Home » Archive Maalinta July 29th, 2012

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Ergada uga Digtay in ay Ansixiyaan Dastuurka Qabyada Maadaama Qodobo ka mid ah ay Diinta ka hor imaanayaan

Jul 29, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Axadii booqday Xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka. “Ra’iisul Wasaare howshu waxey u socotaa si wanaagasan waxaana guda galney doodii ku aadaneyd Dastuurka, waa laga dooday xeer hoosaadkii waana la ansixiyay, Dastuurkana waa loo wada aqriyay Ergada, Waxaana howsha si hufan u wada Ergada Ansixinta Dastuurka iyo Gudiga Farsamada,” sidaas waxaa yiri wasiirka... 
Halkudheg:

Madaafiic Maanta lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

Jul 29, 2012
– Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Ku Xigenka Irland oo Booqasho Ku yimid Muqdisho Madaafiic Maanta lagu Garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo dhinaceeda waqooyiga ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Garoonka Diyaradaha ee Waqooyiga Gaalkacyo in maanta ay ku soo dhaceen Madaafiic. Maareeyha Garoonkaas ee Maamulka Puntland Siciid... 

Dastuurka Qabyada ah ma laga saari doonaa qodobka Muranka Gelinaya Dhulka Soomaaliya, ka hor inta aan la ansixin?

Jul 29, 2012
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirkii ergeyda ansixinta dastuurka qabyada ah ee la doonayo in loo sameeyo Soomaaliya. Waxaana  warar laga helayo goobta shirku ka socdo ay tibaaxayaan in ay weli socdaan doodda sidii wax looga bedeli lahaa qodobbo aan u cuntamayn ummadda Soomaaliyeed. Qododobka 7aad oo ku saabsan Dhulka Soomaaliya – Farqaddiisa 3aad waxay dhigaysaa in: Dhulka Jamhuuriyada... 
Halkudheg:

Afhayeenka Dhinaca Hawl Galada ee Xarakada Shabaab oo ka Warbixiyay Dagaaladii u Dambeeyay ee ka Dhacay Gobolada Dalka.

Jul 29, 2012
Shiikh Cabdulcasiis Abuu Muscab afhayeenka dhinaca hawl galada ee Xarakada Shabaab ayaa ka hadlay dagaalo ay ka gaysteen sida uu sheegay Gobolada banaadir, Bay bakool, Gedo iyo Jubbooyinka 24kii Saac ee la soo dhaafay, Af hayeenka oo la hadlay Idaacad taageerta Xarakada Shabaab ayaa sheegay in Dagaal Ciidamadoodu habeen hore ay ku qaadeen Fariisin Ciidamada dawladdu ay ku lahaayeen halka loo yaqaano... 

Sh. Axmed Nuur aan jawaab ka bixino Fariintii Sh. C/raxmaan iyo Xasan Dhooye oo aan Gurmano

Jul 29, 2012
Imaamka Masaajidka Abubakar ee Seattle Washington Sh. Axmed Nur oo fariin u diray dadka Soomaaliyeed meelay joogaanba, Sheikha ayaa ka hadlay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan wadankoodii, ugu yaraana bishaan Rammadaan la afuriyo, Sheikha ayaa ku dheeraaday in dadka Muslimiinta ah walaalo yihiin loona baahan yahay sida aan uga daqmanayno, Waalidkeen, walaalaheen, ilmaheena iyo ehelkeena inaan uga... 
Halkudheg:

Maxjarkii ugu Weynaa ee Xoolaha ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo laga Furay Deegaanka Jasiira ee Duleedka Muqdisho.

Jul 29, 2012
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Xariga ka Jarey Maxjarkaas MUQDISHO: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Ganacsato, Dhakhaatiirta Caafimaadka Xoolaha, mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Gobollada Banaadir iyo Shabeellada hoose oo lagu furayay Maxjar weyn oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Maxjarkan... 

Clan Elders and Benadir Districts Representative Discuss on Removal of Roadblocks.

Jul 29, 2012
As a part of the outcomes of Benadir elders monthly forum that was held in Mogadishu on 18th July 2012, Somali Peace Line organized two days forum on roadblocks in Benadir region at IIDA conference hall on 25th July 2012 and in Beder conference hall on 26th July 2012. More than 110 people from 16 districts, Benadir administration and elders targeted by the action have attended the meeting. The purpose... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...