Home » Archive Maalinta July 27th, 2012

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegey in Dowladda Kenya ay Heshiis kula gashey Shirkado Reer Yurub ah in ay Shidaal ka Baaraan Xeebaha Soomaaliya

Jul 27, 2012
Kulan ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana kulankaan diirada lagu saarey arrimo ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib markii Dowladda Kenya ay heshiisyo la gashey Shirkado shisheeye si Shidaal looga baaro Badda u dhaxaeysa Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan dhul ay leeyihiin Shacabka Soomaliyeed. Inta uusan bilaaban kulankaas ayaa Saxaafada... 
Halkudheg: ,

Ergada Somaliland uga Qayb Galeysa Ansaxinta Dastuurka Qabyada oo ka Cabatay Xaalado Dhaqaale iyo Amnidarro.

Jul 27, 2012
iyo Qaraxyo iyo Hoobiyayaal laga Maqley halka uu ka socdo Shirka Ansaxinta Dasuurka Ergada Somaliland u Matalaysa Ansixinta Dastuurka oo iminka ka mid ah Ergada Beelaha Soomaaliyeed ee shirku uga soconayo Dugsiga sare ee Boliiska ee magaalada Muqdisho ayaa durbaba ka cowday hanaanka ay wax ku socdaan. Faadumo Xasan oo ka mid ah Ergada Somaliland uga qayb galaysa shirka ayaa sheegtya in Muqdisho ay... 
Halkudheg:

Dawladda Ingiriiska oo Qiratay in Saraakiil ka tirsan Ciidamadeeda ay Joogaan Gudaha Soomaaliya.

Jul 27, 2012
War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Dalka ngiriiska ayaa lagu sheegey in Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ingiriiska in ay joogaan gudaha dalka Soomaaliya.Warka ayaa intaa ku daray in Saraakiishani Ingiriiska ayan qayb ka ahayn Dagaalada balse ay yihiin Khubaro iyo Macalimiin Tababaro siinaysa Ciidamada Amisom ee dagaalka kula jira Xarakada Shabaab. Wasaaradda Difaaca ee dalka Ingiriiska... 

Gabay: Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay

Jul 27, 2012
  W.T Maxamuud Axmed Cabdalle (shine) Email: mabdalle@gmail.com July 26, 2012 Hordhac: Dastuurka la rabo dhowaan in si xooga lagu marsiiyo Ummadda Soomaaliyeed abwaannadu maxay ka yiraahdeen? Akhris wanaagsan. Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay Waa dhaxal wareeg ubadkayaga lagu dhibaatayne Dhulkayaga ninkii muran geshoow diidnay dhinacaaga   Odayadu dhambaalkay direen waa mid... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...