Home » Archive Bisha February, 2013

Buluuqul Maraam | Kitaabka Dahaarada | Cutubka Biyaha: Xadiiska 12aad

Feb 8, 2013
Abii Hurayrah- radiyal Laahu canhu- waxaa laga weriyey in uu yiri: Rasuulkii Alle – sallal Laahu calayhi wasallam- badda ayuu wuxuu ka yiri: “Baddu ku lagu dahaaro qaato weeyaan biyihiisu, uu xalaasha yahayna bakhtigiisu.” Sharax Sababta uu ku yimidna waxay ahayd waa la weydiiyey oo nin mallaax ahaa oo dooni lahaa ayaa wuxuu yiri: Rasuulkii Alloow badda ayaan korraa oo aan ku safaraa anaga... 
Halkudheg:

Dhibanayaal lagu Abaal Mariyay Xarig!!

Feb 8, 2013
Hadal heyntii ugu ballaarneyd ee muddooyinkaan dambe ka socotay magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo caalamka ka mid ah ayaa Dhawaan soo af xirantay, waxaana sheekadaasi oo la xariirtay kufsi la sheegay inuu ka dhacay magaalada Muqdisho soo afjartay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo iyadu la tilmaamay inay ridday xukun lagu sheegay inaanu cadaalad ku dhisneyn, kaddib markii ay Maxkamaddaasi soo saartay... 
Halkudheg:

Madaxa Ururka EASTADO oo soo dhaweeyay dhaq-dhaqaaqyo la rabo in looga qeyb qaato maamul goboleedka Jubbaland

Feb 8, 2013
Waxaan soo dhaweynayaa dhaq-dhaqaaqyada beryahaan socda oo ay qaar ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Jubbooyinka ka wadeen gudaha iyo dibadda dalka. Waxaa jirta ifafaalo horumarineed oo horseedi kara taabagalka maamul goboleedka Jubbaland, waayo waxaa markii ugu horeysay muddo 21 sano ah maalmahaan dhanka fekerada ay ku kala gedisan yihiin isaga soo dhawaanaya mas’uuliyiin iyo... 

Golaha Wasiirada oo erey bixin cusub u sameeyey maamul u sameynta gobalada dalka

Feb 8, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in shir ay yeesheen Golaah Wasiiradu “ay erey bixin cusub u sameeyeen maamul u sameynta gobalada dalka, oo maanta kadib ay isku raaceen in loo isticmaalo “Maamul u sameysashada Gobalada dalka”. Maadaama ay gobol iyo degmo kasta xaq u leeyihiin inay iyagu iska soo dhex doortaan dadka hogaanka u noqonaya, taasoo Xukuumaduna... 

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.3aad

Feb 7, 2013
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mahad oo idil Illaahay baa iska leh nabad gelyo iyo naxariis Nebi Muxamed(SWC) korkiisa ha ahaato. Sayid Maxamed Cabdule Xassan oo ka hadlayey qolyo asaga oo aan ka fileyn gaadey oo xoolihiisii ka dhacay ayaa wuxuu lahaa erayadan: Caku iyo wayey hadii la is  caraadaayo, cishadii tagtaan dagaal iga calaal meene… Ugu horayn aqristayaasha sharafta leh waxaan u cadeynayaa... 
Halkudheg: ,

Aabbe Muxyadiin “Xaaskeyga waa la Kufsadey, Xukunkii Shalayna wuxuu ahaa mid Cadaalodaro ah

Feb 7, 2013
Dowladda , Garsoorka,Xeer Ilaaliyaha iyo Booliiska oo ku Goobtey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul Ban Ki Mon”Aad buu ii Niyad jabyey Xukunkii lagu ridey Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul” Wariye Cali Muuse Cabdi “ Xeer Ilaalinta Qaranka waxay noo Muujisey Cadaawada ay u Hayaan Saxaafadda Dowladda Mareykanka oo Xukunkii Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul ku Tilmaamey mid Goodis ahaa. Caydiid... 
Halkudheg:

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Haweeneydii la Kufsadey oo Min Hal Sanno oo Xarig ah lagu Xukumey

Feb 6, 2013
Qareenada u Doodayey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo Racfaan ka qaatey Xukunkaasi Cabdulaahi Shiikh Xasan, Xasan Cali Geesey, Maxamed Ibraahim Bakistaan iyo Eng Sidow Xasan Mahdi oo Xukunkaasi ku Tilmaamey Cadaalodarro tii ugu Weyneyd “Waxyaabaha la yaabka lahaa ee Xeer Ilaaliyaha uu halkaa ka sheegey waxay ahayd markii Hooyo Luul Canuga ay Nuujineyso uu ku tilmaamey mid iyada... 
Halkudheg:

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Guddi Madax banaan Oo Baaritaan Ku Sameeynaya Xadgudubka Ka Dhanka Ah Xaquuqda Aadanaha

Feb 6, 2013
“Kufsiga iyo dilka wariyayashu waa laba arrimood oo ah ku xadgudub xuquuda bani’adamka aad ayeeyna noo xanuujinaysaa arrinkaas ka dowlad ahaan maahan mid aanu u dulqaadanayno inay sii socoto,” sidaas waxaa yiri ra’iisul wasaaraha DFS oo intaas raaciyey “Si aan dadaalkeena u sii kordhino waxaan maanta samaynay Gudigan madaxa banaan oo talo naga siin doona arrimaha la xariira kufsiga iyo... 
Halkudheg:

Dowladda Federaalka oo uu soo Wajahey Cadaadis Caalami ah oo ku aadan Dacwada Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Dadka kale ee la xiran

Feb 5, 2013
Xasan Shire Shiikh “Markii hore ayaa Dacwdaan Madaxeedii Majo loo rogey marka waxaa ku talinayaa …. ”Dowladda Federaalka waxay dooneysaa in Shaarkeeda uu u Caddaado, Hayada ku lugta leh Dacwdaan waxay Dooneysaa in ay Nadiif ka noqoto Kiiskaan, halka Booliiskuna uu doonayo in isna Shaarkiisa u Caddaado, marka waxaa meesha ku dhibaateysan waa…” Waxaa maanta oo Talaado ah Taariikhduna... 

Dhulweynaha shiinaha: arayda iyo ganacsatada Somaliyeed iyo xiriirkii umadaha somalida iyo shinayska waqti fog iyo mid dhow.

Feb 4, 2013
WAXBARASHADA ARDADA SOMALIDA EE DALKA SHIINAHA Burburkii dawladeenii waxaa la burburay dhamaan adeegyadii bulshada. waxaa kamida meelaha dhaawucu garay waxbarashada dalka .waxaana gaaray dhawac ayasan ilaa hada sidiilarabay iyo si udhow uga soo kabsan ururo iyo dad sigaara isku xilqaamay danagaarana mideeyeen ayaa melabadan oo dalka kamida kabilaabay inay soo celiyaan waxbarashadii aasaasiga ahayd... 

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? Q. 2aad | Sh. Shakuul

Feb 4, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 2aad.   Hordhac iyo Araar. (Qaybtii 2aad) Mahad Alle ka dib, Waxaan u mahadcelinyaa akhuunaa Yaasiin Garaad, qoraalkiisa 2aad. Inkastoo aanan walaalkay anigu si rasmi ah uga dalban ama ku kallifin inuu is cadeeyo, oo aan tilmaamay inay fiicnaan lahayd oo kaliya in uu waxyaabaha qaarkood cadeeyo, hadana waxaan si gaar ah uga mahad celinayaa is xilqaankiisa sida... 
Halkudheg: ,

Wafdigii culumada oo hawlo kala duwan ka qabtay magaalada Gaalkacyo

Feb 3, 2013
Wafdigu wuxuu soo gaaray magaalada habeenimadii jimcaha ee 24/01/13. Intii uu joogayna wuxuu muxaadarooyin iyo kalimado waano iyo wacyigalin ah ka jeediyey masaajida Abuuhureyra, Salaaxudiin, Shaafici iyo Nuurul-yaqiin. Wuxuu la yeeshay maamulka dacwada gobolka iyo odayaasha magaalada fadhiyo lagaga wada hadlayey dardargalinta dacwada gobolka Mudug, tayaynta waxbarashada diiniga ah, walaalaynta bulshada... 

Xasilinta sarifka lacagaha qalaad iyo hindise-sharciyeedka dhismaha maamul u samaynta gobollada Somaaliya

Feb 3, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka ayaa tibaaxay in Golaah Wasiiradu ay isku raaceen “in Xukuumadda Soomaaliya ay tillaabooyin deg deg ah ka qaadan doonto xasilinta sarifka lacagaha qalaad, Iyadoo Xukuumaddu la kaashaneysa ganacsatada iyo hay’adaha arrintaan wax-ka qabashadeeda gacan ka geysan kara.” Sidoo kale “Golaha Wasiirrada ayaa meel mariyay hindise-sharciyeedka... 

Dacwadii loo haystey Wariye Cabdicasiis Koronto oo lagu Tilmaamey Dacwad Dhinac u Janjeerta

Feb 3, 2013
Hooyo Luul “Qoraalkii aad iga Sameysey ayaan ku heley Xoriyadaan yar “ Dacwada oo mar kale dib la isugu soo laaban doono Maalinta Talaada Waxaa Maanta Markii Sadexaad Maxakamada ka soo Hor muuqdey Wariye CabdiCasiis Maxamed Nuur oo loo yaqaan CabdiCasiis Koronto iyo Afar ruux oo kale oo lagu haysto in ay Sameeyeen ma iska kaashadeen Fal been Abuur ah oo ku saabsan Kufsi balse mar ay ka hor hadleen... 
Halkudheg: ,

Sudan: Indhoole Soomaaliyeed oo Shahaadada Master Degree-ga Qaatay

Feb 1, 2013
Maxamed Axmed Maxamuud oo Dadka u yaqaanaan (Maxamed Indhool) waxaa uu ku dhashay Indhoolanimada, hasa yeeshee waxaa uu u istaagay sidii uu dadka kale uu ula mid noqon lahaa waliba dhanka Waxbarashada. Maxamed waxa uu Bachelor- kaga soo qaatay Magaalada Muqdisho,kadibna Shahaadada Masterka ayuu hadda ka qaatay Jaamacad ku-taal Dalka Sudan oo lagu magacaab International Ifriiqiya University waxaana... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...