Home » Archive Maalinta May 12th, 2013

Xarumaha lagu Sameeyo Kaararka Aqoonsiga (ID CARD) ee Muqdisho oo Maalmahaan Mashquul Noqdey

May 12, 2013
Iyadoo weli ay ka Xiran tahay Wadadda Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka qaarkood Gawaarida Daabusha Dadweynaha ee loo yaqaan (BL-ka) loona Ogal yahay oo keliya in ay maraan Gawaarida yar yar oo ah kuwa raaxada kuwaas oo Waddada Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka kale ay ku maraan Kaar Aqoonsi (ID CARD ) marka Ciidamada Dowladda weydliiyaan.  Read More →

Deeq isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Caafimaad oo ay soo Dhiibeen Shacabka Mareykanka oo Hayadda SWDC ku Wareejisey Wasaaradda Adeega Bulshada

May 12, 2013
Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ayaa waxaa ka dhacdey Munaasabad ku saabsan Wareejin Deeg isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Mid Caafimaad oo Hayadda ku Wareejineysey Wasaarada Adeega Bulshada ,waxaa Deeqdaan soo dhiibey Shacabka Mareykanka oo ay ugu talagaleen Ummadda Soomaaliyeed,waxaana Aruurinteeda ka qayb qaatey Hayadda SOMCARE oo inta badan ka shaqeysa u Gargaarida Ummada, waxayna... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...