Home » Archive Maalinta June 5th, 2012

Horyaalkii 37 aad ee kubadda Cagta ee Soomaaliya oo ka furmey Magaalada Muqdisho

Jun 5, 2012
Garoonka Jaamacada ee Syasadda iyo Saxaafada ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa si rasmi ah uga furmay horyaalka 37aad ee kubadda cagta Dalkeenna ayadoo tartankanna ay ku tartamayaan ilaa Sideed kooxood oo ka tirsan kooxaha heerka Koowaad. Halkan ka daawo Sawirada Furitaanka tartanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Xiriirka Kubadda Cagta,gudiga Olombikada iyo kumanaan kun oo... 
Halkudheg:

URURKA BENALPA OO SEMINAAR KU SAABSAN CAAFIMAADKA BULSHADA KA FURAY MUQDISHO

Jun 5, 2012
Seminaar uu soo qabanqaabiyay ururka xirfadleyda dhaqaaatiirta xoolaha ee Gobolka Banaadir (BENALPA) loogana hadlayo caafimaadka bulshada ayaa maanta lagu furay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgaleen in ka badan 30 ruux oo ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, xanaanada xoolaha iyo beeraha, ururada bulshada iyo hal-abuurayaal. Xogahayaha ururka BENALPA Axmed Takow Hassan ayaa faahfaahin ka bixiyay... 

Nuur Geedi Bootaan “Waa Arrin aan ka Aamusi Waayey oo u Baahan in loo Sheego Dowladda Federaalka ”

Jun 5, 2012
(Warbixin la Yaab leh) Anigoo Wada fadhina Goob Qaxwaha laga cabbo oo Tiraddeenu gaareyso 4 qofood ayaa waxaa nagu soo biirey nin odey ah oo lagu magacaabo Nuur Geedi Bootaan markii aan dhameysaney Qaxwahii ayaa ka wada hadalney Xaaladda Dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho ,qaar ka mid ah ayaa sheegey in maalmahaan Magaalada sidii hore dhaanto waxaa Durbaba in Muqdisho sidii hore dhaanto ka qayliyey... 
Halkudheg:

War-Saxafadeed: Taageero Shirka Istambuul iyo ka soo qaybgalka Maamuladda Soomaaliyeed | Qurbajooga PDF

Jun 5, 2012
Ref: PDF/011134  |  Date: June 1st,  2012 www.puntlanddiaspora.org mediarelations@puntlanddiaspora.org Golaha Qurbajoogta Puntland (PDF) Wuxuu soo dhawaynayaa taageerada dhaxalgalka ee ay Dowlada iyo Shacabka Turkigu u fidiyeen lana garab taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed, waana talaabo geesinimo leh  oo geli doonta taariikhda Soomaaliyeed. Sidoo kale ayaa Goluhu soo dhaweynayaa Shirka Caalamiga... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...