Home » Archive Maalinta July 16th, 2013

Dunnida Seddexaad Dacwaan Ka Qabaa ?

Jul 16, 2013
HORUDHAC: Akhristoow bishii Agusto,2008 ayaan Baabuur Caasi ah ka soo raacday magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Ethiopia ,Annigoo u socda Maagaaladda Jig Jigga ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeynya. Safarkii Wuxuu qaatay in ka badan 11 saacadood, Jidku Wuxuu ahaa labo line oo iska hor imaanayaa, taas macnaheedu waa Hal line u socda Jig Jigga Iyo Hal line oo u soo socda Addis Ababa.  Read More →

Cali Khaliif Galayr, Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar Cabdirashiid oo Beeniyay in ay Inqilaabayaan Dowladda Xasan Shiikh

Jul 16, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Habeenkii Xalay ahaa Munaasibad Afur ah oo ay ka qayb galeen Siyaasiin Soomaali ah iyo kuwo kale ay ka dhacday Magaaladaas.Munaasibaddaas Afurka ah oo ay ka soo qayb galeen Rag hore Ra’iiusl Wasaarayaal uga soo noqday Xukuumadihii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ahayd mid sidoo kale ay ku sugnaayeen siyaasiin kale oo qaarkood Ajaaniib... 

Xukuumadda Kenya oo Iska Fogeysey Eedeyntii Qaramada Midoobay u soo Jeedisay ee Dhoofinta Dhuxusha Dekedda Kismaayo.

Jul 16, 2013
Afhayeenka u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay in la yaqaano Ciidamadooda sababta ay Soomaaliya u soo galeen taasoo ah buu yiri la dagaalanka Dagaalyahanada Xarakada Shabaab.Wuxuu intaa ku daray in Ciidamadooda ay halkaa u yimaadeen sugidda Ammaanka sidaa darteedna aysan suurta gal ahayn in ay wax ka dhoofiyaan dhuxusha lagu eedeeyay taasoon haba yaraatee shaqadooda ahayn  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...