Home » Archive Maalinta January 1st, 2012

Qaraxyo Iyo Toogasho Xalay ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari ee Kenya.

Jan 1, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada gaarisa ayaa sheegaya Magaaladaasi ay ka dhaceen qaraxyo iyo Toogasho loo gaystey Dad ay Soomaal ka mid ahaayeen. Falka Toogashada ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Bartamaha Magaalada Goob ay ku caweynayeen dad u dabbaal degayay Xuska Sanadka Cusub halkaasoo la sheegay in ay yimaadeen Rag Gaari wata kaddibna ay ku Fureen Rasaas aan loo kala aaba yeelin. Raggaas... 
Halkudheg:

Itoobiya oo Sheegtay in ay Qabsatay magaalada Bedelweyne

Jan 1, 2012
Afhayeenka xukuumadda Itoobiya, Bereket Simon, ayaa sheegay in ciidankoodu qabsadeen magaalada Soomaaliyeed ee Bedelweyne. Bereket Simon said: “Enemy troops were routed during the operation and have retreated. We only had minimal losses,” Reuters. Waa markii labaad oo Itoobiya qiratay in ay xoog ku gashay Soomaaliya, bishii Dec 28, 2006 ayey ahayd Maalintii Ciidamada Itoobiya galeen Muqdisho,... 
Halkudheg: ,

Dib u eegista 2011 iyo dhacdoyinkii ugu waa weynaa.

Jan 1, 2012
Waxay ahayd subax jimca ah 17/12/2010 dhamaadkii sanadkii hore markii uu dab jirkiisa qabadsiiyay wiil udhashay dalka tuunis, isala bishaasi 18keedii waxaa kacdoon sameeyay shacabkii magaalada uu kudhashay wiilkaasi, kacdoonkaasi cirka ayuu isku shareeray waxa uuna soo gaaray magaalooyinkii waaweeynaa sida caasimada tuunis. 14 bishii koobaad ee sanadka ayaa waxaa orad isku taabtay oo cagaha wax ka... 
Halkudheg: ,

Kulan lagu soo Bandhigey Sawiradii Xasuuqii Deegaanka Hosingow ee ay ka geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo ka dhacay Muqdisho

Jan 1, 2012
Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon... 
Halkudheg: ,

Louis Michele oo Sheegey in Soomaaliya aan looga Maarmin Xal u helideeda Wadamada Deriska la ah.

Jan 1, 2012
Lewis Michele oo mar ahaa Madaxweynaha Ururka Midowga Yurub haatana ah mudane ka tirsan Barlamanka Yurub ayaa ka hadlay Xalka Soomaaliya. Mr Luwis ayaa sheegey in xalka soomaaliya loo baahan yahay in laga raadiyo Wadamada ku yaala Mandiqadda geeska afrika oo uu sheegay in si weyn ay ugu xiran yihiin Dalka Soomaaliya. Lewis Michele oo haatan ku sugan Dalka Jabuuti oo la hadlay Idaacadda VOAda ayaa sheegey... 
Halkudheg:

Xuska Sannad Guurada 10 aad ee Wanle Weyn Human Rights iyo Sannad Guurada 1aad ee Xushmo Press

Jan 1, 2012
Waxaa maanta Xarunta Hayadda Wanle Weyn Human Rights ee Magaaladda Muqdisho ka dhacdey Laba Munaasabadood oo mid ay ahayd Xuska Sannad Guurada 10-aad ee Aas-Aaskii Hayadda xaquuqda Adanaha ee Wanle Weyn Human Rights iyo Xuska Sannad Guuradda 1-aad ee Wargeyska Xushmo Press oo ah Wargeyska ay soo saarto Hayadda Xaquuqda Aadanaha ee Wanle weyn kana faalooda arrimaha Xaquuqda Aadanaha, Baniaadanimada... 

Warsaxaafadeed Wasiirka Warfaafinta oo Hanbalyo u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed

Jan 1, 2012
Wasiirka Warfaafinta, Boostada &Isgaarsiinta ayaa u diray Hanbalyo ku aadan sanadka cusub dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba. Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed(Jaahweyn) ayaa yiri “Waxaan u hanbaleynayaa Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gudaha iyo Dibaddaba, munaasabadda sanadka cusub, waxaanan u rajeynayaa in sanadkaani noqdo sanadkii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...