Home » Archive Maalinta January 9th, 2012

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Eedeymo Kulul u soo Jeediyay Shiikh Shariif iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Jan 9, 2012
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanaka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku qaatay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Madaxweynaha dawladda Federaalka KMG Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaarihiisa ku Eedeeyay in ay meel uga dhaceen Xeer Hoosaadkii Barlaamanka Soomaaliya. Xildhibaanadan ayaa sidoo kale sheegey in madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha KMG maalmihii u danbeeyay ay wadeen fara gelin ka dhan ah go’aanka... 
Halkudheg: ,

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Soddon Neef Ari ah ku diley Deegaanka Daable ee Gobolka Gedo

Jan 9, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka gedo ee Koofurta Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Kiinya ay mar kale Duqeeyeen Degaanka Daable oo hoos yimaada Degmada Garbahaareey. Duqeyntaan diyaaradaha dagaalka Kiinya ayaa la sheegey in ay ku dhaawacmeen laba Ruux oo Rayid ah isla markaana ay ku dhinteen illaa Soddon Neef oo Ari ah. Warku wuxuu intaa ku daray in duqeyntaasi sidoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...