Home » Warar

Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay qoyska Haweeneydii Faransiiska ahayd ee geeriyootay

Oct 19, 2011
Warsaxaafadeed Oct 19, 2011 ay soo saartay xukuumadda FKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa tacsi u diray madaxweynaha Faransiiska, isagoo muujiyay sida uu uga xumaaday geerida Marie Dedieu oo u dhalatay dalka Faransiiska, taasoo ay afduubayaal ku haysteen gudaha Soomaaliya. Dabley hubeysan ayaa Marie ka soo afduubtay jasiirad ku taalla dalka... 
Halkudheg:

inka badan 20-ruux oo lagu xidhxidhay xeryaha qaxontiga dhadhaab.

Oct 19, 2011
Ciidamada Amaanka ee Kenya Ayaa Bilaaway Howlgalo aybandow ayku Saarayaan Xeryaha Qaxoontiyada Dhadhaab,ayadoona Labadii Habeyn ugu Danbeeyey ayey Xabsiga Dhigeen Dadka Dadan Labaadan Ruux Sida Aysheegen Qaarkamid ah Dadka Eheladooda Laxiray. Qaarkamid ah Qaxoontiga Deeganka Dhadhaab ayaa Sheegay in Ciidamada Ayjirdilaan Ganacsatada Habeynkii ayagoo anku Wargalinin Inbandow Kajiro Xeryahaasi Waxana... 
Halkudheg:

Hayadda Green Hope oo Deeq ay u soo Wakiisheen Jaaliyadda Reer Jabuuti ee Belgium, Muslimiinta Belgium iyo Mer Rougeen ka Qaybiyey Muqdisho

Oct 19, 2011
Iyadoo weli ay socdaan Gargaarka la gaarsiinayo Dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha Saameeyaan ayaa Deeq ka timid Jaaliyadda reer jabuuti ee bilgium, muslimiinta bilgium iyo Mer Rougeen ayaa waxay soo gaarsiiyeen Dadka Soomaaliyeed ee Dhibaatada ka soo gaartey Abaaraha iyo Dagaalada aan Dhamaadka lahayn waxaana Deeqdaan in ay qaybiyaan loo soo Wakiishey Hayadda Green Hope Deeqdaan oo isugu jirtey Laba Qaybood... 
Halkudheg:

Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG

Oct 18, 2011
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Markii uu soo Gaarey Muqdisho Beeniyey in Ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya Xildhibaan Daahir Ciiro: ”Kenya waxay ka mid tahay Dowladaha Isbaarada u dhigtey Dowladnimadii Soomaaliya, Duulaankaan ay soo qaadey waa mid ay ku dooneyso in Dhul Badeedka Soomaaliya Shidaalka kala Baxdo” Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta (Oct 18, 2011) soo gaarey Wafdi ka socda Dowladda... 
Halkudheg: , ,

Ciidamada Kenya oo Maalintii Saddexaad ku jira Gudaha Soomaaliya iyo DFKMG oo Beenisey arrintaas

Oct 18, 2011
Ciidanka Kenya ayaa Axadii ka gudbey xadka, Kenya ayaana arrintaas xaqiijisay, laakiin DFKMG ayaa weli arrintaas beenineysa ayadoo sheegtay in aan ciidamada Kenya ka soo gudbin xadka…. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg: ,

Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole oo ka soo Horjeestey Qorshaha Danjire Mahiga

Oct 17, 2011
Shirkii wada tashiga ee ka dhacay Magaaladda Muqdisho oo ay garwadeenka ka ahayd Qaramada Midoobey ayaa waxaa ka mid ahaa Qodobabadii lag u Heshiiyey in Wajiga Labaad ee Shirka lagu qabto Magaalada Garoowe oo Caas imada u ah Maamulak Puntland hase yeeshee Waxaa soo baxay warar sheegaya in Shirkaas la doonayo in laga weeciyo Magaalada Garoowe. Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Augostine... 
Halkudheg:

Ciidanka Dagaalka Kenya oo 100 km gudaha u galay Dalka Soomaaliya

Oct 17, 2011
Dowlada kenya waxa ayaa  sicad ugu dhawaaqday inay gudaha ugashay kenya kudhawaad 100km oo “xuduudda” Soomaaliya, waxana talaabadani noqonaysa markii ugu horaysey ay muddo dheer masafo inta le’eg gudaha ugalaan ciidamada kenya gudaha Soomaaliya tan iyo intii ay kooxaha alshabab bilaaween dagaalada ay kaga soo hor jeedaan ciidamada dowlada KMG ah iyo siyasadda arimaha. Kenya waxa... 
Halkudheg:

Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Kenya oo ku dhacday Libooye

Oct 17, 2011
Midkamid ah diyaaradaha dagalka kenya ayaa galabnimadii Axadda galinkii danbe ku sodhacday degmada libooye oo kudhow “xuduudka” Somalia iyo kenya xili ay howl gal balaran Kenya ka waddo aaggaas. Diyaradan oo ka kacday garoonka diyaradaha ee degmada libooye ayaa sodhacday xili ay ku guda jirtey dulimaad la sheegay in ay ku aadi lahayd casimada nairobi, inkasta oo aysan jirin war rassami... 
Halkudheg: , ,

Kenya oo Markii ugu Horeysey Soomaaliya ku Sameyneysa Faregelin Milatari

Oct 16, 2011
Labaatankii Sanno ee Soomaaliya ay ka jirtay Qalalaasaha iyo Fowdada Soomaaliya waxaa lagu sameeyey Dhowr Faregelin shisheeye ha noqoto mid Dibadeed iyo Mid Gudaha ahba , haddii aan Dib u qooraansano Feregelimihii lagu sameeyey Soomaaliya, Sannadkii 1992 Waxaa Soomalia faregelin ku soo sameeyey Wadanka Mareykanka oo markaa Hogaaminayey Isbahaysi ka koobnaa ilaa Afaratan Dowladood kuwaas oo markii hore... 
Halkudheg:

Xildhibaan Xasharo oo u Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo

Oct 16, 2011
Xildhibaan Cawed Cashara : Oo Ugu Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo (hoos Ka dhegayso Codkiisa ) Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee soamlia Xildhibaan cawed axmed cashara oo ku sugan dalka Canada gara ahaan magaalada Toronto ayaa si weyn usoo dhoweeyey mar kale kulankii... 
Halkudheg:

Mahiga oo Warqad Af-Ingiriisi ah u qoray Soomaalida Qurbaha

Oct 15, 2011
Danjire Augustine Mahiga”Nabadda Soomaaliya Maanta haystaa waa tii ugu Wanaagsaneyd oo ay hesho Sannooyin waxayna ku timid Road Map-kii lagu gaarey Muqdisho Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mahiga ayaa ka Hadley Xaalada Soomaaliya mar uu Qoraalka ka soo saarey Xafiiskiisa isagoo sheegey in Xiligaan ay soomaaliya ka jirto Nabad tii ugu wanaagsaneyd ee ay soomaaliya hesho Muddo sanooyin ah... 
Halkudheg:

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq gaarsiisay Qoysas ku Dhaqan Degmadda Jamaame

Oct 15, 2011
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa waxay Deeq gaarsiisay Qoysasa ku dhaqan Degmadda Jamaame oo ka Gobolka Jubbadda Hoose waxaa Deeqdaan ka Faaiideystey Qoysas gaaraya ilaa 346 Qoyas kuwaas oo si aad ah ugu baanaa Deeqdaas Deeqdaan oo ka koobneyd Bur, Bariis,Sonkor iyo Saliid waxaa Waxaa halkaa ka qaybiyey Wakiilada Hayadda Haro kuwaas oo si weyn ula socdey qaabka loo... 
Halkudheg:

Ardaydii ugu badneyd oo Soomaali ah oo ka qalin Jabisay Jaamacadda UUM ee dalka Malaysia.

Oct 14, 2011
Sanadkan 2011  waxaa Jaamacadda University Utara Malaysia ee loo soo gaabiyo UUM  ka qalin jabiyay ardaydii ugu badneyd ee Soomaali ah. Ardaydan qalinbisay ayaa isuga jira bachelor degree iyo Master degree. Jaamacadda UUM ee ku taal Gobalka Kedah Waqooyi Galbeed ee dalka Malaysia oo ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah ayaa horay waxaa ooga qalin jabiyay arday badan oo Soomaali ah balse sanadkan... 
Halkudheg: ,

Markab ay Leedahay Dowladda Iiraan oo sida Gargaarkii ugu Balaarnaa oo Todobaadka Soo socda ku soo Fool leh Dekeda Muqdisho

Oct 13, 2011
Waxaa Todobaadka Soo soo socda Dekedda weyn ee Magaaladda Muqdisho ku soo xiran doono Markab ay leedahay Dowlladda Iiraan kaasoo wada Shixnad gargaar tii ugu Balaarneyd oo ay Dowladda Iiraan ugu talagashey Dadka ay abaaraha iyo Dagaalada ay saameeyeen ee ku nool Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya Mrakabkaan ayaa waxaa lagu waramey in uu sido Deeq gargaar ah oo lagu qiyaasey Shan kun oo Tan oo isugu... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin “Raodmap-ka Haddii Aan La Horkeenin Baarlamaanka Sharci Ma Ahan…”

Oct 12, 2011
Gudoomiye ku xigeenka gudiga kalluumeysiga iyo khayraadka badda ee baarlamaanka soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin oo wareysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey SomaliTalk ayaa wareysigiisa waxaa uu kaga Hadley sida uu u arko go’aankii baarlamaanka uu gaaray 08/10/2011, curyaamin lagu hayo shaqadda baarlamaanka, sababaha loobadiyey baarlamaanka TFG ee hore u ahaa 275... 
Halkudheg:

DFKMG oo Arrimaha Badda sida EEZ ka Saartay Qorshaha Roadmap-ka

Oct 11, 2011
Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa lagu go’aamiyey in “arrimaha badda sida EEZ laga saaro dhammaan dokumentiyada sida Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada iyo Roadmapka.” Warsaxafadeedka ayaa u qornaa sidan: War-Saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada Muqdisho, 11 October 2011 Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo... 
Halkudheg:

No Roadmap, YES BLUEMAP – Codsi ku socda Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed

Oct 11, 2011
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay qodobbada dhaxalgalka ah oo aay Xildhibaannada Baarlamaanku aay markii labaad si wada jir ah isugu raaceen in aay hantida dhaxalgalka ah ee Ummadda Soomaaliyeed aan boob lagu qaadanin. (Sidaad u billowdeen ku dhameeya). Waxaan Xildhibaannada Baarlamaanka KMG ka codsanayaa in aay dib u eegaan sharci darrada xagga dastuuriga ah ee Roadmap-ka. Sidaannu la wada soconno... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Musavini oo sheegey in Ciidamada Uganda iyo Burundi ee ku sugan Soomaaliya ay ka Adkaadeen Ciidanka ugu Xooga Badan ee Qaarada Afrika

Oct 11, 2011
Ciidamada Amisom oo ah Ciidamo ka socda wadamada Uganda iyo Burundi kuwaas oo Soomaaliya u jooga in ay gacan siiyaan Dowladda Federaalka ayaa Madaxweynaha wadanka Uganda Yueri Musavini mar uu ka hadlayey Sannad Guurada 49 aad ee ka soo wareegtey markii wadankaas uu Xoriyada uu qaatey ayaa waxaa uu sheegey in Ciidamada Wadamada Uganda iyo Burundi ay ka adkaadeen Ciidamadii ugu Xooga Badanaa ee Qaarada... 
Halkudheg: ,

Burcad Badeedka Soomaaliya oo Dardargeliyey Howlahoodii Burcadeednimo Labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey

Oct 11, 2011
Iyadoo uu dhamaadey Xiligii Bad Xiranka ee Xeebaha Badda Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaya in uu laba jibaarmey Howlahii kooxaha Burcada Badeed labadii Todobaad ee ugu Dambeeyey ka dib markii la qafaashey Maraakiib , Doomo iyo dad Daxiisayaal oo marayey Xeebaha Badweynta Hindiya Waxaa la soo calaamadeeyey in Dooni ay lahayd Dowladda Talyaaniga ay soo qafaasheen Kooxo Burcad badeed ah waxaana... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad oo ku Saabsan Dagaalo Qaraar oo Maanta ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Oct 10, 2011
Waxaa maalmihii ugu dambeeyey Mgaalada Muqdisho ka socdey Dagaalo u dhaxeeyey Dowladda Federaalka oo gacan ka heleysa Ciidamada Amisom iyo Xarakadda Al-Shabaab waxayna dagaaladaan Xoogooda ay ka socdeen Degmadda Karaan maalmihii ugu Dambeeyey iyadoo Dgaalo Daba socda Dagaalkaas uu ka qarxay Saakey Degaanada Yaaqshiid iyo Huriwaa. Dagaalkii saakey ayaa waxaa lagu waramey in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa... 
Halkudheg:

Bannaanbax Ballaaran oo looga soo horjeeedo Qaraxii Muqdisho ee ugu yaraan 70-ka qof ku dhinteen

Oct 9, 2011
iyo Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku soo laabtay Xamar — Warsaxaafadeed R.wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay, booqdayna goobtii ay mashaqadu ka dhacday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safari uu ku soo kala bixiyay dalalka Mareykanka, Dernmark, Imaaraadka Carabta iyo weliba... 
Halkudheg:

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Go’ aamadii ay Baarlamanka Federaalka ka soo saareen Badda Soomaaliya, kuna Tilmaamey Mid Taariikhi ah.

Oct 9, 2011
Iyadoo markii ay taariikhdu ahayd 8/10/2011 kulankii ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka waxay Go’ aamo Taariiikhi ah ka soo saareen Badda Soomaaliya, waxaana Go’ aamadaas si weyn u soo dhaweeyey Shacabka Soomaaliyeed ee lagu difaacayo Badda Soomaaliya ka dib markii 21 Sanno ee la soo dhaafey ay soo baxeen Shaqsiyaad heshiisyo Beenaad ah la galeen Dowlado iyo Shirkado Shisheeye... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia

Oct 8, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo jooga Addis Ababa ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia, arrimaha amniga, abaaraha iyo xaaladda dalka... 
Halkudheg:

Prof. Gaas oo Lagu Fariisiyey Kursigii…

Oct 7, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Jimacadii, October 7, 2011, waxa uu Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha xukuumadda gumeysiga Itoobiya, Meles Zenawi. Sida ay werisey warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Itoobiya ee ENA, intii kulankaasi socdey Zenawi waxa uu sheegay in Ethiopia ay sii wadi doonto taageerada Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ee Soomaaliya,... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo u Ololaynaysa Xadaynta Badda EEZ ee 1970-kii Soomaalidu ku diidey Kenya!

Oct 7, 2011
August 1972 ayaa Kenya isku daygii ugu horeeyey waxay guddigii Seabed u gudbisey qoraal  ay ku taageereyso dhul-badeedkooda territorial Waters lagu xadido 12 mayl-badeed, Soomaaliya arrintaas ganafka ayey ku dhufatay. Sii akhri                Read More →
Halkudheg: