Pakistan, Yemen, Oman , Libiya, Tunisia,... 

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sh. Axmad Maxamed oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Dec 26, 2013
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 26, 2013——Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, waxaana munaasabadan goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinayay Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan... 

DOOWLADAANEEY MA WAXA AAN KU MOODNEY, MISE WAXA AAD INAGU NOQOTEY!

Dec 26, 2013
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo madaxda xilka qabatey, oo igala duwanaa kuwii aan kasoo daalney.Waxaan... 
Halkudheg: ,

IMAAM ABUU XANIIFA ( 3 )

Dec 26, 2013
6 –Abuu Xaniifa wuxuu lahaa Culumo ay isku waqti yihiin oo ay ka dhexayso Tartan iyo is riix riix ,taas oo ah caado Bani’aadamnimo oo ruuxu wuxuu xasdaa Ruux ka fiican ama uu niyadda wax uga qaadaa ,maadaama uu ka fiican yahay ama ka caansan yahay. Taas oo ku bixisa in uu ximiyo ama xinsho aan iraahdo, Arrinkaasina waa arrin aysan ka nabad galin Ruux Allaah u gargaaray mooyee xataa Culumada. Imaam... 

Hayadda WARDI oo 120 Dhalinyaro isugu jira Wiilal iyo Gabdho u soo Gabagabeeyey Waxbarasho Dhinaca Xirfadaha ah oo ay ku Shaqeystaan.

Dec 26, 2013
Waxaa Xarunta Hayadda WARDI ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadaneyd Xiritaanka Tababar Muddo u soo Socdey 120 Dhalinyaro oo isugu jirey Gabdho iyo Wiilal kuwaasoo Waxbarashada Bilaabey oo Bishii May ee Sanadkaan waxana la barayey Xirfadaha kala ha , Fuundanimo, Fasamayaqaan Dhinaca Alwaaxda,sida loo Dayactiro Mobile-da,Farsmada Cilaan Saarka iyo Qurxinta Timaha , Barashada Computerka... 

Radio Mogadisho: Ma Condka Dadkwaynahaa, Misa Waa Afka Dowlada U Adeega?

Dec 26, 2013
Inta aan u guda gelin muhimada qoraalka, waxaa xusid mudam in la xuso dhamaan Suxufiyiintii Shabakada Radio Mogadisho iyo inta hoos imaata “Radio Mogadisho iyo SNTV”, ee ku dhawacmay, kuwa eheladoodii la dilay iyo kuwa naftoodii qaaliga ahayd ku waayey shaqada ay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed u balan qaadeen in ay u qabtaan. Iyaka oo aan marna dheg u dhigin cabsi gelinta cadowga. Sidoo kale, waxaa... 

QORAAL KU SOCDA GUDDIGA DHAQAALAHA GANACSIGA IYO WARSHADAHA EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Dec 26, 2013
WARSAXAAFADEED   28/12/2013                         Annagoo ah Milkiilayaasha Warshadda RAJO CONSTRUCTION AND TRANSPORTATION CO.LTD, waxaan cabasho ku aaddan in la buburiyay dhamman Warshaddii iyo qalabkii kale ee dhismaha ee Rajo Construction lahayd, taariikhdu markay ahayd 22/12/2013 ay ciidamo ka socda Booliska Soomaaliyeed oo watay wiishash ay si aan munaasib ahayn u rareen... 

The future of Somalia and the threat of nationhood

Dec 26, 2013
Not long time ago when Somalia’s huge problems arose following the collapse of the statehood of Somalia in 1991. The ensuing political and social footballs precipitated waves of hostilities and conflict that wiped out any sign of government and paved the way for destruction, disarray and internecine war. The lucky people managed to walk away from the tragedy and sought a refuge in overseas. The vulnerable... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...