Home » Archive Bisha January, 2012

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyed ee PuntLand ayaa ugu Baaqay Odoyaasha Soomaaliyeed in ay soo Xulaan Xildhibaano u Qalma Barlamaanka

Jan 10, 2012
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamuud Faroole oo ka hadlayay Munaasibad lagu xusayay Sanad Guuradii 3aad ee ka soo wareegtay Markii Talada qabtay ayaa halkaa ka jeediyay Khudabad dhinacyo badan taabanaysey. Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii amaanay maamulkiisa kaasoo uu sheegey in uu soo celiyay wax badana ka qabtay arrimaha dhaqaalaha Siyaasadda iyo dib u dhiska PuntLand. Cabdiraxmaan faroole ayaa dhaliilay... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Eedeymo Kulul u soo Jeediyay Shiikh Shariif iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Jan 9, 2012
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanaka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku qaatay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Madaxweynaha dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaarihiisa ku Eedeeyay in ay meel uga dhaceen Xeer Hoosaadkii Barlaamanka Soomaaliya. Xildhibaanadan ayaa sidoo kale sheegey in madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha KMG maalmihii u danbeeyay ay wadeen fara gelin ka dhan ah go’aanka... 
Halkudheg: ,

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Soddon Neef Ari ah ku diley Deegaanka Daable ee Gobolka Gedo

Jan 9, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka gedo ee Koofurta Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Kiinya ay mar kale Duqeeyeen Degaanka Daable oo hoos yimaada Degmada Garbahaareey. Duqeyntaan diyaaradaha dagaalka Kiinya ayaa la sheegey in ay ku dhaawacmeen laba Ruux oo Rayid ah isla markaana ay ku dhinteen illaa Soddon Neef oo Ari ah. Warku wuxuu intaa ku daray in duqeyntaasi sidoo... 
Halkudheg:

MASUULIYIINTA WARBAAHINTA MUQDISHO OO KULAN WADA TASHI AH YEESHAY,GO’AANANA KA SOO SAARAY

Jan 8, 2012
Kulan wada tashi ah oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ, isla markaana ay qabashadiisa suurto gelisay Ururka Dhalinyarada ee u Dooda xuquuqda Dhalinyarada ee SYAO, ayna ka soo qeybgaleen agaasimayaasha Idaacadaha, Telefishinada, suxufiyiin magac ku leh bulshada dhexdeeda iyo mauuliyiin ka socday hay’ado saxaafadeed ayaa maanta lagu qabtay hotel Saxafi KM4 ee Magaalada... 

UUR DOOX Qaybta 3-aad: Waxay gabar ii sheegtay ku noolayd magaalada Burco, in dhallinyarada waxdada magaalada Burco la dhagaxyeeyn jiray marka la arko

Jan 7, 2012
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Xaaladda Dunida Muslinka Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii, sawir cadna ka siiyo dadkii aan joogin ,intii joogtayna aan xusuusiyo insha allaah. Waxaa kaaga muuqda qoraaladii hore in muslimiinta soo mareen marxalado hoos u dhac ah sida qabsashadii Andulus, soo qixintii dadkii... 
Halkudheg:

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Amray in la Xayiro Dhaqaalihii ku Bixi Jiray Xafiiska Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka .

Jan 7, 2012
Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali oo ka tirsan Guddiga Maliyadda ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa baaq u diray Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya. Xildhibaan Cusman oo sheegey in uu xubin ka yahay Gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka ayaa sheegey in loo baahan yahay in la joojiyo dhaqaalihii ku bixi jiray Xafiiska Guddoomiyahii hore Baarlamanka Shariif Xasan gaar ahaana dhaqaalaha... 
Halkudheg:

Hashim Yonis oo laga casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka

Jan 6, 2012
Hashim Yonis oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka. Hashim Yonis oo degan magaallada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxay maalintii shallay ahayd is raaceen duqa magaallada Minneapolis ee R.T. Rybak iyaga oo u socdaalay Aqalka Cad iyo magaallada Washinton, DC. Haddaba Hashim iyo duqa magaallada Minneapolis R.T. Rybak ayaa waxay ka qayb qaadanayaa oo ay iyagu... 

Raiisul Wasaaraha DFKMG iyo Wafidi uu hogaaminayo oo booqday B/weyne

Jan 6, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho hal maalin ah ku tegay magaalada B/weyne kulamona la qaatay qeybaha Bulshada iyo saraakiisha Ciidamada Muqdisho, January 6, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasoo... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVIII-aad

Jan 5, 2012
Dabkii ka shidmay Geeska Afrika (Dhacdadii Wal-waal) waxaa xigay colaad baaxad wayn ee ka aloosantay meelo kamid ah gobollada dunida. Middeedii ugu horeysey waxay ahayd dab-shid ka qarxay koonfur-galbeed qaaradda Yurub. Dalka Isbaaniya ayaa markaas waxaa ka hurey dagaal-sokeeye oo ay ku riiqmeen dadkii ku dhaqnaa halkaas. Colaaddaas oo socotay muddo saddex sano ku dhowaad ah, waxay bilaabatay bartamihii... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Gudiga Amniga Qaranka oo kulan ka yeeshay khilaafka barlamaanka (Muqdisho, 05-Janaayo, 2012)

Jan 5, 2012
Kulankii caadiga ahaa ee ay shalay isugu yimaadeen Gudiga Amniga Qaranka oo looga hadlay xaaladda amni ee dalku ku suganyahay iyo qalalaasaha siyaasaddeed ee ka aloosan Golaha Baarlamaanka, uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ra’isul wasaaraha Xukuumadda,K/xigeenka Ra’isul wasaaraha... 
Halkudheg:

Madaxweyne Shariif Oo Ka qeybgalay Munaasabad Lagu Soo Bandhigayay Waxqabadka Maamulka G/Banaadir Ee Sanadkii Tagay

Jan 5, 2012
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir ee sandkii tagay. Xafladda Mudaanasabadda oo ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta maamulka gobolka Banaadir isla markaana uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Shariif, wasiiro, xildhibaano, saraakiil... 

Ra’iisul Wasaare Gaaz oo Sheegay in Dalka ay Ka Dhici Doonto Doorasho Baarlamaan Bisha Juun ee Sanadkan

Jan 5, 2012
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in Dalka ay ka dhaqan geli doonto Doorashada Baarlamanka gaar ahaana Bisha Juun ee Sanadkan. Cabdiweli Maxamed Cali oo Shalay la hadlayay Guddiga Dastuurka ee isku dhafka ah ayaa sheegey in Bisha May ee soo socoto ay kulmi doonaan Guddigaas muddo Todobaad ahina ay fadhin doonaan kuwaasoo ansixin doona Dastuurka... 
Halkudheg:

Madoobe Nuunow Maxamed oo Loo Doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Jan 4, 2012
Kulan ay xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho maanta (Arbaca Janaayo 4, 2012) ayaa baarlmaanku ku doortay guddoomiye cusub oo ah Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed. Xildhibaanada soo xaadiray madasha shirka ayaa cod u qaaday musharaxiintii xilkaas isu sharaxay oo tiradoodu ahayd 6 musharax, codbixin kaddib waxaa xilka ku guulaystey guddoomiyaha cusub Xildhibaan... 
Halkudheg:

Xildhibanada Baarlamaanka oo Sheegay in aanu waxba Iska Bedelin Mowqifkoodii ay Xilka kaga qaadeen Shariif Xasan .

Jan 3, 2012
Iyadoo maalintii shalay markii Sedaxaad Fadhi Barlamaanka ka socday guduhiisa Xildhibaanadu isku fara saareen ayaa hadaana waxaa mowqifkooda ka hadlay xildhibaanadii dhawaanta Xilka ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guuleed gacma dheere oo ah Guddoomiyaha Gudiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta... 
Halkudheg:

Xukuumadda Itoobiya oo Sheegtay in Gelitaankii Soomaaliya uu ka Danbeeyay Codsi uga Yimid Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladda Federaalka

Jan 3, 2012
Sarkaal ka tirsan Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ee magaciisa ka gaabsaday oo waraysi siiyay warbaahinta Caalamka ayaa ka war bixiyay gelitaanka Ciidamadooda ay galeen gudaha Soomaaliya gaar ahaana Magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan. Sarkaalkan ayaa sheegey in gelitaanka Soomaaliya ee Itoobiya uusan ahayn mid iska yimid balse ay jireen codsiyo uga yimid Urur Goboleedka IGAD wadamada... 
Halkudheg:

Hay’ada HARO oo Gacan Ka heleysa Hay’ada WAMY oo Deeq Raashin kala duwan Gaarsiiyey Laba Kaam oo ku yaala Degmadda Boondheere

Jan 3, 2012
Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Gacan ka heleysa Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa deeq noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo ku nool laba kaam oo ku yaal Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Kaam lagu magacaabo Webi Shabeele ayaa waxaa Deeq raashin ah la siiyey Qoysas Tiradooda gaareyso Kun Qoys waxaana qoys kasta la siiyey 25... 
Halkudheg:

Kulankii Baarlamaanka ee Maanta ee lagu Dooran lahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ku Dhamaadey Buuq iyo Feer Jilib

Jan 2, 2012
Xildhibaano Maanta oo isniin ah kulan ku lahaa Xarunta Golaha Shacabka kuwaas oo 12 ka bishii hore Xilka ka qaadey Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan, waxaana kulankaan shir Gudoominayey ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Axmed Rooble Casoowe waxaana laga doodayey qaabka loo dooran lahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana lagu guda... 

Qaraxyo Iyo Toogasho Xalay ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari ee Kenya.

Jan 1, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada gaarisa ayaa sheegaya Magaaladaasi ay ka dhaceen qaraxyo iyo Toogasho loo gaystey Dad ay Soomaal ka mid ahaayeen. Falka Toogashada ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Bartamaha Magaalada Goob ay ku caweynayeen dad u dabbaal degayay Xuska Sanadka Cusub halkaasoo la sheegay in ay yimaadeen Rag Gaari wata kaddibna ay ku Fureen Rasaas aan loo kala aaba yeelin. Raggaas... 
Halkudheg:

Itoobiya oo Sheegtay in ay Qabsatay magaalada Bedelweyne

Jan 1, 2012
Afhayeenka xukuumadda Itoobiya, Bereket Simon, ayaa sheegay in ciidankoodu qabsadeen magaalada Soomaaliyeed ee Bedelweyne. Bereket Simon said: “Enemy troops were routed during the operation and have retreated. We only had minimal losses,” Reuters. Waa markii labaad oo Itoobiya qiratay in ay xoog ku gashay Soomaaliya, bishii Dec 28, 2006 ayey ahayd Maalintii Ciidamada Itoobiya galeen Muqdisho,... 
Halkudheg: ,

Dib u eegista 2011 iyo dhacdoyinkii ugu waa weynaa.

Jan 1, 2012
Waxay ahayd subax jimca ah 17/12/2010 dhamaadkii sanadkii hore markii uu dab jirkiisa qabadsiiyay wiil udhashay dalka tuunis, isala bishaasi 18keedii waxaa kacdoon sameeyay shacabkii magaalada uu kudhashay wiilkaasi, kacdoonkaasi cirka ayuu isku shareeray waxa uuna soo gaaray magaalooyinkii waaweeynaa sida caasimada tuunis. 14 bishii koobaad ee sanadka ayaa waxaa orad isku taabtay oo cagaha wax ka... 
Halkudheg: ,

Kulan lagu soo Bandhigey Sawiradii Xasuuqii Deegaanka Hosingow ee ay ka geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo ka dhacay Muqdisho

Jan 1, 2012
Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon... 
Halkudheg: ,

Louis Michele oo Sheegey in Soomaaliya aan looga Maarmin Xal u helideeda Wadamada Deriska la ah.

Jan 1, 2012
Lewis Michele oo mar ahaa Madaxweynaha Ururka Midowga Yurub haatana ah mudane ka tirsan Barlamanka Yurub ayaa ka hadlay Xalka Soomaaliya. Mr Luwis ayaa sheegey in xalka soomaaliya loo baahan yahay in laga raadiyo Wadamada ku yaala Mandiqadda geeska afrika oo uu sheegay in si weyn ay ugu xiran yihiin Dalka Soomaaliya. Lewis Michele oo haatan ku sugan Dalka Jabuuti oo la hadlay Idaacadda VOAda ayaa sheegey... 
Halkudheg:

Xuska Sannad Guurada 10 aad ee Wanle Weyn Human Rights iyo Sannad Guurada 1aad ee Xushmo Press

Jan 1, 2012
Waxaa maanta Xarunta Hayadda Wanle Weyn Human Rights ee Magaaladda Muqdisho ka dhacdey Laba Munaasabadood oo mid ay ahayd Xuska Sannad Guurada 10-aad ee Aas-Aaskii Hayadda xaquuqda Adanaha ee Wanle Weyn Human Rights iyo Xuska Sannad Guuradda 1-aad ee Wargeyska Xushmo Press oo ah Wargeyska ay soo saarto Hayadda Xaquuqda Aadanaha ee Wanle weyn kana faalooda arrimaha Xaquuqda Aadanaha, Baniaadanimada... 

Warsaxaafadeed Wasiirka Warfaafinta oo Hanbalyo u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed

Jan 1, 2012
Wasiirka Warfaafinta, Boostada &Isgaarsiinta ayaa u diray Hanbalyo ku aadan sanadka cusub dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba. Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed(Jaahweyn) ayaa yiri “Waxaan u hanbaleynayaa Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo Dibaddaba, munaasabadda sanadka cusub, waxaanan u rajeynayaa in sanadkaani noqdo sanadkii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...