Home » Archive Bisha June, 2013

Taknoolojiga Casriga: Isticmaalka Solar iyo faa’iidooyinka laga dhaxlo

Jun 17, 2013
SIDA LOOGA FAA’IIDEYSO TEKNOOLOJIGA CASRIGA AH. Tan iyo intii benu aadamku soo jiray markastaba waxaa soo kordhahayey horumarka benu aadamka, iyo ilbaxanimada rabaaniga ah ee illaahay dad yar siiyey kadibna ummado badan ay ka faa’iideysteen, taasoo qaar ka mid ah ay horumariyeen, sida kuwa wax ku daray ama wax ka badalay si loo fududeeyo adeegsiga shay muhiim u ah, ummaddaha adduunka ku nool. Muddooyinkaas... 

Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “SAWIRRO”

Jun 17, 2013
Warsaxaafadeed: Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen gudiga la socodka,dib u eegista iyo dhaqan gelinta Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayey Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayadoo kulankana ay sidoo ka qeybgaleen intabadan xubnaha gudiga Dastuurka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood.  Read More →

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in ay Dadaal ugu jiraan sidii Sharciga Badda ee Law No. 37 Loogu dari lahaa Dastuurka Qaranka

Jun 16, 2013
iyo Norway oo Dawladda Soomaaliya kala shaqaynaysa dib u eegista Lagu samaynayo Dastuurka Qaranka — Ra’iisul Wasarahii hore ee Norway oo booqsho ku tegey Muqdisho, lana kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Norway ay Soomaaliya kala shaqaynayso Dastuurka Qabyada ah (Drafting). Sidoo kale Jawaari oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in Norway kala shaqaynayso dib... 
Halkudheg:

Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana la qaatay David Cameron

Jun 16, 2013
Warsaxaafadeed: Madaxweynaha DFS ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga.  Read More →

Xubno ka socda Wargeyska Somali Tribune ee ka soo baxa Wadanka Canada oo soo Booqdey Xarunta Wargeyska Xamar ee Muqdisho

Jun 16, 2013
Waxaa Xarunta Wargeyska Xamar ee Magaalada Muqdisho soo Booqdey Xubno ka tirsan wargesyka Somali Tribune ee ka soo baxa Magaalada Toronto ee dalka Kanada waxaana Hogaaminayey Xubnahaasi Cabdiraxiim Cali Raage  Read More →

Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway

Jun 15, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006. Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay uga warbixiyey xaaladaha dalku marayo, iyo horumarada ay dowladdu ka samaysay dhanka xuquuqul insaanka, dowlad... 

Ra’iisal Wasaaraha oo soo dhaweeyay go’aanka Qaramadda Midoobay ay ku taageertay dadaalka dawladdu ugu jirto xasilinta Jubboyinka

Jun 15, 2013
Warbixintan ayaa Golaha Amaanku ka soo saareen xaalada Jubboyinka iyo xasilinta dalka guud ahaan, kadib markii uu golaha u warbixiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM mudane Taye-Brooke Zerihoun. Waxayna golaha qoraalkan ku cadeeyay sida ay uga walaacsan yihiin xaalada amniga ee Jubbooyinka. Ayagoo dhanka kalena goluhu muujiyeen inay taageerayaan dadaalka dawladda Soomaaliyeed ay ku doonayso inay gobolada... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka hordhaca G8

Jun 14, 2013
oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo xafladda loo sameynayo Boqortooyada Ingiriiska ee 15ka Juun oo ku beegan maalintii ay dhalatay iyo shirka hordhaca ee G8 ee Sabtiga 15ka Juun 2013.  Read More →

Boqolka halaagsamay halka ka badbaaday bilaan noqday!

Jun 14, 2013
Dad ka dhaadhiciya inay TAHRIIBAAN oo isugu jira qandaraaslayaal iyo dhoohanayaal bilaash ku shaqeeya ayaa jira. Waxaa dabayaal kuwo dalkooda ka xarraasa oo geeya “meel daran iyo reero muskood”. Waa meel aan talo faro ugu jirin oo yeelis mooyee aysan diidmo lahayn. Dhalinyarada markii lagu hubsado gacanta kooxaha qawlaysatada ah waxay markiiba isu badalayaan MAFAACIIL halkay awal faaciliin... 

Qiimaha Cadaalada

Jun 14, 2013
W/Q Ahmed Mohamed Roble Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. waxaana lagu sheegay quraanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo kusoo arooray in cadaaladu... 

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo Lagu Wareejinayo shirkad laga leeyahay Turkiga

Jun 13, 2013
War-saxaafadeed: Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Duulista Cirka Iyo Saadaasha Hawada … Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna ka doodeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Hindise Sharciyeed ay soo gudbiysay Wasaaradda Warfaafinta,... 

Ra’iisul Wasaare Shirdoon: Baarlamaanka ha la Weydiiyo in Dastuurka Qaranka lagu daro Xeerka Badda Soomaaliyeed ee Law No. 37

Jun 12, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo uu waraysi layeeshay Telefishanka SomaliChannel ayaa xoojiyey go’aankii Golahiisa Wasiiradu ay June 6, 2013 kasoo saareen arrimaha Badda Soomaaliya. Sheegayna in xukuumaddiisu u taagan tahay danta dadka Soomaaliyeed.  Read More →

Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo NFD

Jun 12, 2013
Guddoomihii Xornima Doonkii dhulka Soomaaliyeed ee NFD (Northern Frontier District), Suldan Deqow Suldan Macalin Sanbul, oo isagoo ku sugan magaalada Soomaaliyeed ee Gaarisa waraysi siiyey Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay in sababihii ay Kenya u gashay Jubbaland ay yihiin Khayraadka badda ee ku jira iyo Kenya oo ku fikiraysay in Kismaayo muran gasho oo markaas la ilaawo NFD. Waxana uu... 

STIRRING THE SOMALI WATERS: TOWARD A MARITIME OIL WAR?

Jun 11, 2013
For many armchair analysts, East Africa appears to have enough problems. Plagued by pirates riding the waves of the Indian Ocean, and bullied by al Qaeda-linked al Shabaab militants that threaten the very foundation of Somalia, the region has been a constant focal point for insecurity. To be fair, the pirates are starting to let up. Moreover, the latest reports paint a picture of an al Shabaab on... 

Qormadii uu DONALD KIPKORIR Soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay – Qore Aden Colujoog

Jun 11, 2013
ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo kuwo ku xiran qoraaladeyda awgood, waxaan halkaan kusoo gudbinayaa qoraal aan turjumay, kaasoo ah mid horay dadka Soomaaliyeed ee akhristay iyo intii maqashayba si weyn uga careysiiyay. Qoraalkaas... 

Dowladda Soomaaliya oo sagootisay UNPOS iyo Ambassador Mahiga

Jun 11, 2013
Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu madaxweynahu yiri “Maanta Saaxiib ayaan sagootineynaa. Saaxiib nala joogey waqtiyo adag iyo kuwo kaleba. Saaxiib aan ka daalin caawinaada Soomaaliya oo suurtogeliyey in Soomaaliya ay afar sano isbedel muuqda ka sameysey amniga iyo siyaaasadda.  Read More →

“Noocyada Kalluunka Badda” – VIDEO: Cali Shabeele Caga-yare

Jun 11, 2013
“Magacaygu waa Cali Shabeele Caga-yare, waa la iga yaqaan Geeska Afrika oo dhan” – Cagayare waxa uu ka sheekeynayaa Magacyada ay u kala baxaan Kalluunka ku jira badda Soomaaliyeed. Caga-yare waxa uu muddo dheer ka hawl-galayey badda ku xeeran Laasqoray. Waxaana video faafiyey SPR FM.  Read More →

C/Shakuur Mire Adan “Waxaan ku Baaqayaa in Xilka laga qaado Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Maadaama ay Ogolaatey in Muran la Geliyo Badda Soomaaliya”

Jun 10, 2013
“Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliyeed shalay waxay iska saxiixday dhulkii Soomaaliyeed, cid la xisaabtantay oo wax kaqabatay ma jirto, waxay la saxiixday Kenya in uu muran ka taagan yahay dhul-(badeedka) Soomaaliyeed, waa dembi la galay, waa khiyaamo qaran” (Dhagayso) cabdishakuur Mire Aadan C/Shakuur Mire Adan Wasiir ku xigeenka Dekedadaha Puntland C/Shakuur Mire Adan oo Telefoonka... 
Halkudheg:

Jariidadda Standard oo soo Bandhigtay Caddaynta Saxiixii Labada Wasiir (Fowsiya & Aamina), kuna tilmaantay MoU ay kala saxiixdeen labada wasiir ee Arrimaha Dibadda

Jun 10, 2013
Jariidadda Standard oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ka Xaqiijisay Saxiixii Fawsiya ku Eedaysay SomaliTalk.com – Saxiix xaqiiq ah – “Soomaaliya ayaa diidey dalabkii Kenya ku doonaysay in ay markale la furto wada hadal ku saabsan xadaynta xuduudaha Badda” Satandard Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi ayaa warbixin dheer ka qortay qoraalkii ay kala saxiixdeen Wasiirrada... 
Halkudheg:

KENYA – Political and Economic Snapshot

Jun 10, 2013
Kenya entered modern history as a colony of Great Britain, ruled by the British until its independence in 1963. The constitution established upon independence underwent a number of changes over almost five decades. The original constitution gave the country a multi-party parliamentary system and installed Joma Kenyatta as the first prime minister. One year later Kenyatta became Kenya’s first president... 

Somalia Cabinet rejects appeal for talks on border dispute with Kenya

Jun 10, 2013
Standard Newspapers: On May 31, Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohamed raised the issue with her Somali counterpart Fauzia Yusuf Adam in the hope of winning approval of the current, internationally recognised government. According to a joint statement signed by Mohamed and Adam, “the two ministers underlined the need to work on a framework of modalities for embarking on maritime demarcation.” Cast... 

Dawladda Sucuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday 72 milyan oo doolar oo lagu fulinayo Mashaariic uu hirgelinayo Ururka Iskaashiga Islaamka

Jun 9, 2013
R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya ka qayb qaataan Muqdisho, 09, June, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya oo uu hirgalinayo... 

Dowladda Somaaliya oo 22 sano kadib, dib uga mid noqotay Heshiiska caalamiga ee waddamada Afrika Carribean and Pacific (ACP) iyo Midowga Yurub(EU) loona yaqaan COTONOU AGREEMENT

Jun 9, 2013
Shirweynihii 38aad ee golaha wasiirada waddamada Africa, Carribean and Pacific iyo Midowga Yurub (EU-ACP) ayaa lagu qabtay 6-7 June 2013, magaalada Brussels ee dalka Belgium, waxaana looga hadlay codsi ay dowladda Federaalka Somaaliya ay hore u gudbisay, oo ahaa in dib loogu oggolaado ka mid noqoshada saxiixayaasha heshiiska Cotonou agreement oo ah heshiis wadajir ah oo u dhaxeeya wadamada saboolka... 

Madaxweynaha Somalia oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagalka Kismayo

Jun 9, 2013
Shir Jar’aaid oo ay wada qabteen Madaxweynaha Somalia iyo Ergeyga cusub ee QM ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalada ka socda Kismaayo. “Aad iyo aad baan uga xumahay inaan maqlo dagaalo ka soo cusboonaaday Kismaayo. Waa arrin khaldan in Soomaalida dhexdooda ay is dagaalaan, oo dagaalku ma keeno xal ama hami siyaasadeed. “Waqtigii dagaalada waa uu dhammaaday. Waa inaan midownaa... 

Kulan looga Hadlaya Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada oo lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelada Dhexe

Jun 9, 2013
Ururka u Dooda Xuquuqda Dhalinyarada ayaa ku qabtay Magaalada Jowhar kulan ballaaran oo looga hadlayay is dhex galka Bulshada, qaabka Dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Nabada, iyadoo kulankan lagu Abaalmariyay Kooxihii ka qeyb galay Tartan Isboorti oo Todobaadkan ka socday Magaalada. Waxaa kasoo qeyb galay inta badan qeybaha Bulshada iyadoo ay joogeen Mas’uuliyiinta Gobolka oo uu ka mid ahaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...