Home » Archive Maalinta September 28th, 2011

Kaalmo Loo Doonayo Masjidkii Ugu Weynaa Soomaaliya Oo Dhismihiisu Socdo.

Sep 28, 2011
Gudiga Masjidka Weyn ee Magaaladda Baydhabo, waxay Walaallahooda Muslimiinta ee ku nool daafaha caalamka ka codsanayaan, in ay gacan ka geystaan qaybaha ka harey dhismaha Masaajidkii ugu weynaa dalka soomaaliya oo laga dhisayo magaaladda Baydhabo. Dhismaha masjidkan waxaa uu ka kooban seddax dabaq, Dhismihiisuna waxaa uu socdey muddo hal sanno ah, intii uu socdey waxaa gacan ka geysanayey dhamaan... 
Halkudheg:

IGAD oo ka mid noqoneysa La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha Tusmeysan

Sep 28, 2011
Xukuumadda FKMG ayaa ku dhawaaqday in Ururka IGAD uu ka mid noqonayo La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha tusmeysan. IGAD waxay ku biireysaa la-guddoomiyeyaashii horay u jiray oo kala ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda FKMG, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga... 
Halkudheg:

Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya oo Lagu Yahay Duullaan

Sep 28, 2011
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel. Admiral Faarax Qare oo ka hadlayey waraaqo ka dhan ahaa badda Soomaaliya ee lagu qaybiyey shirkii saraakiisha ciidamada dalalka Geeska Afrika ee bartamihii September 2011 lagu qabtay magaalada Victoria ee dalka Seychelles iyo... 
Halkudheg: ,

VIDEO: Wasiirka Kalluumaysiga – Waxaa Waqti go’an loo qabtay in Xadeeyo xuduudaha Badda

Sep 28, 2011
Nairobi ayaan kula soo kulanay Hay’ado naga caawinayaa Badda, sidoo kale London waxaan kula soo kulanayo DAAWO  Read More →
Halkudheg:

Bannaanbixii ugu ballaarnaa oo Soomaali ka cabaneysa sharci la’aan ka dhacay Holland

Sep 28, 2011
Boqolaal Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ajaaniibta kale ee ku nool dalka Holland ayaa maanta isugu soo baxay xarunta Dowladda Nederland ee Den Haag, gaar ahaan wadada Malieveld halkaasoo ay ku soo bandhigeen shacuurtooda ku aadan sida ay ugu xun yihiin sharci la’aanta ku heysa dalkani iyo nolosha ay ku nool yihiin oo ah mid cariiri ah. Dibadbaxani oo ahaa mid si weyn loo soo abaabulay ayaa waxaa... 

Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”

Sep 28, 2011
Waraysi uu siiyey BBC-da ayuu ku sheegay in shirkii dalka Seychelles lagu soo bandhigay mashruuc meel ka dhac ku ah qaranimada iyo hantida ma guuraanka ee Ummadda Soomaaliyeed ay leedahay. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Reysal wasaaraha DFKMG Cabdiweli Gaas ayaa yiri: Somaliland waxay noola mid tahay Soomaaliya

Sep 28, 2011
Reysal wasaaraha DFKMG oo waraysi siiyey idaacada BBC da isagoo jooga Magaalada New York ayaa waxaa laweydiiyey Rajada uu kaqabo soomaali isukeenideeda wuxuuna kagajawaabey: wax weyn ayaan kaqabanay soomaali isu kenideeda. Waraysiga waxa uu ku xusay in uu markaan rajo weyn ka qabo isu keenidda Soomaaliya. Isagoo hadalka ku adkeeyey: soomaalidu waxaa moodaa maanta waqti ay isaga dhowdahay oo wax wada... 
Halkudheg:

Prof. Ibbi oo Markii ugu horeysey Difaacay Badda Soomaaliya, Islamarkaasna Dhalliil Kulul u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

Sep 28, 2011
200 nautical mile waxaa iska leh dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sharciyeey Dawladdii Maxamed Siyaad Barre (AHN), waxana uu ku sharciyayey in ay tahay Somalia Territorial Waters, ee kuma uu sharciyayn inay tahay Somalia Exclusive Economic Zone (EEZ)…” Prof Ibbi Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...