Home » Archive Bisha August, 2009
Goaankii baarlamaanka DFKMG ee heshiiska
Baarlamaanka DFKMG oo diidey heshiiska Badda AKHRI
Read More →
Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan
NABADDU WAA LAMA HURAAN!
Dadka, dalka iyo Diinta Soomaaliya nabad bay doonayaan
Waxaa Qoray Xuseen Cabdi
hussein_abdi@hotmail.com
Waa lagama maarmaan nabaddu maxaa yeelay nabaddu waxay dan u tahay bini’aadamka oo dhan, bay’adda, badda iyo barriga intaba. Soomaaliya waxay ahaan jirtay meel barwaaqo ah oo lix biloodna roob ka da’o lix biloodna roob la’aan ah, waxay kaloo ahaan jirtay meel dadka...
Carmo vs Bosaso – Ciyaar xiiso badan
Ciyaar aad u xiisa badan oo ay iskaga Horyimadeen Magaalada Carmo iyo Bosaso oo ka dhacday Garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo.
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI….)
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay ka dhacday garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo ciyaartaasi oo ahayd mid saxiibtinimo ah ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay 1-2 waxaana guushu ay raacday oo 2da gool keensatay Kooxda kubada cagta...
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan (Daawo Masawirada)
Sawirada iyo waraaqaha dukumiintiga halkan ka eeg (GUJI)
Kenya:-Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah khayrkana Jecel kuna nool dunida dacaladiisa waxaan ka codsaneynaa in ay alle dartiis u caawiyaan ilmahan yar ee aadka u xanuunsan oo ay madaxa biyaha uga jiraan waxna looga qaban karin dalka Kenya.
Suudi Ali waa halsano iyo...
Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan|Shaaciye
Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan iyo dhibaatada ay ku hayso ardayda dalkaas waxkabarata.
Mahad oo idil waxay u sugnaatay Allah abuuray koonka, cirkana taagay tiir la’aan. Naxariis iyo nabad galyo nabi Muxammad dushiisa ha ahaato.
Hordhac
Dalka Pakistan wuxuu ka mid yahay dalalka ardayda ugu badan ee Soomaaliyeed wax ka barato. Waxaana lagu qiyaasaa ardayda wax kabarata ku dhawaad 1000 arday oo dhigta...
Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga|Maxamed Mursal
Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga (Somali spell checker)Hingaad-saxahii ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga oo la soo bandhigay
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan mujtamaca qora afka-Soomaaliga ugu bishaareyneynaa in uu soo baxay hingaad-saxahii (Spell checker) ugu horeeyay ee afka-Soomaaliga. Hingaad-saxahaas oo lagu isticmaalikaro barnaamijyada kumbuyuutarada sida, OpenOffice iyo Mozilla (sida Firefox)....
Agoonkii Dulmane iyo| Ing. Cibaar
Agoonkii Dulmane & Awowgii Dagane
Saddex sano ka hor ayay aheyd markii uu internetka ku faafay qoraal hal-abuur ah oo uu cinwaankiisu ahaa: Ariligu waa dhaxalkeygee, hayga iibin awoowe. Qoraalkaas oo ahaa warqad furan, waxuu ka socday agoon da’ yar oo magaciisu ahaa Dulmane , wuxuuna kula hadlayay odayaal uu ugu horreeyo awowgii Dagane oo xilligaas u ololeynayay sidii ciidamado shisheeye carrada...
XASARAD | Durraan
Maansadan aan ugu magac daray(XASARAD)waxaan sameeyey 11-05-09
ka dib markii dagaalo qaraar oo u dhaxeeya kooxa islaamiyiinta
iyo dawlada ku meel gaarka soomaaliya dagaal qaraar oo lagu hoobtay
uu ku dhex maray caasimadii soomaaliya ee mugdisho
taasoo qalabka warbaahintu ay kasoo tabinayaaan muuqaal aad u fool xun
isla markaana uu mugdi galay sansaankii nabada ee umada soomaaliyeed
baahida u qabtay,ayaan...
Gabay: Qiil maleh Qabyaalidi|Durraan
Gabaygan la yiraahdo Qiil maleh Qabyaalidi waxaan sameeyey markaan dib u xasuustay
sidii loo qaban qaabin jirey looguna qiiroon jiray xafladana loogu sameyn jirey maalmihii qaranimada
iyo xoriyada aan qaadanay oo ahayd 26kii juun iyo 1dii luuluyo oo israacday waqooyiga iyo koonfurta
soomaaliya oo ay noqdeen qaran midah oo taagan,sanadkii 1960kii, sidaas awgeed waxaan tabay inaan si guud loo samayn...
Somali lawmakers reject controversial maritime deal
Somali lawmakers reject controversial maritime deal between Kenyan and Somalia
www.chinaview.cn 2009-08-01 21:02:38
MOGADISHU, Aug. 1 (Xinhua) — The Somali parliament on Saturday overwhelmingly rejected a controversial maritime agreement signed between Somali government and Kenya last April.
The Memorandum of Understanding (MoU) was reached between the two coastal states in accordance with...
Minneapolis- Dalxiiska dhallinyarada da yarta
MACALIMIINTA ABUUBAKAR SADIIQ IYO WAALIDIINTA DHALINTA
DA’DA YAR OO DALXIIS KU QAATAY BEERTA MINNEHAHA PARK EE
MINNEAPOLIS
Sawiro ka fiirso halkan
Macaliinta iyo Maamulka abuubakar Sadiiq iyo Waalidiinta Dhalinta da’da yar
ee qurbaha ku koray ayaa Dalxiis ku qaatay
beer/jardiino ku Taala Minneapolis oo la yiraahdo Minneahaha Park waxay ahayd maalin ay
waalidiintu farxad la qaaten ilmaha...
Turkish Navy Commandos Seize Pirates Off Somalia
Turkish Navy Commandos Seize Pirates Off Somalia
By REUTERS
Published: July 31, 2009
ANKARA (Reuters) – Turkish navy commandos taking part in a NATO mission to combat piracy off the coast of Somalia captured seven pirates Friday, the military staff said, in the second operation of its kind in a week.
The pirates were taken as they were trying to hijack a boat in the Gulf of Aden. Last week, Turkish...
Faroole oo la kulmey shirkadaha shidaalka
Madaxweyne Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI)
Madaxweynaha DGPL Mud.Cabdiraxman Farole ayaa 22 July,2009 la kulmey saraakiil ka socota shirkada Range Resources iyo Africa Oil kaas oo ka dhacey Hotelka uu ka dagan yahay Sharjah ee wadanka Imaaraadka Carabta.
Kulankaan ayaa salka ku haysay dib-eegis maamulka cusub ku sameynayo heshiisyadii Xukuumadii Cadde Muse la...
Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay
Nabadda Iyo Muhimadda Islamku Siiyay
24 July 2009
ilaahay ayaa mahad leh nabad galyo iyo naxariis rasuulkeena muxamad ah dushiisa ha ahaato.
intaa kadib waxaan rabaa inaan kahadlo muhimada ay nabaddu kuleedahay islaamka dhexdiisa oo an doonayo inan waxyar ka iftiimiyo,markaan sidaas leeyahayna uma jeedo inan la ogayn ama aan lagaranaynin ahmiyada nabadgalyadu leedahay ee waxaan isleeyahay sidi loo...
Sweden – Taageerida Nabad Loohelo Soomaaliya
Munaasabad Loogu Magacdaray Taageerida Nabad Loohelo Dalka Soomaaliya Oo Kadhacday Wadanka Sweden Gaar Ahaan Magalada SÖDERHAMN,
Haddaba Munaasabado lagu maamuusayay magalada Soderhamn ee Dalka Sweden waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee ee Soomaalida kudhqan magaladani Soderhaman,
Munasabada oo aay soo Agaasimeen Jaaliyada Soomaalida ee Soderhamn ayaa waxey oogu magac dareen Aan Tageerno...
Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon | Amiin
Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon.
Sanadkii 20-aad ayaa foodda la sii gelinayaa, Xaalka Soomaaliya waxa uu noqday mid ka sii liita halkii uu sanado ka hor joogay, taana ma aheyn wax la filayey oo waxaa la is lahaa waxbaa soo wanaagsanaan doona, balse arrintu waxay noqotay mid god ku sii dhaceysa, shacabkuna waxa uu taagan yahay Quus, haddana dadka qaar markaat la sheekeysato waxay hadal ku soo koobayaan...
Jadwalka cayaaraha Somali Week London 2009
London: Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu qabanayaa koob loogu magacdarey Somali Week 2009..
Koobkaas waxaa ka qayb qaadan doono kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska iyo dalalka Sweden, Holand , Canada, isla markaana waxa iyana ka soo qayb gali doono ciyaartooydii hore kubada cagta dalka Soomaaliya, kuwaasoo ka kale iman doono dalal kale duwan.
Tartankaan ayaa lagu qaban doono garoon...
UNICEF – Breastfeeding Somali Children Could Save
UNICEF SAYS EXCLUSIVE BREASTFEEDING OF SOMALI CHILDREN COULD SAVE
THOUSANDS OF LIVES EVERY YEAR
NAIROBI, KENYA, 31 July 2009: In Somalia, where one child in every ten dies before its first birthday, exclusive breastfeeding in the first six months would be one of the most effective life-saving interventions for thousands of children.
This is according to UNICEF Representative to Somalia Ms. Rozanne...
Taliyayaashii Ciidamadii Somaliya oo gaarey USA
Taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka sidey ee Soomaaliya oo ku sugan Washington, DC…
WAR-SAXAAFADEED 023/2009
Nayroobi: 31 July 2009 – Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa u qabanaya kulan aqoon iswaydaarsi ah taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka siday ee Soomaaliyeed, waxaana shirka lagu marti gelinayaa magaca Wasaaradda Gaashandhigga...
Former Somali military officials in Washington
For Immediate Release
PRESS RELEASE 023/2009
Former Somali senior military officials to meet in Washington, DC
Nairobi, 31 July 2009 – The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) is convening a workshop for former Somali senior military officials under the auspices of the Somali Ministry of Defense from 1 – 5 August in Washington DC.
The workshop, which follows a preparatory forum...
Nin Labeeyey Ma Talin|Fayooke
Nin Labeeyey Ma Talin Qaybta 1-aad
Ilaahay baa Mahad dhammaanteed mutaystay, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabigeenna Muxamed korkiisa (صلى الله عليه وسلم)
Waxaan Ilaahay ka baryahayaa inuu naga duwo kuwii uu yiri
فقال تعالى: { مثلهم كمثل الذي استوقد نارا فلما أضاءت ما حوله ذهب الله بنورهم وتركهم في ظلمات لا يبصرون...
Taariikhda Distooradii Soomalida|Abu Xamza
Taariikhda Distooradii Soomalida iyo waxay ka qabeen Diinta Islaamka.
Sida la wada ogyahay Distoorada qoran, dunida way ku cusub yihiin, gaar ahaan dawladaha Afrika.Marka haddaan soo qadaano soomaaalida waxaa jirta in distuuradii soo maray qaranka soomaaliyeed ee shacabku codka ku lahaa si toos ah ama si dadban waxay ahaayeen afar kala ah:
1- Kii UNO Muddadii wisaayada.
2-qarannimada Soomaaliyeed...
Burburkii Qaran ilaa Qoys 2-aad |Mingiste
Burburkii Qaran ilaa Qoys Qaybtii 2aad
(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah)
ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:-
Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil wadaad-Qabqable...
Gedo guul darro horleh | Adam Zaki
Gedo : Guul darro Horleh
Gedo waxaa mara wabiga ugu biyaha badan Somalia nasiib darro dadka uu dhex maro way ka ooman yihiin mana jirto cid si wanaagsan uga faa iidaysata biyaha wabiga ayaa 97% ku shubma badwaynta India oo aan baahi u qabin biyo dheeraad ah Dadka Gedo ku noolna iyo guud ahaan Soomali waxay u qaylinayaan in Galayda fardaha Maraykanka la siiyo ay qaar deeq uga helaan!!
Isktoo...




