Home » Archive Bisha February, 2013

Warsaxaafadeed ku saabsan Dilkii Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax.

Feb 19, 2013
Kadib markii uu soo gabagaboobay Shir uga socday Magaalada Garoowe intii u dhaxaysay 17-19/ 2013 Jamaacada waxay soo saareen War Saxaafadeed kaan: 1- Waxaan u mahad celinaynaa allaah Subaahanahu Watacaa oo fududeeyey hawlo baddan oo ka mid ah aaskii Sheikha iyo qabqabashadii Danbiilayaasha. Waxaan kaloo u mahad celinaynaa Dowladda Puntland, sida wayn ay howshaan isugu xilqaantay waxna uga qabatay.... 
Halkudheg:

Dowladda Federaalka oo Qaadey Talaabo soo Dhaweyn Leh ka dib markii Gaashaan u Duruurtey in Ciidamo Kenyaan ah oo Huwan Magaca Amisom ay ka Howgalaan Xeebaha Soomaaliya

Feb 18, 2013
Safiirka Kenya ee Qaramada Midoobey oo Talaabad ay qaadey Dowlada Federaalka ku tilmaamey mid Niyad jab ah – Muqdisho laga Xusey Sannad Guuradaq 51 aad ee Ciidamada Bada Xili Badda Soomaaliya ay iska Maamulanayaan Ciidamo Shisheeye Dowlada Federaalka oo ka qayb galeysa Shir ka Furmaya Adis Abab looga hadlayo Sharciyada Badda iyadoo la Og yahay in Itoobiya aysan lahayn Bad Dowlada Kenya oo Muddooyinkaan... 
Halkudheg:

Bayaankii Jamaacada Ictisaam ee Dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax

Feb 16, 2013
Intaa ka dib, waxay Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah eheladii sheekha, asxaabtiisii, iyo guud ahaan umadda soomaaliyeed iyo umadda muslimka oo dhan uga tacsiyeyneysaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Alle ha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Naarax, oo shalay oo Jimce ahayd 5-04-1434H / 15-02-2013 isaga oo ku jira salaadddii casar lagu dilay masjidka Beder oo ku yaal magaalada Garoowe. Sheekh... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Ku-simihiisa (Guddoomiyaha Baarlamaanka) Oo Dastuurka Jebiyay

Feb 16, 2013
Qore: Maxamed Xaaji Caddow – Intii u dhaxaysay 26 Janaayo ilaa 8dii Febraayo 2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu ku maqnaa socdaal dalka dibaddiisa ah. Sida uu qabo Qodobka 94aad (1) ee Dastuurka Ku-meel Gaarka ah, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, wuxuu sababta maqanaanshaha... 

Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo Dilka Shiikh Cabdulqaadir Gacameey ku Macneeyay mid Lagu Doonayo in Dadka Lagu Indha Tiro.

Feb 16, 2013
Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyyed Shiikh Bashiir Axmed salaad ayaa ka hadlay Dilkii maalinimadii Shalay magaalada garoowe lagu Dilay Shiikh Cabdulqaadir Nuur faarax . Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkaasu yahay mid looga dan leeyahay sidii loola dagaalami lahaa dadka wax galka ah oo ay ka mid yihiin Culumada, Aqoonyahanka iyo Dadka wax galka Bulshada u ah. Shiikh Bashiir oo hadalkiisa... 
Halkudheg:

Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Lagu Diley Garoowe

Feb 16, 2013
Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun… Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa galabnimadii Jimcada Ferbaayo 15, 2013 lagu dilay gudaha Masaajid ku yaal bartamaha magaalada Garoowe. Sh. C/qaadir Nuur Faarax oo ahaa sheikh siweyn looga yaqaano Soomaaliya ayaa waxaa toogasho gacan ka xaqdarani ku dishey gudaha Masjidka Beder isagoo markaas tukanayey salaadii casar ee galab Jimce Wararka ugu horeeyey... 
Halkudheg:

Xaflad Qalin Jebin Ardayda Dugsiga Quraanka ee Markazka Dar-ul-Hijra -Toronto

Feb 15, 2013
Waxaa maalinki Axadda ee Febraayo 10-keeda,2013 lagu qabtay xarunta weyn ee Markazka Dar-ul-Hijra –Totonto, Canada xaflad taariikhi ah oo si wacan loo soo agaasimay oo loo qabtay ardaygi ugu horreeyay ee ku dhammeeyay Quraanka Markazka muddadi yareyd ee uu furnaa. Ardaygaas oo lagu magacaabo Adam Abdi Hodan waa Allah mahaddiise waxay ku qaadatay in uu ooga qalin jabiyo Dugsiga Quraanka ee xarunta... 

Xisbiga Tiir oo waydiiyay su,aal muhiim ah dhallinyarada Soomaaliyeed.

Feb 15, 2013
  Markahore waxaan u mahadcelineynaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee kuhoowlan sidii waxlooga badalilahaa xaaladda dalkeena iyo dadkeena murugsan muddadadheer. Dhallinyarooy dalkeenii iyo dadkeenii waxay marayaan xaalad kalaguur ah oo ubaahan in aan qeebteena kaqaadano silooga saaro dhibaatada dalkeena iyo dadkeena. Dhallinyarooy, sidaad wada ogtihiin horusocodka dalkeena waxaa ragaadiyay... 

Dhibaatooyinka caafimaad ee sigaarka (w/q: Dr. Axmed Xalaal)

Feb 15, 2013
Bismillaah, sanadkiiba 5 milyan oo qof ayaa u geeriyoota sigaar cabida, waa qiyaas ku dhisan daraasad ey sameysay WHO, ilaa 25 cudur oo waaweyn ayaa loo aaneeyaa sigaarka, sidoo kale jirrooyin kale oo fara badan ayuu sigaarku kaalin weyn ka qaataa sababidooda iyo uga daridooda, sidaa darteed waxa aan ka hadleyno waa cadaw weyn oo ilaahey ku saliday insaanka, mudanne in aan wax badan ka ogaano. Hadaba... 

Bal Ila Fiiri,Intaadan ku Farxin Valantine’s Day.

Feb 15, 2013
  Mahad oo dhan Rabbi ayay u sugnaatey. Nabi Muxammedna naxariis iyo nabad gelyo dushiisa allaha yeelo. Intaa ka dib. Ibnu cammad al-asfahaani ayaa laga soo weriyay hadal macnihiisu yahay: “Qof ma jiro qoraal sameynayo maalin, illaa waxaa la dhihi doonaa maalinta ku xigta: sidaan in lagu bedelo ayaa wanaagsanaan lahayd, in waxaasi lagudaro ayaa ficnaan lahayd, kan in lasoo hormariyo ayaa haboonaan... 

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku Geeryooday Magaalada Muqdisho.

Feb 15, 2013
Gudoomiyihii Fulinta Ahlu Sunna oo loo qaadey Guriceel si halkaasi loogu Aaso Waxaa habeenkii Khamiista ahaa Gudaha Magaalada Muqdisho ku Geeryooday Marxuum Shiikh Nuur Cali Aadan oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa u dhintay Jirro Caadi ah oo la sheegay in ay ku soo booday kaasoo markii Isbitaalka la geeyay halkaas ku Geeryooday. Xildhibaankan Geeryooday... 

Shirkadda FRUITSOME oo Heshiis Caalami ah la gashey Shirkadaha DOLE iyo DEL MONTE

Feb 15, 2013
Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka lagu soo Gabagabeeyay Shirweyne Caalami ah oo looga hadlay Dhoofinta Mooska iyo Miraha kale kaasoo socdey 6-9 Bishaan waxaana arrimo ku saabsna Shirkaas iyo Heshiisyo ay soo gashey Shirkadda Fruitsome ayaa Xarunteeda Muqdisho Shir Jaraa’id ku qabtay Shirkadda Frutsome oo iyadu shirkaas ka qayb gashay. Ugu horeynba waxaa Shirkaas ka hadlay Guddoomiyaha Shirkaddaasi... 

Xeerka Saxaafadda ee ay Dowladu Dooneyso in ay ku Dhaqdo Saxaafadda Madaxa Banaan

Feb 14, 2013
Halkaan ka akhriso Xeerka Saxaafada Madaxa Banaan ka soo horjeedaan – – Xeerka Saxaafadda iyo Warbaahinta Horudhac; Warbaahintu waa adeeg daruuri u ah bulshada, waxtar weyna u leh. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa :“War la helaa, talo la helaa” murti kale oo Soomaliyeed waxay leedahay: “Muslimow run sheeg, Muslimow ka rumayso”. Xikmado kale oo badan oo ku jira dhaqanka iyo saqaafadda... 

Kafaalo Magazine-2013 oo Soo Baxay

Feb 13, 2013
Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulshada, sida xoojinta iyo xakameynta dareenada qofka ee la xiriira culuumta nafsiga. Daabacaadii 2012 waxaa lagu falanqeeyay Soomalida kudhaqan Yurubta Galbeed tiro ahaan iyo tayyo ahaan. Meesha daabacadaan 2013... 

Survey on the most beneficiary countries and the worst for Somalia

Feb 13, 2013
Asalamu Calaykum, waxaan ahay Cabdiqaadir Dooy oo dhigta jaamacada KLMU, qaybteeda Maamulka iyo Maaraynta, Kani waa Sahan ku saabsan afkaarta dadka Soomaliyeed ee ku aadan wadamada ugu waxqabadka fiican dalka Soomaliya iyo dhinacyada ay ka caawiyeen, iyo wadamada dhibka u gaysta iyo falalka ay u gaystaan, waxaan jeclahay inaad waqtigiina igu caawisaan idinkoo iiga jawaabaya suaalahan kooban, sahankan... 

XAL & XISAABTAN

Feb 13, 2013
Mudaaharaadkii Madaxweynaha Soomaaliya looga soo horjeeday ee ka dhacay Wadanka Ingriiska kaasoo oo ay uga Cabanayeen Mudaaharaadayaashu dhowr arimood oo kala ah, Gobolka Banaadir iyo 17kiisa Degmo in ay haysato Hal qolo & sidoo kale illaha dhaqaale ee uu leeyahay.Sida Garoonka Diyaaradhaha iyo Dekedda Magaalada Muqdisho. Arintaas waxaan ku beeneyneynaa in aan hal qolo haysan ninka u hadlahayey... 

Dowladda Federaalka oo u Muuqata in ay Xaar- Xaaraneyso Wadadii Dowladii ka Horeeysey ee uu Khilaafka Hareeyey.

Feb 12, 2013
  Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo isku khilaafsan sidii loo maarayn lahaa Lacago Deeq ah oo laga heley mid ka mid ah wadamada Khaliijka… Sidoo kale waxay isku khilaafsan yihiin qaabka amaamul u samaynta Kismaayo… iyo Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa  isku khilaafsan xil ka qaadistii Gudoomiyihii Gobolka Bay Cabdi Fitaax Geeseey…. Madaxweynaha Dowladda... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Si Kulul Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Galkacyo

Feb 11, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS Ayaa Si Kulul Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Galkacyo, waxana uu u qornaa sidan: Moqdisho, Feb, 11, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo ay ku dhawacmeen ciidamo ka tirsan Booliska iyo... 

XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

Feb 10, 2013
Caaqil dalmar Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya. Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu soo taxnaa, xilligaasoo dalku uu ku jiray... 

Beesha Asharaaf oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Caleema saartay Ugaas Cusub

Feb 10, 2013
Waxaa Hatelka Dooxa 2 ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey, taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka Ugaaska ama Malaaqa Beesha Asharaaf waxaana ka qaybgaley Caleemo Saarkaas Ugaasyo, Malaaqyo, Nabadoono, Garaadyo, Xildhibaano iyo Masuuliyiiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarkaas. Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley... 

The Somali President on his Prime Minister and the Speaker : “We agreed not to Disagree/ Waxaan ku Heshiiney In aan is Khilaafin” / By Ahmed A Hirsi.

Feb 10, 2013
Introduction The aim of this short and hastily written article is not to blindly/ negatively criticize the newly formed Somali government, but it aims to present various core issues that need to be debated, and addressed by the Somali government and its citizens. “We agreed not to Disagree” is a direct quotation from the newly “selected” Somali president on his relationship with his Prime... 

iimaam Sheikh Maxamed Khadar iyo Culimadii la xirnayd oo Maxkamadi u bilaabatay

Feb 10, 2013
{ Diyaariye Abdullahi Abul-Fadli.} 02/09/13 Sida aad lawada socoteen walaalayaal waxaa in mudo ah ku xirnaa wadanka maraykanka,gobalka calafornia magaalada Sandeigo Culimo uu ka mid yahay,Imaamkii masaajidka Al-ansaar ee magaalada Sandiego Sheikh Maxamed Khadar.Culimadaas horay ayaan idin kugu soo bandhigay,wax yaabihii lagu soo eedeeyay,marar badana waxaa dib loo dhigayay,maxkamad... 

Mabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha

Feb 10, 2013
  Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) Q. 1aad Qodobada Qoraalka .Hordhac .Waqtiga .Xaqiiqda Aadanaha .Mabda’ Koowaad .Mabda’ Labaad .Mabda Saddexaad .Mabda Afaraad Hordhac Aadanaha adduunka ku nool mid walba badbaadada, sharafta iyo farxada meel ayuu ka raadshaa. Mid baa u maleeya maal la kasbado in ay badbaadadiisu ku jirto. Oo hadh iyo habeen wuxuu u soo jeedaa sida uu hanti u heli lahaa.... 
Halkudheg:

Shuruuc loo Samaynayo isgaarsiinta ka howlgasha Soomaaliya sida Shirkadaha Telefoonada, Internetka, iyo Warbaahinta qaybaheeda kala duwan

Feb 9, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta. Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in tababar labo cisho soconaya oo ka furmay Muqdisho looga hadlayo “sidii shuruuc loogu samayn lahaa Isgaarsiinta ka howlgasha dalka gudihiisa sida Shirkadaha Telefoonada, Internetka, iyo Warbaahinta... 

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha Muslimiinta Waqooyiga Ameerika ka qaybiyey Magaalada Muqdisho

Feb 9, 2013
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) waxay Gargaar gaarsiisey dad Indhoolayalaal ah oo ku jira Kaamka Indhoolayaasha ee Dergamada wadajir , Ardey iyana Ina Indhoolayaal ah oo dhigta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al Nuur sidoo kale waxay Deeq u badan Joodariyaal ay gaarsiisey dad ku jira Isbitaalka dadka Dhimarka La’ ee Ahlu Khayr waxay dadka la siiyey Deeqdaas Gargaarka ay ku kala... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...