Home » Archive Bisha July, 2013
Cali Khaliif Galayr, Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar Cabdirashiid oo Beeniyay in ay Inqilaabayaan Dowladda Xasan Shiikh
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Habeenkii Xalay ahaa Munaasibad Afur ah oo ay ka qayb galeen Siyaasiin Soomaali ah iyo kuwo kale ay ka dhacday Magaaladaas.Munaasibaddaas Afurka ah oo ay ka soo qayb galeen Rag hore Ra’iiusl Wasaarayaal uga soo noqday Xukuumadihii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa ahayd mid sidoo kale ay ku sugnaayeen siyaasiin kale oo qaarkood Ajaaniib...
Xukuumadda Kenya oo Iska Fogeysey Eedeyntii Qaramada Midoobay u soo Jeedisay ee Dhoofinta Dhuxusha Dekedda Kismaayo.
Afhayeenka u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay in la yaqaano Ciidamadooda sababta ay Soomaaliya u soo galeen taasoo ah buu yiri la dagaalanka Dagaalyahanada Xarakada Shabaab.Wuxuu intaa ku daray in Ciidamadooda ay halkaa u yimaadeen sugidda Ammaanka sidaa darteedna aysan suurta gal ahayn in ay wax ka dhoofiyaan dhuxusha lagu eedeeyay taasoon haba yaraatee shaqadooda ahayn
Read More →
DFS waxay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland
“Go’aanka dawlad goboleedka Puntland ee xal doonka ah waa talaabo loo qaaday dhinaca saxda ah,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu asagoo intaas ku daray in DFS ayadoo taageersan horumarinta dhinaca dimuqoraadiyaynta hadana ay tahay in wax walba ku socdaan hab nabadeed iyo rabitaanka shacabiga.
Read More →
Xukuumadda Kenya oo Lagu Eedeeyay in ay Maamulka Raaskambooni u Fududeysey in Si Sharci Darro ah Dhuxul uga Dhoofiyaan Magaalada Kismaayo
Warbixin dheer oo ay qortay Qaramada Midoobay Xafiiskeeda Degaanka ayaa lagu sheegay in Dekadda Magaalada Kismaayo Si Sharci darra ah looga dhoofiyo Dhuxushii hore loo Mamnuucay in laga dhoofiyo Dekadda Magaalada Kismaayo War bixinta ay qodhey Qaramada Midoobay ayay ku sheegtay in Maalintiiba laga dhoofiyo Dekddaas illa Boqol Kiish oo Dhuxul ah loona dhoofiyo Wadamada Carabta.
War bixinta ayaa ku...
Cuyuban Siyaasadeed!
Siyaasiyiintu way diideen inay ku dhaqmaan nidaamkii siyaasadeed ee Ilaahay u dajiyey muslimiinta, waxayna doorbideen nidaam gaalo dagsatay oo lagu magacaabo Dimoqraadi. Awoodooda waxay isugu geeyeen siday muslimiinta ugu khasbi lahaayeen nidaamkaas. Goortii uu u meelmaray ayay haddana diideen natiijadiisii; waayo waxaa ku guuleystay dad Ilaahay yeelay. Waa sida hadda Masar ka dhacdaye.
Taas waa markay...
Kenyan peacekeepers aided illegal Somalia charcoal export – U.N.
UNITED NATIONS – A confidential report by U.N. monitors accuses Kenyan soldiers in the African Union peacekeeping force in Somalia of facilitating illegal charcoal exports from the port city of Kismayu, a business that generates millions of dollars a year for Islamic militants seeking to topple the government.
The case of the failed ban on Somali charcoal outlined in the report highlights the...
Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Guddiga New Deal
“Qorshaha COMPACT oo aad diyaarineysaan waa inaad si taxadar ah uga fikirtaan oo dhammaan hay’adaha dowliga ah ay idinkala qeybqaataan, si qorshaha la gudbinayo uu u noqdo mid la jaanqaadi kara baahida shacabka Soomaaliyeed. Bacdamaa dib-u-dhiska dalka uu u baahanyahay uu aad iyo aad u tiro badan yahay haddana waa in shacabka lagala tashtaa waxyaabaha ay rabaan in mudnaanta gaarka ah loo siiyo,...
Ra’iisal Wasaaraha oo dhaleeceeyay kana tacsiyeeyay khasarihii weerarka is-miidaamintaa ee lala beegsaday baabuurta AMISOM
“Waan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii dadka rayidka ah ee ku wax yeeloobay weerarkii nabad diidku maanta ka fuliyeen Muqdisho. In micno daro lagu gumaado shacbiga Soomaaliyeed waa nasiib daro aad u weyn, dawladuna dadaal dheeri ah ayay ugu jirtaa in laga hortago dhagar qabayaash, fuliya gumaadyada noocan oo kale ah,” ayuu yiri Ra’iisal Waxaaruhu.
Read More →
Madaxweynaha Soomaaliya oo la Kulmay Wasiirkii hore ee Horumarinta Iskaashiga Caalimga ee Norway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub oo kala ahaa Erik Solheim oo horey u ahaa Wasiirkii hore ee Horumarinta Iskaashiga Caalimga ee Norway, haddana Midowga Yurub u xilsaaray arrimaha Shirka 16ka September 2013 ka dhacaya Brussels iyo Safiirka Midowga Yurub ee u fadhiya Soomaaliya...
Faallo: Somalia Maanta Kama Jirto Dawlad Dadkeedu Leeyahay Oo Gelikarta Wadahadal
Sida taariikhda ku cad waxaa sannadkii 1960 uu midowgii fashilmay dhexmaray Somaliland (Waqooyigii) iyo Somalia (Koonfurtii) oo ahaa laba dawladood oo cusub kana kala qaatay gobanimada Boqortooyadii Ingiriiska iyo Dawladdii Talyaaniga. Midowgaas ma dhexmarin Somaliland iyo Somaliweyn ama Somalia iyo Somaliweyn. Somalida Kilinka 5aad ee Itoobiya, Waqooyi Bari Kenya, iyo Jabuuti kama mid ahayn midowgaas...
Ku Simaha Madaxweynaha Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Bilashada Bisha Ramadaan, Ganacsatadana U Diray Fariin Gaar Ah “Cod”
“waxaan rabaa ugu horeyn inaan halkaan ugu Bishaareeyo shacabka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed meel kastaba caalamka haka joogaanee waxaan idinkugu hambalyeeynayaa bisha Ramadaan ee inoo bilatay,waa bil cibaado,waa bil dambi dhaaf,waana bil naxariis “RAMADAAN KARIIM”ayuu fariintiisa ku bilaabay Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo casho sharaf la qaatay Madaxweynaha Koofurta Suudaan iyo Madax Kale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa caawa casho sharaf uu sameeyey Madaxweeynaha dalka Koofurta Suudaan ka qeybgalay. Xafladdan casho sharafta ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee dalka Koofurta Suudaan, waxaana ka soo qeybgalay Madaxweynaha Bostwana, Madaxweyne ku xigeenka, guddoomiyaha baarlamaanka iyo guddoomiyaha...
Bahda Ciyaaraha iyo jaaliyadda Atlanta oo xusey maalmaha Xoriyadda + sawiro
Waxaa xaflad si aad iyo aad ah loo soo agaasimay lagu qabtay Cariga Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Atlanta oo ay ka soo qeyb galeen Guudiga Jaaliyadda Atlanta,Guddiga Isboortiga, Haweenka iyo dhamaan dadka ku dhaqan Magaaladda Atlanta taa oo lagu xusaayey 53Guuradii ka soo wareegatay maalinta 1da Luulyo oo ah Midnimadii Goboladda Waqooyi iyo kan Koonfureed iyo maalinta ay Xornimadda qaadatay goboladda...
Qalab lagu Keydin Karo Raashinka Bisil isagoo Kulul oo lagu soo Bandhigey Jaamacadda Jobkey
Qalabkaan oo lagu Magacaabo Wonder-Bag oo marka Af-Soomaali laga dhigo noqonaya Boorsadii la yaabka lahayd waxaan maanta lagu soo Bandhigey Jaamacada Jobkey ee Magaalada Muqdisho , waxaana ka qayb galey Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Hay’adaha Samafalka , Masuuliyiinta Jaamacada Jobkey Haween iyo Marti Sharaf kale .
Waxaa ugu Horeyntii halkaa ka Hadley Shiikh Cabdiraxmaan Raggow oo ah Madaxa Mashruucaan...
Suuqyada Magaalada Muqdisho oo si Weyn Looga Dareemayo u Diyaargarowga Bisha Barakaysan ee Ramadaan
Iyadoo Waqti yar oo faro ku tiris ah ay naga xigaan Bilashada Bisha Kheyrka badan ee Ramadaan ayaa guud ahaan Magaalooyinka waa weyn ee Dalka Soomaaliya waxaa laga dareemaya Diyaargarow xooggan oo Bishaas loogu Diyaargaroobayo oo halkaa ka soconaya.
Suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkayaa Dadweyne aad u fara badan oo ku hawlan Diyaargarowga Ramadanka iyagoo Badeecooyin kala duwan...
Ururka Dhaqaatiirta Qaaradaha oo Deeq Dawo iyo Qalab Caafimaad ku wareejiyey Wasaarada Adeega Guud ee Dowladda Federaalka
Manaasabad Si heer Sare ah loo soo Agaasimey islamarkaana ahayd Wareejinta Deeq Dawo iyo Qalab Caafimaad oo ka timid Ururka Dhaqaatiirta Qaaradaha ayaa waxay ka dhacdey Dekedda Weyn ee Magaaladda Muqdisho waxayna Ururka Dhaqaatiirta Qaaradaha Deeqdaas ay ugu Talagaleen Shacabka Soomaaliyeed ee la Xanuunsanayo Cudurada kala Duwan , waxaana Munaasbadaas Wareejinta Goob Joog ka ahaa , Wasiirada Wasaarada...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo Dhaweeyay Qabashada Xasan Daahir Aweys.
Nicolas Kay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo iminka booqasho gaaban ku Jooga Dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay Xarigga Xasan Daahir Aweys oo Todobaadkii labaad ku jira Gacanta Dawladda Federaalka Soomaaliya.Mr Kay ayaa sheegay in Xasan Daahir uu qayb ka ahaa wax uu ku sheegay Kooxaha Argagixisada taasina ay hore Qaramada Midoobay Sharci uga soo saartay isagoona Xusay in Wadaadkaas uu ku jiro...
Maxjarka Jaziira oo Mar Qura Hoysiin kara Xoolo gaaraya 220,000 oo Ari ah, 20,000 oo Lo’ ah, 10,000 oo Geel ah
Waxaa noo Suurta gashey in aan Booqano Maxjarka Jasiira ee Duleedka Magaalada Muqdisho faoo muddo Sanad ah jirsadey kaasoo loogu talagaley in Xoolaha la Dhoofinayo lagu sii Hakiyo , waxaana halkaas ku soo aragney qaabka Xoolha loogu Xanaaneynayo iyo sida ay Dhaqaatiirta Xoolaha ula socdaan Caafimaadka Xoolaha, waxaana halkaas ku Xareysnaa Xoolo isugu jira Geel iyo arri waxayna Maamulka Maxjaralka uu...
Ra’iisul wasaaraha ayaa daah-furay qorshe wax looga qabanayo Amaanka Muqdisho
iyo Ra’iisul Wasaare Saacid oo Booqdey halka lagu Hayo Shiikh Xasan Daahir Aweys
iyo Ra’iisul Wasaarah oo boqday dakadda iyo garoonka diyaradaha ee Muqdisho
Muqdisho, 04, July, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, Gudoomiyaha gobolka banaadir, Taliyayaasha ciidamada, iyo gudoomiyeyaasha...
Shirweynihii shuurada caamka ah ee Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah oo maanta ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho.
Shirweynihii 18aad ee golaha shuurada Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab Wassunnah oo halkudheggiisu ahaa “Aan wada xaqiijino horukac dacwadeed ” ayaa maanta ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho.
Shirweynahaan waxaa ka soo qaybgalay madaxda Jamaacada, culumadeeda iyo aqoonyahankeeda oo isaga yimid dalka gudihiisa iyo dubadiisa, waxaana lagaga hadlay arrimo badan oo khuseeya diinta iyo...
Col. Barre Hiiraale oo Sheegay in Isaga iyo Shabaab ay Hal Cadow Wada leeyihiin.
Barre Aadan Shire oo ka mid ahaa Raggii Sheeganayay Madaxweyninimada Maamulka Jubbaland oo Saxaafadda qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in xiligan uu ku sugan yahay Duleedka Magaalada kismaayo waliba qiyaas Magaalada u jirta Illaa Shan Kiilo Mitir. Barre Hiiraale ayaa intaa ku daray in halkaas uu ka wado abaabul Ciidan dhawaana uu doonayo in maadaama Magaalada Kismaayo Dagaal looga soo saaray inuu isaguna...
QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC
WARGELIN QANDARAASKA DHISMAHA DUGSIGA SARE EE MACALLIN JAAMAC
DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA
WASAARADDA HORMARINTA IYO ADEEGA BULSHADA
AGAASINKA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE
JUBA FOUNDATION
__________________________________________________________________________________
QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC
DEGMADA XAMAR WYNE EE GOBOLKA BANADIR
MARTIQAAD KA...
Ciidamada Dalka Kenya oo Magaalada Kismaayo ka Masaafuriyay Illaa Seddax Mas’uul oo Sheeganayay Madaxtinimada Maamulka JubbaLand
Warar ku dhow dhow Maamulka Amisom ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in illaa Seddax Mas’uul oo ka tirsanaa Ragga Sheeganayay Madaxweyninimada maamulka Jubbaland in Habeenkii Xalay ahaa Ciidamada kiinyaanku ay ka soo Masaafuriyeen Magaalada Kismaayo isla markaana la soo saaray Diyaaradihii Dhaawaca u soo qaaday Habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho.
Read More →
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Sharciga Badda ee ay Gaareen June 6, 2013?
Xukuumadda Shirdoon oo Baarlamaanka Soomaaliya u Gudbisey Xeerka Kalluumaysiga kaasoo Badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 miles, laguna tirtirayo Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37
Sida ku cad qoraal ay xukuummada Fedaraalka Soomaaliya u gudbisay Baarlamaanka, ayaa badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 mayl baddeed oo kaliya halkii ay ka ahayd 200 oo mayl baddeed oo Territorial Waters ah.
Read More →
“Waxaan Rabaa Inaan Kuu Sheego, Garsoorka Waligiis Ma Soo marin 4.5 iyo 3.5…” Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Bannaadir Avv. Xaashi Cilmi Nuur oo Wareysi Xasaasi Ah Siiyey Somalitalk
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Bannaadir Avv. Xaashi Cilmi Nuur oo wareysi gaar oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey somalitalk mar uu transit ku ahaa dalka Jabuuti isagoo ku sii jeedey dalka Faransiiska ayaa waxaa uu ka Hadley u jeedadda safarkiisa, waxa ay soomaaliya ka faa’ideyso siminaar dhinaca garsoorka ah oo lagu qabtey dalka Faransiiska islamarkaana looga hadlayey shuruuc ku saabsan lacagaha...