Home » Archive Maalinta June 13th, 2012

Madaxweynaha DFKMG oo Sheegay in wax laga Xumaado tahay in Ciidamada Itoobiya ka baxaan Degmada Ceel Buur

Jun 13, 2012
iyo Xarakada Shabaab oo ka Warbixiyay Sababihii Keenay in Ciidamadii Itoobiyaanku Isaga baxaan Magaalada Ceel Buur. Madaxweynaha Dowladda Faderaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo hadal qaadey mar uu Degmada Afgooye kula kulmey Odoyaal ka tirsan ka bixitaankii Ciidamada Itoobiya ee Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxaa uu sheegey in ay Dowladda ka xuntahay in Ciidamada Itoobiya ka... 
Halkudheg: ,

Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ku geeriyoodey Nairobi

Jun 13, 2012
Shir jaraa’id Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Geeridu waa xaq Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed. Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise... 
Halkudheg:

Maamulka Shirkadda Xawaaladda Jubba oo ka Warbixiyay Qaabkii Dhaca loogu gaystey Xaruntii Shirkadooda ee Suuqa Bakaaraha.

Jun 13, 2012
Iyadoo maalinimadii shalay Xarunta Shirkadda xawaaladda Jubba ay ku leedahay Gudaha suuqa weyn ee bakaaraha Niman Dableey ahi ay dhaceen ayaa haddana waxaa arrintaa uga warbixiyay warbaahinta maamulaha Shirkaddaas Cabdulqaadir Cali. Maamulaha ayaa sheegey in abbaaro Kow iyo Tobankii barqanimo ee maalintii shalay in ay gudaha u soo galeen Shirkadda Rag illaa shan gaaraya kuwaasoo uu sheegey in ay ku... 

Madaxweynaha DFKMG oo ku Hoydey Degmada Afgooye Doonayana in Afgooye ku qaabilo Wafuud Caalami ah

Jun 13, 2012
Iyadoo shalay gelinkii dambe wafddi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ay gaareen Degmada Afgooye ayaa booqashaddaasu waxa ay noqotay tii ugu horeeysey oo uu Madaxweynuhu halkaa u Hoydo. Madaxweyne Shariif oo ay wafdigiisu ka mid ahaayeen Wasiirka Amniga iyo Taliyayaasha Ciidamada qalabka sida ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu shir kula qaatay Odoyaasha iyo wax garadka degmadaasi... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...