Home » Archive Maalinta June 6th, 2012

Xildhibaan Daahir Cabdulqaadir Ciiro oo Sheegay in ay la Socdaan Lacagaha la Sheegayo in la Lunsaday

Jun 6, 2012
  Xildhibaan Daahir Cabdulqaadir Ciiro oo ka tisan Mudanayaasha Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hadlay Hadalkii dhawaan ka soo yeeray Banka Caalamka oo sheegayay in ay jiraan Lacago la Musuq Maasuqay. Xildhibaankan oo ka tirsan Xildhibaanada Xilkii Guddoomiyanimo ka qaaday Guddoomiyaha barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa arrintaa si qoddo dheer uga hadlay. Xildhibaan... 
Halkudheg:

Addis: Madaxweynaha D. Puntland oo Kulan la Qaatay Issimada iyo Bulshada Rayidka ah

Jun 6, 2012
6 June 2012 — Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa la kulmay Issimada iyo Bulshada Rayidka ah ee Reer Puntland uga qeybgalay shirkii Istanbul 2 Somalia (31 May 2012 ilaa 1 June 2012). Halkan ka daawo Sawirro Shirkaan oo dhacay Talaado (5 June 2012) ayaa lagu qabtay hoolka shirarka hotel ku yaala Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka... 
Halkudheg:

Dr. C/raxmaan Baadiyoow oo Sheegay inuu ka mid Yahay Murashaxiinta u Taagan Xilka Madaxnimo ee Soomaaliya

Jun 6, 2012
(Xilligii Qoriga Wuu Dhammaaday, Waxaa la Joogaa xilligii Aqoontu Talin lahayd) Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyoow) oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa maanta sheegay inuu ka qaybgalayo Doorashada Madaxweynimo ee Soomaaliya oo lagu wado inay dhacdo bisha Ogoosto ee sannadkan. Halkan ka daawo Sawirada “Sharaf weyn ayay ii tahay inaan u istaago tartanka Madaxweynimo ee Soomaaliya... 
Halkudheg:

Imtixaankii oo usoo gabagaboobay iskuulada hoos yimaado Mu’asasada Al-qalam

Jun 6, 2012
Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2011-2012 ayaa usoo gaba gaboobay iskuulada hoosyimaado Mu,sasada waxbarashda iyo horumarinta ee Al-qlam , iskuuladaas oo kala,ah: Dugsi sare ee Amiir-nuur -G/haarey, Dugsi hoosedhexe ee Gogol-G/haarey, iyo Dugsi hoosedhexe ee Salaama-Tuulobarwaaqo. Halkan ka daawo Sawirro Munaasabada loogu tala galay xiritaanka iskuulada ayaa waxaa lagu kala qabtay Amiirnuur secondary... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...