Home » Archive Maalinta June 25th, 2012

Shiikh Shariif iyo Axmed Siilaanyo oo lagu wado in ay Kulan yeeshaan

Jun 25, 2012
Sheikh Shariif oo u dhoofay Itoobiya: Warar aanu ka helnay dhinaca Madaxtoonyada waxay sheegayaan in Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaamiyo lagu wado in ay u ambabaxaan dalka Imaaraadka Carabka halkaasi oo lagu wado in ay kullan kula yeesheen Madaxweynaha Maamulka la magacbaxay Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo oo isna la sheegay in uu isaguna ku sii jeedo imaaraadka. Sheikh Shariif... 

Minneapolis: Birul Waalideyn Camp

Jun 25, 2012
Waxaa dadwaynahay reer Minnesota iyo agagaarkeeda la ogeysiinayaa in Masjid Dacwah ay qaban qaabineyso sanadkii 4aad ee safar Camp Tarbiya ah oo lagu maqnaan doono 5 maalmood oo tarbiya ah oo loogu tala galay caruurta iyo dhalinta u dhexeyso 12 ilaa 25. Campkaasi oo loogu magac daray Birul Waalideyn camp. Campka oo bixin doona tarbiya ruuxi iyo mid sports ah. Waxaa dhalinyarada tarbiyeyn doonoo imaamada... 
Halkudheg:

Shiikh Garyare “Xarakada Islaax Xiligaan ma Geli karto Siyaasad Qoor Qabad oo Jacbur ah waa in Marka hore la Dhisaa Ummadii”

Jun 25, 2012
Waxaa Wareysi la yeelaney mid ka mid ah Xubnaha ugu sareeya Xarakada Islaamiga ee Al-Islaax oo lagu magacaabo Shiikh Maxamed Axmed Nuur oo ku magac dheer Garyare waxaana waxay ka weydiiney Xaaladda Dalka haatan uu marayo iyo Hanaanka Siyaasadeed ee Xarakada Islaax waxaana uu hadalkiisa ku bilaabey Sidatan: “Xarakada Islaax waa Xarako u istaagtey Dacwada Diinta Islaamka ee saxda ah ee Dhexdhexaadka... 
Halkudheg:

Booqashadeedii Fagaaraha Taxriir aan xalay ku tegey siaan damaashaadka dhacayo u soo arko

Jun 25, 2012
Marka hore bogaadin iyo hanbalyo ayaan u soo jeedimayaa walaalaheen masar iyo madaxweynahoodii. Anagoo saddex dhalinyaro ayaan maqribkii xalay (jun 25, 2012) aadnay fagaaraha aduunka ugu caan san ee taxriir saan farxada iyo damaashaadka dhacaayo indhaheena ugu soo aragno, Soomaali ahaana u tusno Masaarida in aan garabkooda nahay farxadana la qeybsaneeno waxaana qaadanay midkeeniiba 2 calam mid somali... 
Halkudheg:

HAYAANKA RAASHINKA

Jun 25, 2012
Adiga oo jooga Soomaaliya marka aad u fariisatid in aad cuntid raashin qado ah oo adigoo gaajeysan lagu soo hor-dhigo saxankii uu raashinku ku jirey, waad ku raaxeysaneysaa cunista raashinka. Qiyaastii muddo 20 daqiiqo ah ayaa waxaad ku dhameysaneysaa saxan bariis ah, cad hilib ah, xabbad moos ah iyo sallad la socda. Haddii aad hesho gabal ah babaay ama canbe, waxaad ka daba-geyn koob biyo ah. Dabadeed... 
Halkudheg:

Oday dhaqameedka, maanta ummaddaa magan u ah

Jun 25, 2012
Oday dhaqameedka Soomaaliyeed, magac kasta ha loogu yeeree, waxaa booskii iyo kalmadii ay bulsha weynta Soomaaliyeed ku dhex lahaayeen la wareegay, 50-kii sano ee u dambeeyay taariikhda Soomaalida, siyaasiyiin, iyo dagaal oogayaal, waxayna noqdeen aalad ku jirta gacmaha labadaa koox oo hadba dhanka ay doonayaan u weeciya, wuxuuna arinkaasi dhaxalsiiyay shacabka Soomaaliyeed, dhibaatooyin fara badan... 
Halkudheg:

Dastuur Dastuur Dhalay Waa Muufo Muufo Dhashey

Jun 25, 2012
Iyadoo weli uu khilaaf ka taagan yahay Dastuurka Qabyada ah ee la filayo in bisha soo socota ay ansixiyaan Odoyaasha Dhaqanka ee ku shirsan Magaalada Muqdisho kuwaas oo tiradoodu gaareyso 135, waxayna iyana soo xuli doonaan 825 ergo kuwaasoo i yana si rasmi ah u ansixin doona Dastuurka 12 Luulyo ee foodda nagu soo haysa, hase yeeshee waxaa moodaa in uu sii laba kacleeyey khilaafkii ka taagnaa dastuurka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...