Home » Archive Maalinta July 10th, 2013

Faallo: Somalia Maanta Kama Jirto Dawlad Dadkeedu Leeyahay Oo Gelikarta Wadahadal

Jul 10, 2013
Sida taariikhda ku cad waxaa sannadkii 1960 uu midowgii fashilmay dhexmaray Somaliland (Waqooyigii) iyo Somalia (Koonfurtii) oo ahaa laba dawladood oo cusub kana kala qaatay gobanimada Boqortooyadii Ingiriiska iyo Dawladdii Talyaaniga. Midowgaas ma dhexmarin Somaliland iyo Somaliweyn ama Somalia iyo Somaliweyn. Somalida Kilinka 5aad ee Itoobiya, Waqooyi Bari Kenya, iyo Jabuuti kama mid ahayn midowgaas... 

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Bilashada Bisha Ramadaan, Ganacsatadana U Diray Fariin Gaar Ah “Cod”

Jul 10, 2013
“waxaan rabaa ugu horeyn inaan halkaan ugu Bishaareeyo shacabka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed meel kastaba caalamka haka joogaanee waxaan idinkugu hambalyeeynayaa bisha Ramadaan ee inoo bilatay,waa bil cibaado,waa bil dambi dhaaf,waana bil naxariis “RAMADAAN KARIIM”ayuu fariintiisa ku bilaabay Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...