Home » Archive Maalinta January 5th, 2012

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed | Casharkii XVIII-aad

Jan 5, 2012
Dabkii ka shidmay Geeska Afrika (Dhacdadii Wal-waal) waxaa xigay colaad baaxad wayn ee ka aloosantay meelo kamid ah gobollada dunida. Middeedii ugu horeysey waxay ahayd dab-shid ka qarxay koonfur-galbeed qaaradda Yurub. Dalka Isbaaniya ayaa markaas waxaa ka hurey dagaal-sokeeye oo ay ku riiqmeen dadkii ku dhaqnaa halkaas. Colaaddaas oo socotay muddo saddex sano ku dhowaad ah, waxay bilaabatay bartamihii... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Gudiga Amniga Qaranka oo kulan ka yeeshay khilaafka barlamaanka (Muqdisho, 05-Janaayo, 2012)

Jan 5, 2012
Kulankii caadiga ahaa ee ay shalay isugu yimaadeen Gudiga Amniga Qaranka oo looga hadlay xaaladda amni ee dalku ku suganyahay iyo qalalaasaha siyaasaddeed ee ka aloosan Golaha Baarlamaanka, uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ra’isul wasaaraha Xukuumadda,K/xigeenka Ra’isul wasaaraha... 
Halkudheg:

Madaxweyne Shariif Oo Ka qeybgalay Munaasabad Lagu Soo Bandhigayay Waxqabadka Maamulka G/Banaadir Ee Sanadkii Tagay

Jan 5, 2012
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir ee sandkii tagay. Xafladda Mudaanasabadda oo ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta maamulka gobolka Banaadir isla markaana uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Shariif, wasiiro, xildhibaano, saraakiil... 

Ra’iisul Wasaare Gaaz oo Sheegay in Dalka ay Ka Dhici Doonto Doorasho Baarlamaan Bisha Juun ee Sanadkan

Jan 5, 2012
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in Dalka ay ka dhaqan geli doonto Doorashada Baarlamanka gaar ahaana Bisha Juun ee Sanadkan. Cabdiweli Maxamed Cali oo Shalay la hadlayay Guddiga Dastuurka ee isku dhafka ah ayaa sheegey in Bisha May ee soo socoto ay kulmi doonaan Guddigaas muddo Todobaad ahina ay fadhin doonaan kuwaasoo ansixin doona Dastuurka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...