Home » Archive Maalinta June 2nd, 2012

Sheikh Cali Dheere oo Sheegey in Dagaaladii Dhawaan ka dhacay Deegaanada Afgooye ay ka qayb qaateen Ciidamadda NATO

Jun 2, 2012
Afhayeenka Guud ee Xarakada Shabaab Shiikh Cali Maxamud Raage oo la hadlay Idaacad ka mid ah Idaacadaha Codka xarakada Shabaab ku hadasha ayaa ka warbixiyay dagaaladii dhawaan lagaga qabsaday magaalooyin Muhiim u ahaa xarakada. Sheikh Cali Dheere ayaa sheegey in Dagaaladii ka dhacay degaanadii ay ka baxeen in ay ka qayb qaateen Adduunka oo dhan oo aan u kala harin Af hayeenka ayaa hoosta ka Xarriiqay... 
Halkudheg:

Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo Adis Ababa ku kala saxiixdeen Kenya iyo AU

Jun 2, 2012
Waxaa maanta (Sabti June 2, 2012) heshiis is-afgarad ah (MoU) ay Kenya ku saxiixday Adis Ababa, kaas oo ku saabsan in Kenya ay ciidan iyo sahay ku biirineyso AMISOM. Heshiiskaas Is-Afgaradka waxaa Kenya u saxiixay wasiiru dawlaha difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji, dhanka Midowga Afrikana waxaa u saxiixay Ramtane Lamamra oo Midowga Afrika u qaabilsan ammaanka iyo nabadda. Arrintaas oo ay AMISOM warsaxaafeed... 
Halkudheg:

Xusni Mubaarak oo Xabsi Daa’im Lagu Xakumay

Jun 2, 2012
Qaahira: Madaxweynahii hore ee dalka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak, ayaa maxkamad ku taal dalka Masar waxay ku xukuntay xabsi daa’im ama madaxaagu haku furto. Da’diisu hadda waa 84 jir. Xusni Mubaarak ayaa lagu eedeeyey in uu amar ku bixiyey dilkii loo geystey dad mudahaarad u dhigayey si nabad gelyo ah oo ay kaga soo horjeedeen xukunkiisa. Markii uu qaadigu ku dhawaqay xukunka xabsi daa’imka... 
Halkudheg: ,

Qodobbadii ka soo baxay Shirkii Istanbuul oo la soo gabagabeeyey

Jun 2, 2012
Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada Istanbul ayaa Jimcadii June 1, 2012 la soo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray warsaxaafadeed ay ka mid yihiin arrimahan: 1- In La Tixgelinayo madaxbanaanida, Sharafta iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed. 2- In Nabad dhab ah laga sameeyo Soomaaliya ayadoo Shacabka Soomaaliyeed ay raadinayaan dib u heshiisiin, nabadeyn iyo Xiriir Siyaasadeed si loo helo Dowlad... 
Halkudheg:

Somalia and the vanishing bees: the incoherence of hate and chaos and the beginning

Jun 2, 2012
The disappearance of bees is creating a scientific controversy in the West.  According to the vanishing bees’ website if they continue disappearing at their current alarming rate, it is estimated that by 2035 there could be no honeybees left in the USA. The world’s worry is in a context, as we all know a mass disappearance of any species is not without consequences to the rest of us.  Fruits... 

Will Istanbul Conference engender a common vision for Somalia?

Jun 2, 2012
  The succor of Turkish government to the people of Somalia has caused different reactions. First, it has uplifted the hope and spirit of the Somali people afflicted by the combination of civil war, famine, brutal rule of Al-Shabab, the abuses of corrupted Transitional Federal Government (TFG) and the dividing and disempowering policies of the international community. Second, it has irritated the... 
Halkudheg: ,

Ilaasho diintaada | Sh. C/qaadir Dalmar

Jun 2, 2012
حديث أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: مَا مِنْ مَوْلُودٍ إِلاَّ يُولَدُ عَلَى الْفِطْرَةِ فَأَبَوَاهُ يُهَوِّدَانِهِ أَوْ يُنَصِّرَانِهِ أَوْ يُمَجِّسَانِهِ Nabigu waxuu yiri qofkasta oo dhasha waxuu... 
Halkudheg:

In kabadan $130 Million oo doolar oo DFKMG aysan sheegin meesha ay martay

Jun 2, 2012
Warbixin uu soo saaray Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa sheegtay in Dawladda FKMG ee Soomaaliya aysan meel ku sheegin dakhligii iyo mucaawnadii soo shalay muddo laba sano ah oo ah 2009 iyo 2010. Warbixinta oo toddobaadkan uu faafiyey Bangiga Adduunka ayaa sheegtay in DFKMG ay soo gashay lacag aad uga farabadan inta ay sheegtay. Warbixinta oo uu qoraa ka yahay Joakim Gundel ayaa sheegtay in kaddib... 
Halkudheg: ,

Xaflad lagu xusayey sanadguuradii 1aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga DADKA oo Muqdisho lagu qabtay

Jun 2, 2012
Xaflad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga dadka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadaas ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada haweenka, Fanaaniin, odayaal, qaar ka mid ah waxgaradka beelaha Soomaalida, dadweyne fara badan oo watay boorar iyo marti sharaf kale. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...