Home » Archive Maalinta May 14th, 2013

Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Guddoonka Sare ee Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne

May 14, 2013
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyay Kulan Muddo laba maalmood ah u socday Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne kaasoo looga hadlayay Marxaladda Guud ee Dalka iyo Siyaasadda Golahaas. Kulankan mudada Labada maalmood ka soconayay ayaa waxaa lagu lafa gurayay Xaaladaha Golahaas xiligan uu ku sugan yahay gaar ahaana habac dhinaca Maamulka ku yimid.  Read More →

Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya

May 14, 2013
Dalka Kenya ee Soomaaliya dariska la ah ayaa waday damaaci soo jireen ah oo ku aadan Badda Soomaaliya, damaacigaas oo hadda xilligan aan joogno 40-jirsaday. Qoraalkan waxaan kusoo bandhigi doonaa Kenya oo Cabiratay qayb kamid ah badda Soomaaliya, ugana howl gashay sidii dhul ayadu leedahay. Si kale hadaan u dhigno Kenya waxay kusoo xadgudubtay Qaranimmada Wadanka Soomaaliya, kadib markii ay shidaal... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...