Home » Archive Maalinta September 29th, 2011

Warsaxaafadeed golaha Wasiirada oo maanta aqoonsaday Golaha Kumeelgaarka ah ee Liibiya

Sep 29, 2011
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ee khamiislaha waxayna uga doodeen qodobo kala duwan oo ay ugu horeysay barnaamijka deeqaha waxbarashada ee dowladda Turkiga iyo weliba aragtida dowladda ee golaha kumeelgaarka ee Qaranka Liibiya. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshaddaha... 
Halkudheg:

TALO ADUUNEEY MAXAY GALINBA HEER JOOGTAY

Sep 29, 2011
waxaan booqasho ku tagay shir caasumada Denmark loogu qabtay Dr. Cabdiweli Gaas, oo ah raysul wasaaraha DFKMG, sababta aan u tagay waxa ay ahayd in aan shacabka Soomaaliyeed Sii akhri…  Read More →
Halkudheg:

Dowladda Federaalka oo loo Gudbiyey Su’aalo looga Digayo in 19 Desember ay Gasho Heshiiska Xadeynta Badda Soomaaliya

Sep 29, 2011
Suaalahaas  gacanta laga saarey  Dr Xuseen Cali Cilmi oo ah la taliyaha Siyaasada ee Raiisul Wasaaraha , wuxuuna isagan u gudbiyey Masuuliyiinta ka sareysa ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha  si ay ugu gudbiyaan Golaha Wasiirada maadaama uu Maqnaa Raiisul Wasaaraha. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Warsaxaafadeed Ku-simaha R.W. oo maanta kormeer howleed ku tegay Dekeda iyo Kaamka Rajo

Sep 29, 2011
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyoWarshaddaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo ay wehliyaan xubno isugu jira Wasiiro, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru dowleyaal ayaa maanta booqasho howleed ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho iyo Xerada barakacayaasha ee Rajo ee degaanka Jaziira. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuurgalay habsami u socodka howlaha Dekedda oo si... 
Halkudheg:

VIDEO: Falanqaynta Dhacdooyinka: Badda Soomaaliya

Sep 29, 2011
Telefishnaka Somali Channel ayaa barnaamij dheer ka diyaariyey badda Soomaaliya, barnaamijkaas oo lagu waraystay khubaro kala duwan iyo xubno ka tirsan DFKMG DAAWO      Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...