Home » Archive Bisha May, 2013

Cabdiraxmaan Faroole oo ka Hadley Arrimaha Kismaayo iyo Dastuurka Dalka

May 22, 2013
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Taaba galka Dastuurka iyo dhamaystirka hawlaha Federalaasiimka ah.Madaxweynaha ayaa ugu horeynba ka hadlay Dadka Barakacayaasha ah ee ka soo Barakacay Gobolada Koofureed ee Soomaaliya kuwaas oo uu sheegay in halkaas ay kala kulmeen soo dhaweyn iyo walaalnimo dhab ah. Madaxweyne faroole... 

Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Ximan iyo Xeeb.

May 21, 2013
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay Diyaargaroobaan Doorashada Taariikhiga ah Prof Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo Mudo dheer ku soo jirey Siyaasada Wadanka Soomaaliya islamarkaana horey u Sameeyey Xisbiyo fara badan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye ayaa haatan waxaa uu ku soo Biirey Siyaasiyiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Maamulka Ximan... 

“Ahmiyada wax akhriska.

May 21, 2013
  W/D. farhan Hussein elmi, (sultan) Waxaa jirta xikmad oranaysa akhriyaha maant waa hogaamiyaha beri. wax akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah aqoonta culuunta iyo fikradaha, waxa ayna gaarsiisaa in Insaanku noqdo mid horumarsan dhan walba oo noloshiisa kamid ah, cilmi ahaan cafimaad ahaan dhaqaala ahaan, bulsha ahaan,... 

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

May 19, 2013
Talaabadan duulimaadyada Hay’adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)  Read More →

Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka oo Xusey Sannad Guuradoodii 3-aad Soona Bandhigey Muqarar Waxbarasho oo ku Hagaya Manhaj Mideysan.

May 19, 2013
Waxaa Xarunta Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka lagu qabtey Munaasbad si heer sare loo soo Agaasimey taasoo ku beegneyd Sannad Guuradii 3aad oo ah markii ay Midoobeen Daladaha Waxbarashada Dalka , waxaana Munaasbadaas ka qaybgaley Masuuliyiin ka socotey Wasaaradda Adeega Guud ee Dowladda Federaalka Qaybeteda Waxbarashada, Madaxda Daladaha Waxbarashada , Hayadaha Samafalka , Jaamacadaha, Odoyaasha... 

Warqad Furan oo ku Socota Hogaanka sare ee Dawladda Soomaaliyeed

May 19, 2013
Talo bixin muhiim u ah jiritaanka Qaranimada iyo ilaalinta xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya By: Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka MIDNIMO Somali United party (SUP) Eng: Ali Hersi Karshe (Ali Kabayare) KU: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA MUDANE XASSAN SH. MAXAMUUD  Read More →

2005: Gabgablihii Batroolka ee Faraska Waalan Cayrinayey!!!

May 19, 2013
Booliiska dalka Norway ayaa xabsiga u taxaabay nin lagu magcaabo Magne Andreas Meier, waxana ninkaas maxkamad lasoo taagey August 26, 2005 kaddib markii lagu eedeeyey khiyaamo lacageed. Sida ay qortay Jariidada wax ka qorta arrimaha Ganacsiga Norway oo magaceeda la yiraahdo Dagens Naeringsliv oo kusoo baxda Afka Noorwijiyaanka [Dagens Næringsliv], ninkan lagu magcaabo Meier waxaa lagu soo eedeeyey... 

Xildhibaanadii Mooshinka ka keeney Xukuumada Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo laga hor Istaagey Kulan Qaddo ah oo ay ku lahaayeen Hotel City Palace

May 18, 2013
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr “Is Hortaagaas waxay Dhaawaceysaa Hanaankii Qaranka Soomaaliyeed “ Xildhibaan kale ayaa yiri “Haddii Xildhibaanada Danta Ummada Soomaaliyeed ka shaqeynayaan Maanta Qaddo ma Cuneyn.” Markii Saacadu ahayd 12:30 Duhurnimo ayaa waxaan u Dhaqaaqney aniga iyo Koox Wariyayaal ah Hotelka City Palace halkaas oo ay ka dhaceysey Kulan Qaddo ah oo ay isugu Imaanayeen... 

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta

May 18, 2013
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka... 

Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo

May 17, 2013
Muqdisho, May 16, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda: 1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta... 

Guddoomiyihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: Dhulbadeedka Soomaaliya waa 200 NM ee ma aha 12 nm.

May 16, 2013
Prof. Cabdi Faarax Xasan oo dhambaal u diray Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana codsaday in aay arrinta lal xiriirta badda Soomaaliya mariyaan marinkii aay mariyeen barlamaankii hore…  Read More →

Wiil uu Dhalay Halgamaagii Daahir Xaaji Cismaan oo Muqdisho ku Qabtey Xuskii 70 Guuradii ka soo Wareegtey Aas–Aaskii SYL.

May 16, 2013
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisha lagu qabtey Munaasbad lagu xusayey Sannad Guuradii 70 aad ee Xisbigii Gobonimada Soomaaliya ee SYL,waxaana Munaasbadaan soo qabanqaabiyey mid ka mid Wiil uu Dhalay Halgamaagii wax ka Aasey-Aasey Xisbigii SYL kaasoo ah Daahir Xaaji Cismaan Sharmaarke oo lagu Magacaabo Dr Cabdulaahi Daahir Xaaji Cismaan , waxaana ka qaybgaley Madax ka tirsan Dowladda Federaalka... 

13-kii SYL Maxay ku Heshiiyeen?

May 16, 2013
Marka la gaaro 15-May Sanad walba waxay ku beegan tahay markii dhidibada loo taagay ama la Aas-aasay Ururkii Gobanimadoonka ee SYL oo ay fikirkiisa lahaayeen dhalinyaro ka Dhiidhidey dhibaatooyinka iyo Hagardaamada Gumaysigu ku hayey Shacabkii Soomaaliyeed ee ku noolaa shantii qaybood ee gumaystayaashii reer yurub u qaybiyeen Dhulka Soomaaliya oo aad uga yara Dhulalka kale ee Wadamada Afrika.  Read More →

Faysal Cali Waraabe: Norway Waxay Nagala hadashay in ay Doonayso in Baarlamaanka Soomaaliya uusan ka hor imaan haddii Dawladdu Saxiixdo Badda…

May 15, 2013
Norway waxay nagala hadashay qorshaheeda ay ku doonayso in ay ka dhaadhiciso Baarlamaanka Soomaaliya in aysan ka hor imaan haddii Dawladda Somaaliya ay saxiixdo badda.. Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, oo waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somalichannel ayaa sheegay in ay bishii Janaayo (2013) ay Norway kawada hadleen Xuduudda badda Soomaaliya.  Read More →
Halkudheg:

Sannad Guuradii 70aad ee Halgankii Xisbigii S.Y.L 15 May 1943

May 15, 2013
Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 70aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y.L 15 May 1943, taasoo ku soo begantay in maanta shacabka soomaaliyeed ay u dhaltay dawlad aan ku meel gaar ahayn , 70 sanno ka dib waxaan ilaahay ka baryeena in ay... 

Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Guddoonka Sare ee Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne

May 14, 2013
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyay Kulan Muddo laba maalmood ah u socday Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne kaasoo looga hadlayay Marxaladda Guud ee Dalka iyo Siyaasadda Golahaas. Kulankan mudada Labada maalmood ka soconayay ayaa waxaa lagu lafa gurayay Xaaladaha Golahaas xiligan uu ku sugan yahay gaar ahaana habac dhinaca Maamulka ku yimid.  Read More →

Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya

May 14, 2013
Dalka Kenya ee Soomaaliya dariska la ah ayaa waday damaaci soo jireen ah oo ku aadan Badda Soomaaliya, damaacigaas oo hadda xilligan aan joogno 40-jirsaday. Qoraalkan waxaan kusoo bandhigi doonaa Kenya oo Cabiratay qayb kamid ah badda Soomaaliya, ugana howl gashay sidii dhul ayadu leedahay. Si kale hadaan u dhigno Kenya waxay kusoo xadgudubtay Qaranimmada Wadanka Soomaaliya, kadib markii ay shidaal... 

Puntland oo ka digtay koox Xildhibaano ah oo wadda mooshin ka soo horjeeda Raii’sul Wasaaraha Dawladda Federaalka

May 13, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa tibaaxay in ay jiraan “koox Xildhibaano ah oo wadda mooshin ka soo horjeeda Rai’sul Wasaaraha (Dawladda) Federaalka”, islamarkaasna waxaa Puntland ka digaysaa “soo cusboonaysiinta isqabqabsiga siyaasadeed ee Hey’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.”  Read More →

Xarumaha lagu Sameeyo Kaararka Aqoonsiga (ID CARD) ee Muqdisho oo Maalmahaan Mashquul Noqdey

May 12, 2013
Iyadoo weli ay ka Xiran tahay Wadadda Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka qaarkood Gawaarida Daabusha Dadweynaha ee loo yaqaan (BL-ka) loona Ogal yahay oo keliya in ay maraan Gawaarida yar yar oo ah kuwa raaxada kuwaas oo Waddada Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka kale ay ku maraan Kaar Aqoonsi (ID CARD ) marka Ciidamada Dowladda weydliiyaan.  Read More →

Deeq isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Caafimaad oo ay soo Dhiibeen Shacabka Mareykanka oo Hayadda SWDC ku Wareejisey Wasaaradda Adeega Bulshada

May 12, 2013
Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ayaa waxaa ka dhacdey Munaasabad ku saabsan Wareejin Deeg isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Mid Caafimaad oo Hayadda ku Wareejineysey Wasaarada Adeega Bulshada ,waxaa Deeqdaan soo dhiibey Shacabka Mareykanka oo ay ugu talagaleen Ummadda Soomaaliyeed,waxaana Aruurinteeda ka qayb qaatey Hayadda SOMCARE oo inta badan ka shaqeysa u Gargaarida Ummada, waxayna... 

Prof. C/Weli Gaas maka Jawaabi doonaa hadalkii Maadaxweynaha Soomaaliya ee ahaa “in badda Soomaaliya Territorial Waters kusoo kooban tahay 12 mayl”

May 11, 2013
Ra’iisul Wasaarahii hore ee Dawladii KMG ahayd Prof. C/weli Gaas, oo wax laga weydiiyey xeerka Law No. 37 ee badda Soomaaliyeed oo dhigaya in Somalia Territorial Waters-keeda yahay 200 mayl-badeed iyo in la doonayo in lagu soo koobayo 12 mayl-badeed.  Read More →
Halkudheg:

UUR DOOX Qaybtii 10-aad: Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya

May 10, 2013
قال تعالى”:وما لنا ان لا نتوكل على الله وقدهداناسبلنا          ولنصبرن على ما آذيتمونا وعلى الله فليتوكل المؤمنون” ابراهيم12           Waxay inoo joogtay maxkamadda badbaadada oo u furantay wadaado salafiyiin ah oo ku soo sheegnay magacyadooda maqaalkii sagaalaad. Waxaan rabaa... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada: Waxaa Soomaaliya ku sugan 924 Shaqaale Ajanabi ah oo Sharci darro ah, kuna dhex milmay Shaqaalaha AU iyo AMISOM

May 10, 2013
War saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo ka dooday shaqaala ajinabigaa ee sida sharcidarada ah dalka uga shaqaysata – Warsaxaafadeed Khamiistii kasoo baxay golaha wasiirada DFS ayaa shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya ay ku si sharci darro ah ugu sugan yihiin shaqaale ajanabi ah oo gaaraya 924, kuwaas oo si sharci darro ah ku jooga ugana hawlgala gudaha Soomaaliya, ayagoo ku dhax milmay AU... 

Shirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa !!

May 9, 2013
“….. waxaa Dalka Belgium lagu qabtey Xiligii uu Madaxweynaha ahaa Shiikh Shariif, Shir Soomaaliya Qaaraan loogu ururinayey oo lagu Yabooho lacag gaareysa 260 Milyan oo Doolar. Shiikh Shariif oo wax laga weydiiyey in Qaaraankaas uu hirgelay iyo in kale ayaa ku jawaabey “Waxaa gacanta Dowlada Qaaraankaas ka Soo gaarey 3 Milyan oo Doolar mana garan karo iyadoo Soomaaliya ku jirto Xili adag... 

Nuur Xasan Ciise ” Ummadda Soomaaliyeed waxay Idiin ka Fileysey in Cabirka Badda laga Kordhiyo 200nm ee idiin kama Fileyn wax yareeyn la yiraahdo”

May 8, 2013
Cid Soomaali ah oo Diidan ma jirto in Badda Soomaaliya ay Tahay 200nm, waana mid Sharci ah hase yeeshee waxaan Sanadahaan Dambe marka laga soo bilaabo Sannadkii 2009 waxaa soo baxay dad Soomaali ah oo Dano Shisheeye u adeegaya in Badda Soomaaliya laga dhigo 12nm kuwaas oo qaarkood Madax Sheeganaya iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaana nala soo xiriirey Aqoonyahan Nuur Xasan Ciise oo ka mid ah Aqoonyahanada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...