Home » Archive Bisha September, 2011

Arday soomaliyeed oo dhan 41 ayaa habeenkii xalay ahaa Xaflad qalin jabin ah loogu qabtay magaala madaxda dalka suudaan ee Khartuum.

Sep 3, 2011
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay 41-arday oo ka qalin jebisay Kulyadaha kala duwan ee Jaamacadaha Suudaan ayaa lagu gudoonsiiyay shahaado kala duwan, iyadoo ardaydan ay ahaayeen kuwo u dhabar adeegay waxbarashadooda mudadii ay dhiganayeen Jaamacada. Arday qalin jebisay oo wajiyadooda ka muuqatay farxad ayaa isugu jiray, ragg iyo haween, waxaa ka dhex muuqday dad waa weyn,... 
Halkudheg:

Xaafada Xorgoble Ee Qardho oo ku Guulaysatey Kadis Aqooneedkii shirkadda Golis Ee la Qabtey Bishii Ramadaan.

Sep 3, 2011
Xaafada xorgoble ee magaalada Qardho caasimada gobolka karkaar ayaa ku guulaysatey kadis aqooneedkii ay maalgalisay shirkadda Golis oo ay faafisay warbaahinta caalamiga ah ee SBC Radio. Kadiskaas ayaa waxaa ka qayb galay 24 xaafadood oo ka tirsan gobolada puntland,kaasoo ahaa mid aad u xiiso badan oo qanciyey dhammaan dadka ku nool gobolada puntland. Ugu danbeeyntii tartanka kadiska bisha ramadaan... 
Halkudheg:

Ururka Samafalka ee Somali Women and Children Rescue Organization (SWACRO) oo kulan la qaadatey Mercy Malaysia

Sep 3, 2011
Iyadoo Hayado Fara badan ay ku soo qulquleen Magaalada Muqdisho ka dib markii dad fara badan oo ka soo cararey Abaarta ay soo gaareen Magaalada Muqdisho iyadoo taasi ay jirto ayaa Ururka Samafalka ee Somali Women and Children Rescue Organization (SWACRO) Xubno ka tirsan Ururka waxay Xafiiskooda ku qaabileen Masuuliyiin ka socotey Hayadda Mercy Malaysia oo Howlo indha indheyn ah u yimid Magaladda... 
Halkudheg: ,

Baaq Nabadeed: Reysal wasaaraha DFKMG oo baaq u diray dirirta Gaalkacayo

Sep 3, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamayay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu horeyn Ra’iisul Wasaaraha wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qarabadii ay ka geeriyoodeen dadkii ku baxay dagaaladaasi, wuxuuna Alle uga... 
Halkudheg:

Baaq Nabadeed:Ugaaska Awrtable oo baaq u jeediyey dirirta Gaalkacanyo

Sep 3, 2011
Ugaas Cumar Geelle Maxamed ayaa ka codsanaya waxgaradka, isimada, culumaaudiinka, haweenka, dhalinyarada ee beelaha walaalaha ee wada dega gobalka Mudug inay si wadajir ah uga qayb qaataan sidii loo joojin lahaa dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo sida ugu dhaqsaha badan. Waa in labada dhinac ay joojiyaan colaada islamarkaana ay ka fogadaan hadalada iyo ficilada dadka sii kale fogeynaya, waxaan... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada DFKMG

Sep 3, 2011
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay shalay isugu yimaadeen waxay kaga hadleen arrimo ku aadan ammaanka iyo hubka sida sharci darada ah loogu dhex sito magaalada iyo weliba midka lagu iibiyo qeybo ka mid ah magaalada sida suuqyada iyo meelo oo qarsoon iyagoo go’aano ka soo saaray arrintan. Shirkan oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah Mudane... 
Halkudheg:

Ciidamada Midowga Africa AMISOM oo weriye u shaqaynayey BernamaTV ku diley Muqdisho

Sep 2, 2011
War deg deg ah  Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM oo rasaas ku furay Gaari ay la socdeen  Dhaqaatiir  ajaaniib ah oo ka soo jeeda mid ka mid ah wadamada asiyada fog.   Risaas ay fureen ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa sababatay dhimashada camiraman u shaqeeynayey BernamaTV  oo saarnaa gaari ay wateen dhaqaatiir u dhalatay dalka maleysiya xili ay marayeen inta u dhaxayso Garoonka diyaaradaha... 
Halkudheg:

Walaalo Soomaaliyeed oo ku Nool Ingiriiska oo Deeq lacageed soo Gaarsiiyey Caruur Agoon ah

Sep 2, 2011
Iyadoo weli ay socdaan gargaarka la gaarsiinayo dadka ku dhibaateysan Gudaha Dalka Soomaaliya ayaa Deeq lacageed oo ay soo dhiibeen Walaalo Soomaaliyeed oo ku nool Cariga Ingiriiska oo kala ah Yuusuf Garabeey iyo Cismaan Cabdi Xasan Black . Deeqdaas oo gaareysey Saddex Boqol oo Doolar ayaa la gaarsiiyey Caruur Agoon ah oo si aad ah ugu dhibaateysnaa Magaalada Muqdisho waxaana Deeqdaan Gacanta ka... 
Halkudheg:

Ardaydii ka qalinjabisay Raabidada Caalamiga ah ee Azharu-Shariif oo doortay guddomiye

Sep 2, 2011
Waxaa guddoomiye doortay ardaydii ka qalin-jabiyay Jaamacadda Al-Azhar Al-shariif, kaddib kulan ay maanta oo Khamiis ah ay ku yeesheen hoteelka Bakiin ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay 50 ruux oo ahaa dadkii kasoo qalin-jebiyay Al-Azhar, waxayna guddoomiye u doorteen ustaad Mukhtaar Maxamed Yuusuf kaddib markii loo qaaday cod qarsoodi ah isagai yo xubno la tartamayay. Halkan ka... 
Halkudheg:

Gurmadka abaaraha iyo doorka ay kaqaateen jaaliyada Copenhagen.

Sep 2, 2011
Wadanka Denmark gaar ahaan Caasumada wadankaas ee Copenhegan ayaa jaaliyada degan halkaasi waxaay deeq gaarsiiyeen walaalohooda ay abaaruhu halakeeyeen ee koonfurta soomaaliya. Deeqdaas oo ahayd lacag gaareysa 20.000$ waxaana loo wakiishay inay qaybiyaan Markazka Ibnu-baz ee Magaalada Muqdisho. Nooca cuntada laqaybiyey ayaa waxay ka koobnaayeen Bariis,bur iyo saliid. Raashinka waxaa lagaarsiiyey Gobolka... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii |Casharkii IX-aad

Sep 2, 2011
Go’aankii iska-caabinta ahaa oo ay gaareen qabaa’ilkii Soomaaliyeed ee ku dhaqnaa gobolka Majeertiinya, waxaa dhinac socdey qorshayaashii uu De Vecchi ku doonayay in uu ku weeraro gobolka. Waxaa xusid mudan in xilligaas uu ahaa isla xilligii xoogga Talyaaniga uu Mudug soo weerarayay. Sida aanu soo sheegney labadaas degaan waxay ahaayeen labada meelood oo markaas gacantiisa ka maqnaa. Talyaanigu... 
Halkudheg:

Sixitaan: Jaamacada Muqdisha

Sep 1, 2011
Dhawaan ayaa lagu soo qoray meelo ka mid ah websiteyada af Soomaliga wax ku qora xaflad lagu qabtay Mogadishu University oo la yidhi waxaa loogu dabaal degayey inay jaamacadu ka gashay kaalinta 29aad jaamacadaha Africa. Waxaa hadaba qoraalkani isku deyayaa inuu iftiimiyo qaladaadka iyo is moodsiiska ay ku dhaaceen maamulka jaamacada Muqdisho tiiyoo aanay is weydiin cidda qiimaysay jaamacadaha, iyo... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG oo kulan la qaatey Wafdi ka socdey Hayadda Qaramada Midoobey UNHCR

Sep 1, 2011
Madaxweynaha DFKMG ee Jamhuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa Xafiiskiisa ku qaabilyay Wafuud uu Hogaaminyayo Madaxa guud ee Hayada UNHCR Mudane António Guterres. Madaxa UNHCR António Guterres ayaa sheegtay in booqashadiisa Magaalada Muqdisho ay tahay mid uu ku muujinayo taageeradiisa uu la garab taagan yahay shacabka iyo Dowlada Soomaliya. António Guterres ayaa sheegay in Wakiilkiisa... 
Halkudheg:

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq gaarsiisay Tuulada Madax Waraabe oo ka tirsan Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

Sep 1, 2011
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa waxay deeq gaarsiisay Tuulada Madax Waraabe oo ka tirsanTtuulooyinka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool Dadka Tuulada ku nool cadadkooda waxaan lagu qiyaasi karaa ilaa 200 Qoys intooda badan waxay ahaayeen dad Xoola Dhaqato ah balse ay si ba’ani Abaari ugu dhufatay waxaa ka dhamaaday dhamaan xoolihii, Runtii waa dad ay daruufi... 
Halkudheg:

Difaaca Nabiga Suuban waa ku Waajib Muslimiinta.

Sep 1, 2011
Nabi Muxamad (Nabad iyo naxariis korkiisa Alaha yeelee) Xaqiiqdiisa ma jirto cid ka taqaan Rabiga Caalamiinta Abuurtay marka koowaad asagaana cadeyn ugu filan iyo Daliil inuu ku sheegay Kitaabadii uu ku soo dajiyay Nabiyada oo dhan magac ahaan ama tilmaan ahaan sidaan soo sheegnay. Suurada AS-Saf Aayada 6aad: Xusuusta markii {Nabi} Ciise Ibnu Maryamaku yiri Banii Israa’iil: waxaan ahay Rasuul... 
Halkudheg:

Sawirro: Sidii looga ciidey Toronto, Minneapolis, Columbus, Switzerland iyo Shiinaha

Sep 1, 2011
Muslimiinta ku dhaqan daafaha caalamka ayaa Talaadadii u dareeray salaadda Ciidul Fidriga. Hoos ka daawo sawiro kamid ah qaybo kamid ah sidii looga ciidey Toronto, Minneapolis, Columbus, Shiinaha iyo Jaamacadda Muqdisho oo Zakatul fidri qaybisay…. Hambalyada Ciidda iyo Toronto Canada… Toronto:-Waxaa maalinkii Talaadada oo ay ah taariikdu ahayd August 30,2011 lagu tukaday Markazka weyn ee... 
Halkudheg:

Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Degdega ah oo qeybiyay Deeq lacag ah oo ka soo gaartay qaar ka mid ah Soomaalida ku Dhaqan Dalka Newsland.

Sep 1, 2011
Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Degdega ah oo qeybiyay Deeq lacag ah oo ka soo gaartay qaar ka mid ah Soomaalida ku Dhaqan Dalka Newsland. Deeqdaan ay Gudiga Culimada iyo Ganacsatada Gurmadka Deg dega ay qeybiyeen ayaa waxaa soo gaarsiisay Gabadha lagu Magacaabo Farxiyo Awbaari taasoo Cadadkeeda Gaarayay $4,000 (Afar kun oo Doolar ah ) ayadoo horay Gudiga u soo Gaarsiisay $1,000 (kun Doolar... 
Halkudheg:

Ogaysiis: Somalichannel TV Sabtida kala soco Qaybta labaad ee “xadaynta Badda”

Sep 1, 2011
Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee Telefishinka Somalichannel kala soco Qaybta labaad ee xadaynta Badda, waxaana marti u ah ra’iisul wasaaraha DFKMG Maalinta: Habeenka Sabtida oo Axad soo geleyso Saacadda: 6 pm (Makhrib) Fadlan su’aalahaaga Soo weydii Ra iisalwasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Maxamad Gaas oo Barnaamijka Marti ku ah, kuna soo dir emailka hoose. Barnaamijka... 
Halkudheg:

Geedi Socodka Nabadda ee Dalka iyo Mustaqbalka Siyaasadaha Cusub ee Soomaaliya

Sep 1, 2011
Hordhaca iyo sooyaalka saadaasha nabadeed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaad moodaa inay u gudubtay weji cusub ee siyaasadeed taasoo sahankeedu uu ku rar furtay socdaalkii Taariikhiga ee Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku tegay dowlad gobleedka puntland si heer qarana loogu soo dhoweeyey booqashadu waxay ahayd mid dhalisay kalsooni iyo wada shaqayn inay yeeshaan DFKMG iyo dowlad goboleedka Puntland... 
Halkudheg: