Home » Archive Maalinta July 30th, 2012

Qaar ka mid ah Ergada Shirka Ansixinta Dastuurka oo Banaabax Kooban ka Sameeyey Halka uu shirka ka socdo.

Jul 30, 2012
Iyadoo weli Dugsiga sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdiho uu ka soconayo Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka ayaa maanta (Isniin) uu galey Shirka maalintiisii Lixaad, waxayna Ergada ay ka doodayaan qaar ka mid ah Qododbadda Dasuurka. Xubnaha oo ka soo jeeday Salaadiinta iyo Cuqaasha Beelaha Shanaad ayaa shirkooda Jaraa’id ku sheegay in aysan dooneyn isla markaana aysan ku qanacsanayn habka awood qaybsiga... 

Madaxweynaha DFKMG oo Balan qaadey in Dowladiisa wax ka qaban doonto Tacadiyada ka dhaca Afgooye

Jul 30, 2012
Madaxweynaha DFKMG Shariif Shiikh Axmed iyo Xubno uu hoggaa,minayo ayaa Maanta gaaray Degmada Af Gooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha iyo wafdigiisii ayaa markii ay halkaa gaareen waxaa ay warbixin ka dhagaysteen Odoyaasha iyo wax garadka degmadaas kuwaasoo ka war bixiyay dhibaatooyinkii loo gaystey Shacabka af Gooye. Sidoo kale Guddoomiyaha Maamulka Dawladda ee Degmadaas oo halkaa war... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...