Home » Archive Maalinta June 9th, 2013
Dawladda Sucuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday 72 milyan oo doolar oo lagu fulinayo Mashaariic uu hirgelinayo Ururka Iskaashiga Islaamka
R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya ka qayb qaataan
Muqdisho, 09, June, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya oo uu hirgalinayo...
Dowladda Somaaliya oo 22 sano kadib, dib uga mid noqotay Heshiiska caalamiga ee waddamada Afrika Carribean and Pacific (ACP) iyo Midowga Yurub(EU) loona yaqaan COTONOU AGREEMENT
Shirweynihii 38aad ee golaha wasiirada waddamada Africa, Carribean and Pacific iyo Midowga Yurub (EU-ACP) ayaa lagu qabtay 6-7 June 2013, magaalada Brussels ee dalka Belgium, waxaana looga hadlay codsi ay dowladda Federaalka Somaaliya ay hore u gudbisay, oo ahaa in dib loogu oggolaado ka mid noqoshada saxiixayaasha heshiiska Cotonou agreement oo ah heshiis wadajir ah oo u dhaxeeya wadamada saboolka...
Madaxweynaha Somalia oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagalka Kismayo
Shir Jar’aaid oo ay wada qabteen Madaxweynaha Somalia iyo Ergeyga cusub ee QM ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo.
“Aad iyo aad baan uga xumahay inaan maqlo dagaalo ka soo cusboonaaday Kismaayo. Waa arrin khaldan in Soomaalida dhexdooda ay is dagaalaan, oo dagaalku ma keeno xal ama hami siyaasadeed.
“Waqtigii dagaalada waa uu dhammaaday. Waa inaan midownaa...
Kulan looga Hadlaya Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada oo lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe
Ururka u Dooda Xuquuqda Dhalinyarada ayaa ku qabtay Magaalada Jowhar kulan ballaaran oo looga hadlayay is dhex galka Bulshada, qaabka Dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Nabada, iyadoo kulankan lagu Abaalmariyay Kooxihii ka qeyb galay Tartan Isboorti oo Todobaadkan ka socday Magaalada.
Waxaa kasoo qeyb galay inta badan qeybaha Bulshada iyadoo ay joogeen Mas’uuliyiinta Gobolka oo uu ka mid ahaa...