Home » Archive Maalinta May 8th, 2013

Nuur Xasan Ciise ” Ummadda Soomaaliyeed waxay Idiin ka Fileysey in Cabirka Badda laga Kordhiyo 200nm ee idiin kama Fileyn wax yareeyn la yiraahdo”

May 8, 2013
Cid Soomaali ah oo Diidan ma jirto in Badda Soomaaliya ay Tahay 200nm, waana mid Sharci ah hase yeeshee waxaan Sanadahaan Dambe marka laga soo bilaabo Sannadkii 2009 waxaa soo baxay dad Soomaali ah oo Dano Shisheeye u adeegaya in Badda Soomaaliya laga dhigo 12nm kuwaas oo qaarkood Madax Sheeganaya iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaana nala soo xiriirey Aqoonyahan Nuur Xasan Ciise oo ka mid ah Aqoonyahanada... 

Badda Soomaaliya Beec ma aha (Somalia is NOT for Sale): Xildhibaan Dalxa

May 8, 2013
Inj. Idiris: Badda Soomaaliya oo masaafo ahaan u dhaxaysa Muqdisho iyo Garbahaaray ayaa lagu soo koobayaa in ka sokaysa Muqdisho iyo Afgooye – Qamar Haashim “Waxaa dhac lagu hayaa badda Soomaaliya iyo Khayraadkeeda, waana arrin muddo la soo diyaarinayey oo xitaa lagu diyaariyey xafiisyada Turkiga – Tan kale Ingriiska iyo Turkiga xiriir dheer ayaa ka dhaxaysa kaas ku salaysan dagaalkii... 

WAA SU’AAL DA’WEYNE: DALKA YAA ISKA LEH? QEYBTII 2AAD

May 8, 2013
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo RA”IISUL BAARLAMAANKA in baddaya 12 MILES lagu Xadeeyo. “Ruqo Ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo”.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...