Home » Qoraallada Halkudhegga "Kenya"
Maxaa ka soo baxay kulan Dhex marey Madaxweynaha Kenya Kibaki iyo Xubno ka socdey Soomaalida Waqooyi Bari NFD
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxay sheegayaan in uu kulan balaaran uu dhexmarey Madaxweynaha wadanka Kenya Kibaki iyo xubno ka socdey Gobolka waqooyi Bari ee Dalka Kenya ee ay Soomaalida NFD waxaana ka mid ahaa Xubno ka socdey odoyaasha , Culumaudiin , Siyaasiyin , Xildhibaano iyo Wasiiro waxaana kulankaas la is kula soo qaadey soo gelitaanka Ciidamada Kenya ee Dhulka Soomaaliya...
Kenya, Ethiopia iyo Faransiiska oo ku Muransan Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib
“Sheikh Shariif waxa uu Afka-baarkiisa ka muujinayaa in uu ka soo horjeedo gelitaanka Kenya, laakiin hoos ahaan waxa uu ka taageersan yahay weerarka Kenya ku qaaday Soomaaliya” Jariidadda The EastAfrican.
Sii Akhri
Read More →
Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG “Faarax Macalin wuxuu Huwan yahay Shaar ONLF ee Wax Azaaniya la yiraahdo ma jirto”
“Faarax Macallin wuxuu abuurayaa oo uu wadaa waa ONLF iyo Al Shabaab ama Argagaxisada qayb ka mid ah weeye, isaga naftarkiisa ayaa shaar xildhibaan ku gabanaya oo dawladda Kenya ku dhex jira… Wax Azaaniya la yiraahdo ka dhismi meyso, qaybna kam aha gobolladan, mana waafaqsanaha dastuurka maamul goboleedka ee Axdiga qaranka” Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG.
Sii Akhri
Read More →
Qaadka Quba – Ololaha Dhaqaale Kobcinta Soomaalida
115 million oo doolar (oo u dhiganta Ksh 11 Billion Kenya shilling) ayaa sannad kasta Kenya ka soo gasha Qaadka nooca loo yaqaan Miraaga ama Miiroowga
Sii Akhri
Read More →
Militariga Kenya ayaa 7 Kalluumaysato reer Kenya ah ku diley aagga badda ee ku dhaw Raas kambooni
Ciidanka Militariga Kenya ayaa Jimcadii dooni ay leeyihiin kalluumaysato reer Kenya waxay ku dejiyeen xeebaha ku aadan aagga raas Kambooni, waxaana doontaas ku dhintay 7 qof oo kamid ah kalluumaysatadii.
Sii Akhri
Read More →
Kenya oo Duqaynaysa Dameeraha ku sugan Soomaaliya
Maxaase ka jira In Diyaarad Sida Hub oo ay leedhay Ereteriya ay ka Degtey Magaalada Baydhaba…. iyo Ereteriya oo warkaas ku Tilmaantey kuwa la Doonayo in lagu Qariyo Fashilka ku yimid Ciidmada Shisheeye ee ku Duuley Soomaaliya
Sii Akhri
Read More →
Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara Soomaaliya kaddib 2012
iyo Shariif Xasan iyo C/weli Gaas oo u dhoofay Xajka xilli Sheikh Shariif uu safar ugu maqan yahay Kampala ee dalka Uganda halkaas oo uu kulan kula yeelanayo Musaveni ……
Sii Akhri
Read More →
Bakhti-yaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey (Scam Lottery)
IOM, Hay’ada Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka –
Fariintani waa fariin muhuum ah oo idiinka timid Hay’ada Socdaalka aduun ee caalamiga ah ee looyaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed:
IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya in ay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay’ada IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira...
Khaliif Idiris Cismaan : Soomaaliya Dhagax …. Kenya Ukun
Iyadoo 16-Ka Bishaan Ciidmada Kenya ay soo galeen Degaano ka mid ah Dhulka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubadda Hoose waxaana soo gelitaankaas ku kala qaybsanmey Dowladda Federaalka ka dib markii uu Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu sheegey in Ciidmadda Kenya ee soo galey Dhulka Soomaaliya ay ku joogaan Rabitaanka Dowladda Federaalka halka Madaxweyne Shiikh Shariif uu sheegey In Ciidmadda...
C/weli Gaas iyo Odinga oo ku heshiiyey 11 qodob oo ku saabsan Ciidamada Kenya ee Galay Soomaaliya
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya.
Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob hoos ka akhri:
Read More →
Qodobada Heshiiska DFKMG iyo Kenya
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya.
Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob :
Qodobada Heshiiska Nairobi ee October 31, 2011 HALKAN KA AKHRI
Waraaqda heshiisku u qoran yahay oo ay tusayaan saxaafadda Nairobi,...
Diyaaradaha Militariga Kenya oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib, kuna diley 12 qof oo 6 carruur ahayd..
Salaad Xasan Cali oo ku sugan jirib ayaa xaqiijiyey “Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, waxayna xero qaxooti oo ku taal magaalada Jilib ay ku duqeeyeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxayna halkaas ku laayeen dad masaakiin qaxooti ah oo teendhooyinkooda qaxootiga qorraxda ka gabaadsaneyey,’ waxaa sidaas Idaacadda Codka Maraykanka u xaqiijiyey...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya
Safarka C/weli Gaas oo lana sheegey in uu la xiriiro saxiixo Doono Heshiis Kenya u Ogolaanaya in ay ka mid noqoto Ciidamada AMISOM
Sii Akhri
Read More →
Kenya oo Sheegatay in ay Qabsadeen Magaalada Buurgaabo iyo Sheikh Shariif oo aan ka hadlin Sheegashada Kenya
iyo Kibaki oo sheegay “Hawlgalka aan ka fulinayno gudaha Soomaaliya waa mid sharci ah oo aan ku difaacayno xornimada iyo wadajirka dhulka Kenya”
Sii AKhri
Read More →
Qarax Lala Beegsaday Gawaari Militari oo Marayey meel u dhow Magaalada Gaarisa
Wararka kasoobaxaya qarax ka dhacay magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya inay ku dhawacmeen tiro kamid ah askarta kenya.
Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday seddex gaari oo militariga Kenya, laakiin waxaa uu la-kacay mid ka mid ah gawaaridaasi, kaasoo ay ku dhaawacmeen afar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kenya, halka uu burbur xoogan soo gaaray gaarigaasi.
Waxaana goobta uu...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya
Diyaaradaha Militariga Kenya oo duqeeyey magaalooyinka Buurgaabo iyo Caanoole sidaas waxaa xaqiijiey Maj. Chirchir oo ah afhayeenka militariga kenya…..
Qaramada Midoobey oo sheegtay in ay soo Gaareen Warbixinno iyo Qoraalo iska soo Horjeeda oo ku Saaban Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya”.
Sii Akhri
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Khilaafay Hadalkii Sheikh Shariif ku diiday in Ciidamada Kenya galaan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray, soona dhaweeyey in Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya
SII AKHRI
Read More →
War Saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa Dowladda Kenya kala hadashay in dadka Soomaaliyeed ee ku nool waddanka aan si gaar ah loo bartilmaameedsan xilliyada ay ciidamadu fulinayaan howl gallada ammaanka lagu sugayo.
“Waxaan u sheegay Dowladda Kenya in dadka iyo dowadda Soomaaliyeed ay u mahad celinayaan dowladda Kenya sida ay ugu ogaladeen dalkooda in in kabadan 600 oo kun oo qaxooti Soomaaliyeed...
Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif
Yuusuf Xaaji “Waxaan leeyahay Shiikh Shariif laba mid: in uu la safto Argagixisada ama la Safto Kenya” — iyo khilaaf salka ku haya shirkii UN…
SII AKHRI
Read More →
Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka haysatey Qoraal iyo Heshiis u Ogolaanaya in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya…
Faarax Macallin ayaa sheegay in uu jiro Heshiis ogolanaya in Kenya gasho Soomaaliya “waa la gaarey, madaxweynaha ayaa amar siiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ra”sul baarlamaanka in Ra’iisul Wasaaruhu uu qoraalkaas u sameeyo, qoraalkaasna ay Kenya hadda gacanta ku hayso.” Faarax Macallin
SII AKHRI
Read More →
Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Dowladda Kenya uga Digay in ay Faragelin ku sameyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya isla markaana wuxuu u soo jeediyey in ay Qiimeyso Dareenka Shacabka Soomaaliyeed
Hadalkii uu arrintas ka yiri Sheikh Shariif Ka dhegeyso boggan.. RIIX
Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta booqday furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan deegaano ku dhow dhow...
The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/ EAC Political Initiative
October 24, 2011
The ongoing illegal Kenyan military invasion of Somalia, which has left experts on East Africa region with many questions about motive, timing and objectives, crystallizes the Regional Political Initiative (RPI) of the Inter-Governmental Authority on Development and East African Community (IGAD/EAC) on Somalia. Important members of IGAD/EAC are Ethiopia, Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi,...
Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo Maraakiibta Dagaalka France oo duqeeyey magaalada Muday.
Kenya oo Xaqiijisay in ay diyaarado ku weerartay Soomaaliya …”Weerarkii lagu qaaday magaalada Buur-gaabo waxaa ku dhintay 44 qof, waxaana ku dhaawacmay 63 qof…” NT
“Waxaa la xaqiijiyey in Kismaayo hawada laga duqeeyey, laakiin ciidankaanaga ma ahaynee waxaa duqqeeyey jaalyagaya”, sidaas waxaa xaqiijiyey afhayeenka Militariga Kenya, Maj. Chirchir , sida uu qoray …
Sii...
Sida loo arkey Soo Gelitaankii Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya
Kofi Anan “Ciidamada Kenya Marnaba ku Niyad Jebimaayaan Meydadkii ay soo Bandhigeen Alshabaab”
Faarax Macalin “Dagaalka lagula Jiro Alshabaab in uu sii socda waxaa raba Madaxda Sare Dowladda Federaalka si ay uga Macaashaan Dhiigga Askarta”
Dr Cabdiweli “Waxba kama ogi in Ciidamo Kenyaan ay soo galeen Dhulka Soomaaliya”
Zakeriyey Maxamuud “Dowladda Kenya Rabitaankeedu wuxuu Salka ku hayaa...
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda oo Hoggaaminayey Waftigii DFKMG ee ka qayb galay Shirkii IGAD ee Addib Ababa oo Looga hadlay Ciidanka Kenya oo Galay Gudaha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegay in uusan ka warqabin Ciidan Kenya oo soo galay gudaha Soomaaliya iyo “Kenya oo Dhulka ay qabsadeen ka dhisaya Gobol loogu magac darayo AZANIYA”
SII AKHRI
Read More →