Home » Archive Bisha June, 2013
Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin..
Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu June 4, 2013 la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO...
Muqdisho: Qarax lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo khasaare geystey
Qaraxan oo lala beegsaday gawaari kolonyo ah oo waftiga guddoomiye kuxeenka maamulka gobolka banaadir , waxaana la sheegay in qaraxan ay ku dhinteen askar la socotey waftiga..
Read More →
Beer lagu Xanaaneeyo Digaaga oo Markii ugu Horeysey laga Hirgeliyey Muqdisho (Al-Naciim Poultry Farm)
Anagoo ka kooban Koox Wariyayaal ah ayaa waxaa u Dhaqaaqney si aan u soo eegno islamarkaana uga Diyaarino War Xarun lagu Xanaaneeyo Digaaga oo lagu Magacaabo (Al-Naciim Poultry Farm) oo ku Taal Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho
Read More →
Shacabka Jubbadda Hoose oo soo Dhaweeyay Go’aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Badda Soomaaliya.
Xildhibaanadii oo Dowladda uga Digey in Dib loo soo Celiyo Heshiiskii Badda –
Iyadoo maalinimadii shalay Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya lagu qeexay Mowqifka Somaliya ee Heshiiskii Is Afgarad iyo inuusan jirin wax wada hadal ah oo dhinaca Badda ah ee dhex maray Kenya iyo Soomaaliya ayaa arrintaa waxaa si diiran looga soo dhaweeyay Gobolada Jubbooyinka.
Read More →
Madaxweynaha Somalia oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa aad iyo aad uga xumaaday dagaallo saakay ka dhacay magaalada Kismaayo, kuna baaqay in si deg deg ah loo joojiyo collaadaha iyo dagaalada Soomaalida dhexdeeda ah.
Read More →
Hay’ada USAID oo Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshada Deegaanka Ku wareejisay Dhismayaal Cusub iyo Qalab Xafiisyo
Hay’ada dawlada maraykanka u qaabilsan kaalmada dibadda ee USAID ayaa maantay Dhismayaal iyo xafiisyo qalabaysan ku wareejisay maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshaada Deegaanka kuwaasi oo ay maal gelisay hay’ada USAID isla markaana ay fulisay hay’ada DAI.
Read More →
SomaliTalk.com oo Taageertay Go’aankii Golaha Wasiirada ee Sharciga Badda Soomaaliyeed, Barlamaankana ka codsatay in ay Dastuurka ku daraan Law no. 37
Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf . Waxay dawlada Soomaaliya ogolaatay xeerka badaha aduunka ee ay wax ka saxiixday 24kii Luuliyo 1989 ayadoo aan ka tanaasulin sharciga qaran.
Read More →
Xukuumadda Soomaaliya oo Aqbashay Sharciga Badda Soomaaliya ee Law no. 37
Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya –
Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-
1. Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda...
Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin..
Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO hoos ka daawo.)
Read More →
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters:
1. The government reiterates its support for the Transitional Federal Government parliament’s decision of 1 August 2009 calling “null and void” the Memorandum of Understanding (MOU) between the TFG Minister of International Cooperation and Kenyan Minister of Foreign Affairs...
Dr. Barre Xaaji Jaamac “Warka Fowsiya ku Beenisey Heshiiskaas waxaan ka leeyahay War Jiraaba Cakaaruu Imaan”
“ Kuwa Baddeena Muranka Geliyey Inkaar idiin ku Dhacdey”
“Muddo dheer ayaa u soo shaqeynayey Dowladihii kala duwanaa ee Dalka soo marey waligey ma maqal Muran ka taagan Badda Soomaaliya waxaan aad u naxay markaan Maqley Baddii Soomaaliya ayaa Dood la geliyey Sannadkii 2009 hase yeeshee waxay Neef iga soo Go’dey markii uu Baarlamaanka uu laaley in Badda Soomaaliya Muran la geliyyo”ayuu yiri...
Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) oo Dhar Noocyo kala Duwan u Qaybisey Dad Danyar ah
Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) ayaa Macaawino Dhar Nooco kala duwan ah ka qeybiyay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho waxaana la siiyey dad ku dhaw Kun Qof oo Dad tabaalaysan ah ,waxaana Deeqda Dadkaaa Tabaalaysan gaarsiiyay Xubno ka tirsan Hayadda HARO
Read More →
SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com, laakiin ka aamustay qoraal kaas la mid ah oo kusoo baxay Daily Nation
Siyaasiyiinta marka ay doonayaan in ay khaldaan rayiga dadweynaha waxay adeegsadaan hadallo ay u dhigayaan sida dadku jecelaan lahaayeen in ay ka maqlaan madaxdooda, laakiin marka la dhuuxo ah “xuub caaro isku qarin” oo aan u daadegeyn...
SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com, laakiin ka aamustay qoraal kaas la mid ah oo kusoo baxay Daily Nation
Read More →
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladda South Africa badbaadinta nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho Kusimaha Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda South Afrika inay ka shaqeyso badbaadada nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed .
Read More →
Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo si Rasmi ah ula Wareegey Xafiiska Howgalka Cusub ee UNSOM
Wakiilka Cusub ee qaramada Midoobay Wakiilka uga noqonaya Soomaaliya Nichloas Kay ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoona isla manta shaqadiisa ka bilaabay Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.Ambashador Kay oo isla markii uu soo degey waxaa uu ka qayb galay Munaasibad lagu soo dhaweynayay oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Khudbad ka jeediyay Munaasibaddii soo dhaweyntiisa.
Read More →
Fawsiya Yuuuf oo Nairobi ku Saxiixday Heshiiskii Xadaynta Badda ee MoU, ma mari doontaa Wadadii uu maray C/raxmaan C/shakuur
Heshiiskii Is-fahamka ee baarlamaankii hore diidey ayaa markale waxaa Nairobi ku saxiixday Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, haddaba Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya tallaabo intee leeg ayuu ka qaadi doonaa mar haddii xukuumaddu ku xad gudubtey xeer baarlamaan….
Read More →
Xafiiskii UNPOS ee Soomaaliya ee Mahiga oo 3-da June isku Bedeleya Howgalka UNSOM ee Nicholas Kay
Iyadoo 2 Bisha June ay ku egtahay Hawshii uu qaban jiray Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNPOS ayaa la filayaa in Maalinta Berri ah oo bishu tahay 3-da Juun 2013 Xafiiskaas Xafiiskii bedeli lahaa laga furayo Soomaaliya. Xafiiskan Cusub ee UNSOM oo hawshii uu Xafiiskaasi hayay bedelayay ayaa Doorkiisa waxaa loo qaybiiyay illaa Afar Qaybood oo waa weyn.
Read More →
“Ciidamada Kenya Soomaaliya uma Imaan In qabsadaan ee waxay u yimaadeen in ay Nabad ku soo Dabaalaan”
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo iminka booqasho ku jooga Magaalada Yokohama ee dalka Jabaan ayaa waxaa uu halkaa kulan kula qaatay Madaxweyne ku Xigeenka Kiinya William Ruto Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay Xiriirka labada Dal iyo Mugdiga waayahan dambe soo kala dhex galay gaar ahaana Arrimaha Gobolada Jubbooyinka oo Ciidamada Kiinyaanka ee halkaa ku sugan lagu...
Tacsi: Xaaji Maxamed Huruuse oo ku Geeriyoodey dalka Cummaan
June 1, 2013: Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ganacsadihii weynaa ee reer Puntland Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo shalayto ku geeriyooday magaalada Salaalah ee dalkaasi Cummaan. Geeridu waa xaq oo cid walbaa waa ay dhimanaysaa ee waxaanu leenahay...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda “waxa aanu ka codsaneynaa baarlamaanka inuu ansixiyo Sharciga Shaqada arrimaha dibadda”.
Dr. Jamaal Maxamed Barrow ayaa maanta ka hor akhriyay Xubnaha golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sharciga shaqada Arrimaha dibadda ( Foreign Service Low) , kaasoo Wasaaraddu ay diyaarisay , kuna dooneyso dib u yagleelidda hab raac diblomaasiyadeed oo xilliyeynaya xilalka diblomaasiyadda iyo habka shaqo iyo shaqaale ee Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Soomaaliya ee dibadda .
Read More →
Naagtaada mar dambe ha iiga soo dacwoon!
Oday abwaan ah oo indheer garad ah ayuu ahaa. Inantisii ayuu wiil u guuriyey. Marka hore baahi ayaa la isu qabaa, mid walbana kan kale malag ayuu u haystaa, hoosna la isuma oga. Tan kale mar haddii aroos dhoco oo la aqalgalo jannadii aakhiro in la galay oo dhib adduun intaas ku dhamaatay ayay dhalinyaradu uqabaan.
Say doonta ha ahaatee miyigii la isku guursaday ayaa muddo la isku qabay, ka dibna meeshu...
Uqeybsanaha Dhanka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaalida Dalka Sudan oo kulan la qaatay Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Dalka Sudan.
Uqeybsanaha Dhanka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/qaadir Maxamuud Cali Guulane ayaa shalayto kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka Suudaan, iyagoo kawada hadlay Xiriirka labada Wasaaradood gaar ahaan Hidaha iyo Dhaqanka.
Read More →
God Sireed Ha Qodin, Haddii aad Qodidna Ha Dheereynin?!!
EX. XILDHIBAANE SHIIKH SAHID MOHAMED YUSUF
HORUDHAC:
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Ahmed wuxuu ahaa Madxweyne Soomaaliya oo dhiiqo dhex taal ka soo baxshay,Anigoo ka mid ahaa kooxdiisii Ururka Isbahaysiga Dibixoreynta Soomaaliyeed ayaan Soomaaliya ka badbaadinay in ay noqoto maxmiyad Dalka Ethiopia , markii aan qaadanay Heshiiskii july 2008 ee Djabouti ka dhacay ee qoraayey...
Cabdiqaasin Salaad Xasan oo Markii u Horeeyay ka Hadlay Xaaladda ka taagan Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose
Madaxweynihii hore ee Somaliya cabdiqaasin Salaad Xasan oo iminka ku sugan magaalada Qaahira ee Waddanka Masar oo waraysi siiyay Idaacadda VOAda laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid tahay Xaaladda Gobolada Jubbooyinka.
Read More →