Home » Archive Maalinta January 11th, 2012

Xildhibaan Mowliid Macaani oo Been Abuur ku Tilmaamey War Murtiyeedkii ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ee lagu Taageerey Shariif Xasan

Jan 11, 2012
Xildhibaan Mowliid M acaani oo ka tirsan Xildhibanadii dhawaan xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamanka ayaa wa raysi uu siiyay warbaahinta wuxuu kaga hadlay Go’aan la sheegey in uu ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD oo ku baaqayay in xil ka qaadistii Guddoomiyaha Barlamanku aysan ahayn mid sharci ah. Xildhibaan Macaani ayaa sheegey in baaritaano dheer oo ay sameeyeen iyo waliba xiriir ay la sameeyeen... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo mar kale Duqeeyey Deegaanka Hosingow

Jan 11, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in shalay gelinkii danbe duqeyn dhinaca Cirka ah in lagu qaaday degaanka Hoosiinggoo ee Gobilka Jubada Hoose. Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Kiinya ayaa la sheegey in Weerar dhinaca Cirka ah ay ku qaadeen degaankaas iyagoona halkaa dhowr Madfac ku dhuftay. Weerarka diyaaradahan oo ahaa nooca loo yaqaano Miigga ayaa ahaa mid illaa laba goor... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Djibouti

Jan 11, 2012
Warsxaafadeed kasoo baxay DFKMG ayaa ku bilwoday sidan: Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta gaaray magaalada Djibouti oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa gegida caalamiga ah ee dayuuradaha ee Djibouti si heer sare ah ugu soo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed... 
Halkudheg:

Ururka Xaquuqda Dhalinyarada Soomaaliyeed (SOYRO) oo u qabtey Siminaar ku saabsan ka Wacyigelinta Dhalinyarada Dagaaladda

Jan 11, 2012
Ururka Xaquuqda Dhalinyarada Soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SOYRO (Somali Youth Rights Organization) Ayaa Siminaar socdey Muddo Laba Maalmood ah ku qabtey Xarunta SSU (Somali Students Union) Magaaladda Muqdisho waxaana ka qayb galey Dhalinyaro laga soo xuley Degmooyinka Gobolka Banaadir Siminaarka ayaa l;agu baranayey Barnaamijyo la xiriira Nabadda , Xaquuqda Aaadanaha , Dib u heshiisiinta,Xalinta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...