Home » Archive Sannadka 2009

Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada WXO iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.

Oct 3, 2009
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya. Xubin katirsan Congresska maraykan ka oo u diray dhanbaal ururka Codka Nabada Ogadenia Filinkii silent Cry Oohinta qarsoonayd oo indhaha caalamka ku soo jeediyay xasuuqa ka socda Ogaadeenya.   Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.   Wariyaha... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho.

Oct 3, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaaladda Guttenberg oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho. Halkan ka daawo Sawirro dheeraad ah Iyadoo ay ka sii dareyso xaaladda nololeed oo ay ku nool yihiin Dadkii ka barakacay Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir dagaalada aaan Joogsiga laheyn ee wli ka sii soconaaya Caasimadda Soomaliya... 
Halkudheg:

AMISOM manabad ilaaliyaal baa mase waa ciidan xasuuq?

Oct 2, 2009
Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Maxay yihiin ciidamada AMISOM? Ciidamada AMISOM waa ciidan African ah inta badana ka yimid wadanka UGANDA oo ah wadanka ugu AIDSKa badan Africa marka laga reebo dhowr wadan oo kamid ah Africa waxaana madaxweyne ka ah musafeni oo ah nin diinka christianka aad ugu adadag islaamkana aad u neceb iyo wadanka... 
Halkudheg:

Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Caddeeyey Mowqifkooda in aysan taageersanayn Sheikh Shariif, soona dhaweynayn…

Oct 2, 2009
Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Sheegay in aysan Taageersanayn , kuna soo dhaweynayn Minneapolis…. Ururka Qurba Joogga Soomaaliyeed ee United Somali Diaspora (USD) oo ka jira Minneapolis, kana mid ahaa ururadii sida weyn uga soo horjeedey ciidamadii Ethiopia ee xadgudubyada ka geystey Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho, isla markaana xubno ururkaas ka mid ah ay u safreen Casmara xilli... 
Halkudheg: ,

Sheikh Shariif: sida qofka caadiga ah uu u fikiro hadday madaxdu u fikirto iga rumaysta wax badan ayaa xumaanaya

Oct 2, 2009
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif: Majiro Khilaaf u dhexeeya Xubnaha ugu sareeya DFKMG Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa September 30, 2009 ka hadlay xarunta CSIS (Center for Strategic and International Studies) ee Washington DC. Hadalkii uu halkaas ka jeediyey waxa uu kaga hadlay ururadii soomaray Soomaaliya burburkii ka dib, oo salka ku hayey qabiilka, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Waxa kale oo... 
Halkudheg: ,

Somalilanders agree on way forward to presidential elections|Ahmedou Ould-Abdallah

Oct 2, 2009
PRESS RELEASE 027/2009 Somalilanders agree on way forward to presidential elections Nairobi, 02 October 2009 – The UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has congratulated Somaliland officials on the signing of a Memorandum of Understanding on the way forward to holding presidential elections which had been previously postponed. “Let me congratulate the Somaliland political... 

Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka

Oct 1, 2009
Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee dalka Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Lacagtaan Sadaqada ah oo ay soo dhiibeen Haweynka Soomaalida ee Jaaliyada Wadanka Sweden oo gaareysa 500 oo doolar ayaa waxaa ka xamdi Noqoy 68 Ruux oo u Badan haween ay si weyn ugu Muuqaneysa dhibaatada... 
Halkudheg: ,

Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday

Oct 1, 2009
Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday Masjidka Iyo xarunta abu-bakr Islamic center ee Magaalada Seattle Gobalka Washington oo maalmahan ay ka socatay Munaasabad lagu furiyay oo ay kasooqayb galeen culumada somaliyed iyo kuwan aan somalida ahayn ee caanka ka ah waqooyoga America iyo dadweyne aad fara badan.   Munaasabadan oo socatay mudo afar maalmood ah bilaabatayna 24ka bishi... 
Halkudheg:

Healthcare: Obama miyuu ku xad gudbay dhaqanka dadka maraykanka qaarkood? | Wardheere

Oct 1, 2009
Healthcare: Obama miyuu ku xad gudbay dhaqanka dadka maraykanka qaarkood? Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan dooda Caymiska Caafimaadka ee USA (Q&A) Baraka Obama waxaan u qirayaa in uu muujiyey dadaalkiisa iyo niyaddiisa fiican ee uu soo bandhigay, xataa haddii uu ku guulaysan waayo dadaalkiisa oo ay congresska ka diidaan qorshahiisa ammaan buu mudan yahay, sababtoo ah waxaa uu dusha u ritay hawl... 
Halkudheg:

Ahmedou-Ould Abdullah: Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18)

Oct 1, 2009
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18) Neyroobi, 30 Sebtembar 2009. Al-salaamu caleykum Saabibayaasha qaaliga ah, 1. Waxaan idin rajeynayaa ciid wanaagsan, waxaa kale oo aan dhamaantiin idiin soo gudbinayaa salaan diiran, taas oo ku... 
Halkudheg:

Xarakada Al-Shabaab oo sheegatey in ay la wareegeen Magalaada Kismaayo maamulna ka dhiseen, ka dib markii fooda is dareen Xisbul-Islaam

Oct 1, 2009
Magaalada Kismaayo oo saakay dagaal culus ka bilowday ayaa hadda wararku waxay sheegayaan in inta badan Magaalada Kismaayo la wareegeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Halkan ka dhagayso Afhayeenka Al-Shabaab sheekh cali maxamuud raage oo sheegaya in Kismaanyo Maamul cusub loo magacaabay …dhagayso Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay inta badan magaalada... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo wax laga weydiiyey Carruurta ka laabtay Maraykanka xilliguu uu Xakumay Maxaakiimtii Islaamiga ahaa

Sep 30, 2009
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif oo ka hadlay Carruurta ka laabatay Maraykanka xilligii uu Isagu Xukumay Maxkamadihii Islaamiga Waraysi ay idaacadda BBC la yeelatay Sheikh Shariif ayaa wax laga weydiiyey in carruurta Soomaaliyeed ka laabtay Maraykanka xilligii uu madaxda ka ahaa Maxakamadihii ayaa sheegay in arrintaasi dhici karto. Maxamed Xaaji Xuseen (Shiino) oo Idaacadda British Broadcasting Corporation... 
Halkudheg:

Ururka Samafalka Caawiye oo soo bandhigay deeqahii lacageed ee uu ka qeebiyay waqooyiga magaalada muqdisho Jun – September 2009

Sep 30, 2009
Ururka Samafalka Caawiye oo soo bandhigay deeqahii lacageed ee uu ka qeebiyay waqooyiga magaalada muqdisho Jun – September 2009 Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah W/Mqdisho – 27/09/2009 Ururka Samafalka Caawiye oo uu saldhigiisu yahay magaalada Birmingham UK, ayaa soo bandhigay deeqahii lacageed uu qeebiyay Jun – September bandhigaas oo lagu qabtay Holl ka weyn ee ku yaala wadada Farm Road... 
Halkudheg: ,

Letter to the members of the Somali Jaaliyadda (no 18) from Ahmedou Ould-Abdallah

Sep 30, 2009
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Letter to the members of the Somali Jaaliyadda (no 18) Nairobi, 30 September 2009 Salaam Aleikum Dear friends, I would like to wish you Eid Mubarak and send my warm greetings to one and all at this time of calls for peace and forgiveness. I believe the same spirit must prevail to ensure that the next year is one of expanding stability in Somalia... 
Halkudheg:

Maanlaawayaal Yaa Idiin Maqan | Dirham

Sep 30, 2009
Maanlaawayaal Yaa Idiin Maqan Soomaaliya ayaa 1991-dii qaran la’aan u soo bilaabatay, markaa kadib wadanku wuxuu dhex galay xaalado qalafsan, jixinjix iyo sidaa ma ahan ee ha laga fiirsado ayaa dhamaatay, waxaa badatay (maxaa iga galay), waxaa is raacday intii isku dan ahba oo iyagana marka dambe fool xumo ku kala baxa, dhankaaga ka wad ana dhankeygaa ka daadinayaa dhibaato ku saleysan ayaa soo if... 

Madaxweyne Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG

Sep 29, 2009
Madaxweyne DFKMG Sheikh Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG Prof Dalxa: “Madaxwaynaha cusub ee la soo doortay waxa uu xilkiisa bilaaban doona marka uu dhamaado xilligii madaxwaynihii hore ee xilka isaga tagay, iyadoo inta ka dhiman xilka madaxwaynihii hore uu booska sii buuxin doono.” Dastuurka meel ma looga helayaa Sheikh Shariif Sheikh Axmed in... 
Halkudheg:

Minneapolis iyo Sheikh Shariif…

Sep 29, 2009
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano.. Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan. Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo la hadlaya Soomaalida Washington iyo Minnesota

Sep 29, 2009
Goobta iyo xilliga uu Sheikh Shariif la hadlayo Soomaalida Washington DC hoos ka akhri (English).. Sidoo kale: Madaxweynaha DFKMG waxaa la filayaa Axadda October 4, 2009 in uu Jaamacadda Minnesota kula hadlo jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Minnesota. Goobtu waa jaamacadda Minnesota. Waqtigu waa 3 pm (AXAD OCTOBER 4, 2009) flier-ka hoose ka eeg. Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes... 
Halkudheg:

Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee….

Sep 29, 2009
Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee…. Puntland State University in Garoowe First Annual Fund Raising in Minnesota GOORMA/WHEN iyo Xaggee/WHERE… EEG FLIER-ka (pdf)  Read More →

Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes the Somali delegation led by President Sh. Sharif Sheikh Ahmed

Sep 29, 2009
Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes the Somali delegation led by President Sh. Sharif Sheikh Ahmed    FOR IMMEDIATE RELEASE  Contacts: Jamal Sh. Said (703) 703-870-5853 Hassan Warsame (703) 623-5273 somalipresidentvisitusa@gmail.com  Fairfax, Virginia, USA, 29 September 2009: The Somali community in the Washington D.C Metropolitan Area is delighted to announce a welcoming... 
Halkudheg:

Taliyaha Ciidamadda Booliiska Jabuuti “Ummadda Soomaalidda ah Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa”

Sep 29, 2009
Taliyaha Ciidamadda Booliiska Dalka Jabuuti Col/Cabdullaahi Cabdi Faarax “Ummadda Soomaalidda ah ee Balann Baleysa oo Yaaceysa Waan La Kulanaa, Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa” Taliyeyaasha sare ee ciidamadda Booliiska dalallka Geeska Afrika ayaa shir socon doona laba maalmood uga furmey Hoteel Kampniski ee caasimadda dalka Jabuuti 29/09/2009-ka. Shirkaan oo... 
Halkudheg: ,

Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR

Sep 29, 2009
Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah… Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 40 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu... 
Halkudheg:

Cali Xuseen Xirsi: Halgamaagii la’ illaaway

Sep 29, 2009
Cali Xuseen Xirsi: Halgamaagii la’ illaaway   Sida bahal raq dhawranaya oo, meel dhabbacanaaya Hadba dhinac gumeysigu ka yimi, idin dhagraayaaye.   Taariikhda Cali Xuseen waa taariikh dahab ah, waa taariikh ku qotonta waddaniyad iyo halgan dheer oo soomaalinimo. Ayaan darraduse waxa ay tahay Cali Xuseen taariikhdiisii waa luntay, taariikhdiisa suugaaneed waxa ay la faylami lahayd ama u dhigmi lahayd... 

Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo

Sep 28, 2009
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo Haalkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa aad Isku Soo Taraya Dhibaatooyinka Xoogan E eSoo Wajahaya Barakacayaasha Soomaaliyeed Ee Ku dhaqan Inta U dhaxeeysa Magaalada Muqdisho Iyo Degmada afgooye Iyadoona Dadkaasi ay Guryahoodii Kaga Soo Careen Dagaalada Qaraar Ee aan Hakad lahayn Ee ka Soconaya Gudaha Magaalada Muqdisho. Xeradani... 
Halkudheg:

Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka

Sep 28, 2009
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka ku Guulaystay ee Sanaag iyo Mudug. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shirkada isgaadhsiinta Taleefoonada ee Telecom Puntand oo Dardar wayahanba ka wadey Degaanada PL ayaa waxaa ay qabatay Tartan aqooneed ay bishii Ramadaan ugu talagashay Gobolada somaliya kaasi oo uu ku...