Home » Archive Maalinta January 19th, 2012

Faah faahin Dheeraad ah oo ku saabsan Shirkadda African Oil oo Qodista Ceel Shidaal ka Bilowdey Deegaanka Dharoor.

Jan 19, 2012
Cabdiraxmaan Faroole “Sagaashan Cisho ayaa Shidaalka lagu soo saarayaa” iyo Dr Cumar Kaahiye oo sheegay “Haddii Shirkaddu African Oil Sharciyeysan tahay Waxaa Xafladeeda ka qaybgeli lahaa Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka”. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo magcaabay Guddiga La dagaalanka Musuqmaasuqa

Jan 19, 2012
Waxaan maanta soo dhameystirnay xubnihii Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa si ay u howlgalaan. 17kii November 2011 ayaa golaha wasiiradu waxey ansixiyeen in dib loo cusbooneysiiyo sharciga Law no. 10 ee 1968 ee lagu aasaasay Xafiiska La Dagaalanka Musuqmaasuqa. Guddigan ayaa la filayaa inay dar-dar geliyaan la dagaalanka musuqmaasuqa oo qeyb weyn ka ah maamul wanaaga aan in muddo ah soo wadnay, si... 
Halkudheg:

Markaz As-Sunnah oo laga Dhisaayo Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, Somalia

Jan 19, 2012
Markaz Sunnah, waa xarun aad u wayn oo dhismaheedu ka socdo, magaalada Badhan, Xaruntan, aya waxa loogu tala galay Muslimiinta ku dhaqan magaalada Badhan, iyadoo oo leh, Masajid aad u wayn, Maktabad, (Library), Xarumo wax lagu akhristo, ama Cilmi baaris lagu samayn karo, Xarumo muxaadarooyinka iyo wacyi galinta bulshada lagu qaban karo, Goobo wax barasho. Markas ka ayaa mustaqbalka hadii Eebe idmo... 
Halkudheg:

The People’s Road Map: Rebuilding a New Somalia

Jan 19, 2012
A position Paper by HE Madobe Nunow, Reformist MPs and the Somali Justice and Development Party (SJDP) 15th January 2012 Executive Summary When Somalia become a nation in 1960 the country was considered as one of the best African countries in the continent. Somalia even gave foreign aid to landlocked Zambia and Tanzaniain the late 60’s at their efforts at reconstructing their nascent economy and... 
Halkudheg:

gumaysi waa maxay ?

Jan 19, 2012
waxaan u mahadcilinayaa war baahinta somalitalk.com oo ah xaqiidii website daneeya daneeya qadiyada somaliyeed guud ayaanwaxaana leeyahay halkiinaa ka wada waligiin waanada. Qormaddan, waxaan kubaadi goobaynaa Micnaha erayga gummaysi, iyo waxyaabaha kadhasha gumaysiga.gumaysiga waxaan u malayn inaan cidna loo sharxaynin dhibaatooyinkiisa,iyo hagardaamasiisa,lakiin waxaan rabnaa inaan wax yar ifino... 

GABAY:Soomalaay Digtoonoow !

Jan 19, 2012
Waa Dhamaadkii sanadki tegay 2011 kadib markii ay dalka dib soo galeen ciidamda Shisheeye oo farabadan, waxaa intooda badan ka yimaadeen wadamada dariska oo somalidu xuduud beenaadka dalka somaliya la ah. Waxaa ay iska dhigaayeen inaay soomaliya tageeryaan, has yeeshaa qof kasta oo Somali ah ay garaneeyso inaanay dan soomali u iman , waxaa dad badan oo aanigu ka mid ahay u muuqatay inaan cadowgaas... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...