Home » Archive Maalinta May 31st, 2013

Madaxda Soomaliya iyo Japan oo ku heshiiyey in la xoojiyo xiriirka labada dal

May 31, 2013
Warsaxaafadeed: Yokohama – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono Shirkii Soomaaliya oo ay labada mas’uul wada shir-guddoominayaan.  Read More →

Urur-siyaasadeedka Midnimo oo si kulul uga jawaabay hadalkii Wasiirka War-faafinta Puntland

May 31, 2013
“Cadde Muuse waxa uu yahay madax-weynihii Puntland ee markii uu xilka ka dhamaadey si nabad ah u qabtey doorasho xalaal ah…” warsaxaafadeedka urur siyasadeedka Midnimo  Read More →

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magaciisa Lagu Samaystay bog Twitter oo Been Abuur ah

May 31, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa tibaaxay in magaca guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya si been abuur ah loogu samaystay bog Twitter ah, “ayadoo bogaasina ka sakoow xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka loo isticmaalay Sawirkiisa”. Hoos ka akhri warsaxaafadeedka.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...