Home » Archive Maalinta July 5th, 2012

Aqoon is waydaarsi ku saabsan ‘Hoggaaminta’ oo Garoowe lagu soo gaba-gabeeyey

Jul 5, 2012
Aqoon is waydaarsi ku saabsan ‘Hoggaaminta’ oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka soconayey Hotel New Rays, Garoowe, ayaa saaka la soo gabagabeeyey. Aaqoon is waydaarsigaas oo ay daadihinayeen aqoon yahanno ka kala yimid dalka gudihiisa iyo debeddiisa, oo barayaal ka ah jaamacaddo caalami ah iyo kuwa maxalliga ah, indheer garad iyo culimaa’uddiin ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin... 

Beel ka mid Beesha Shiikhaal oo Caleemo Saaratey Suldaan Guud

Jul 5, 2012
Xaflad si heer Sare ah loo soo Agaasimey laguna Duubayey Suldaanka Beel ka mid beelaha Shiikhaal oo ah beesha Caagane , waxaana ka soo qaybgaley Odeyaal, Culamaudiin,Waxgarad Siyaasiyiin Haween iyo Dhalinyaro Waxaa ugu horeeyntii halkaa warbixin ka soo jeediyey Nabadoon Shiino oo sheegey in Duubida Suldaankaan ay ku timid markii la shirar badan oo uu sheegey in uu socdey muddo dheer taasoo markii... 

Dowladda Talyaaniga ma ka dhabaa Dib u Dhiska Ciidamda Badda Soomaaliya iyadoo shirkado laga leeyahay Talyaaniga Heshiish Qodis Shidaal la galeen Dowladda Kenya

Jul 5, 2012
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu ku taageerayo Soomaaliya ku dhowaad Seddex Malyuun Oo lacagta Yururb ah dib u dhiska iyo diyaarinta Ciidanka ammaanka Soomaliya, taas oo la sheegay in Talyaanigu uga qeeb qaato dibu dhiska Heyadaha Dowladda ,waqtiga kala guurka oo lagu wado in Soomaaliya ay yeelato dowladda Rasmi ah. Dowladda Talyaaniga ayaa haatan wado qorshe... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...