Home » Archive Maalinta July 23rd, 2013

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay Warbixintii Guddiga Qaramada Midoobay (UN Contact Group)

Jul 23, 2013
Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo warbixinnada soo socda ee Guddiga QM Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo... 

Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? | Qore: Muna Abshir Abdi

Jul 23, 2013
Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl Qof kasta oo aqrista ciwaankaan waxaa dhici karta in uu la yaabo oo is yiraahdo toloow maxuu qoraagu ula jeedaa ciwaaankaan. Laakiin xaqiiqda dhabta ah Dalkeenii hooyo waa iib ama Beec hadba kaayd jeceyshahay. Maxaa daliil u ah in dalkeenu Beec yahay? Waxaa la yiri maayd yaa u danbeeyey , saa la yiri kaa la sii sido.Inagoon meel kale ka doon doonin... 

Cabdulqaadir Xaaji Ibraahim oo Mashruuc Dhaqashada Geela ka Hirgeliyey Duleedka Muqdisho

Jul 23, 2013
(Shirkadda DHAAY GEEL Waxaa si Fudud uga Heleysaa Caano Geel oo markaas la soo Lisey) Waxaan ahayn Koox Wariyayaal ah oo loo qaadey meel Duleedka ka Magaalada Muqdisho una Dhow Ex- Kontrool Afgooye halaas lagu Dhaqo ama lagu Xanaaneeyo Geel loogu talagaley in ay Caanihiisa laga Iibiyo dadka ku Nool Magaalada Muqdisho si ay u helan Caano Geel oo Dhaay ah oo markaas la soo Lisey, waxaana Xeradaan Aas-Aasey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...