Home » Archive Maalinta June 23rd, 2013
Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Read More →
Machadka Express ee Luqadaha oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardeydii ugu Badneyd
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana ahayd Xaflad ay ku Qalin Jebinayeen Machadka Express ee Magaalada Muqdisho 120 Arday oo dhameysatey waxbarasho Laba Sanno waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana Dhamaan ka Qaybgalayaasha ay haayeen ku u riyaaqay Cilmiga Baaxadda ee ay ka barteen Machadka Express oo isugu jirey Luuqadda Ingiriiska Computer_ka.
Read More →
Wasiirka Khayraadka oo Baarlamaanka u Gudbiyey Sharciga Kaluumeysiga ee Baddaha Soomaaliya.
Waxaa maanta kalfadhigii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka horyimid Wasiirka Khayraadka ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed , waxaana uu Xildhibaanada Baarlamaanka uu u Akhriyey Sharciga kaluumeysiga ee Badaha Soomaaliya ,waxaana kalfadhigii maanta soo xaadirey Golaha Shacabka Xildhibaano gaaraya 142 Xildhibaan , waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh...
FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!
HORDHAC
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada.
Read More →
Dhurwaaggii ka giigaan u diri gacan Salaameede !
Kooxda Dhiig yacabka ah ee Al-shabaab oo shalayto Weeraray ismiidaamin ah ka geystay,Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho ayaa ah Dhurwaayo u ooman Dhiigga Muslimiinta meel kasta ay joogaan Dunnida Dacaladeeda.
Kooxdaas oon Maqaalo fara badan aan ka qoray sida :
1) Shabaab yaa Macallin u ah.
Read More →