Home » Archive Maalinta February 8th, 2013

Buluuqul Maraam | Kitaabka Dahaarada | Cutubka Biyaha: Xadiiska 12aad

Feb 8, 2013
Abii Hurayrah- radiyal Laahu canhu- waxaa laga weriyey in uu yiri: Rasuulkii Alle – sallal Laahu calayhi wasallam- badda ayuu wuxuu ka yiri: “Baddu ku lagu dahaaro qaato weeyaan biyihiisu, uu xalaasha yahayna bakhtigiisu.” Sharax Sababta uu ku yimidna waxay ahayd waa la weydiiyey oo nin mallaax ahaa oo dooni lahaa ayaa wuxuu yiri: Rasuulkii Alloow badda ayaan korraa oo aan ku safaraa anaga... 
Halkudheg:

Dhibanayaal lagu Abaal Mariyay Xarig!!

Feb 8, 2013
Hadal heyntii ugu ballaarneyd ee muddooyinkaan dambe ka socotay magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo caalamka ka mid ah ayaa Dhawaan soo af xirantay, waxaana sheekadaasi oo la xariirtay kufsi la sheegay inuu ka dhacay magaalada Muqdisho soo afjartay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo iyadu la tilmaamay inay ridday xukun lagu sheegay inaanu cadaalad ku dhisneyn, kaddib markii ay Maxkamaddaasi soo saartay... 
Halkudheg:

Madaxa Ururka EASTADO oo soo dhaweeyay dhaq-dhaqaaqyo la rabo in looga qeyb qaato maamul goboleedka Jubbaland

Feb 8, 2013
Waxaan soo dhaweynayaa dhaq-dhaqaaqyada beryahaan socda oo ay qaar ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Jubbooyinka ka wadeen gudaha iyo dibadda dalka. Waxaa jirta ifafaalo horumarineed oo horseedi kara taabagalka maamul goboleedka Jubbaland, waayo waxaa markii ugu horeysay muddo 21 sano ah maalmahaan dhanka fekerada ay ku kala gedisan yihiin isaga soo dhawaanaya mas’uuliyiin iyo... 

Golaha Wasiirada oo erey bixin cusub u sameeyey maamul u sameynta gobalada dalka

Feb 8, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in shir ay yeesheen Golaah Wasiiradu “ay erey bixin cusub u sameeyeen maamul u sameynta gobalada dalka, oo maanta kadib ay isku raaceen in loo isticmaalo “Maamul u sameysashada Gobalada dalka”. Maadaama ay gobol iyo degmo kasta xaq u leeyihiin inay iyagu iska soo dhex doortaan dadka hogaanka u noqonaya, taasoo Xukuumaduna... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...