Home » Archive Maalinta June 6th, 2013
Xukuumadda Soomaaliya oo Aqbashay Sharciga Badda Soomaaliya ee Law no. 37
Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya –
Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-
1. Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda...
Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin..
Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO hoos ka daawo.)
Read More →
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters:
1. The government reiterates its support for the Transitional Federal Government parliament’s decision of 1 August 2009 calling “null and void” the Memorandum of Understanding (MOU) between the TFG Minister of International Cooperation and Kenyan Minister of Foreign Affairs...
Dr. Barre Xaaji Jaamac “Warka Fowsiya ku Beenisey Heshiiskaas waxaan ka leeyahay War Jiraaba Cakaaruu Imaan”
“ Kuwa Baddeena Muranka Geliyey Inkaar idiin ku Dhacdey”
“Muddo dheer ayaa u soo shaqeynayey Dowladihii kala duwanaa ee Dalka soo marey waligey ma maqal Muran ka taagan Badda Soomaaliya waxaan aad u naxay markaan Maqley Baddii Soomaaliya ayaa Dood la geliyey Sannadkii 2009 hase yeeshee waxay Neef iga soo Go’dey markii uu Baarlamaanka uu laaley in Badda Soomaaliya Muran la geliyyo”ayuu yiri...
Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) oo Dhar Noocyo kala Duwan u Qaybisey Dad Danyar ah
Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) ayaa Macaawino Dhar Nooco kala duwan ah ka qeybiyay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho waxaana la siiyey dad ku dhaw Kun Qof oo Dad tabaalaysan ah ,waxaana Deeqda Dadkaaa Tabaalaysan gaarsiiyay Xubno ka tirsan Hayadda HARO
Read More →