Home » Warar
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo soo kordhisay adeeg cusub oo la magac baxay Dalmar International Roaming
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo ah shirkada ugu weyn dhinaca Isgaarsiinta ee ka howlagasha koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa maanta soo bandhigtay adeeg la magic baxay Dalmar International Roaming, kaasoo ay sheegtay in macaamiisheeda ay ka heli doonaan faa’iidooyin badan.
Gudoomiyaha shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Axmed Maxamuud Yuusuf ooo manta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
C/weli Gaas iyo Odinga oo ku heshiiyey 11 qodob oo ku saabsan Ciidamada Kenya ee Galay Soomaaliya
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya.
Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob hoos ka akhri:
Read More →
Diyaaradaha Militariga Kenya oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib, kuna diley 12 qof oo 6 carruur ahayd..
Salaad Xasan Cali oo ku sugan jirib ayaa xaqiijiyey “Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, waxayna xero qaxooti oo ku taal magaalada Jilib ay ku duqeeyeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxayna halkaas ku laayeen dad masaakiin qaxooti ah oo teendhooyinkooda qaxootiga qorraxda ka gabaadsaneyey,’ waxaa sidaas Idaacadda Codka Maraykanka u xaqiijiyey...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya
Safarka C/weli Gaas oo lana sheegey in uu la xiriiro saxiixo Doono Heshiis Kenya u Ogolaanaya in ay ka mid noqoto Ciidamada AMISOM
Sii Akhri
Read More →
Kenya oo Sheegatay in ay Qabsadeen Magaalada Buurgaabo iyo Sheikh Shariif oo aan ka hadlin Sheegashada Kenya
iyo Kibaki oo sheegay “Hawlgalka aan ka fulinayno gudaha Soomaaliya waa mid sharci ah oo aan ku difaacayno xornimada iyo wadajirka dhulka Kenya”
Sii AKhri
Read More →
Qarax Lala Beegsaday Gawaari Militari oo Marayey meel u dhow Magaalada Gaarisa
Wararka kasoobaxaya qarax ka dhacay magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya inay ku dhawacmeen tiro kamid ah askarta kenya.
Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday seddex gaari oo militariga Kenya, laakiin waxaa uu la-kacay mid ka mid ah gawaaridaasi, kaasoo ay ku dhaawacmeen afar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Kenya, halka uu burbur xoogan soo gaaray gaarigaasi.
Waxaana goobta uu...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ku celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya
Diyaaradaha Militariga Kenya oo duqeeyey magaalooyinka Buurgaabo iyo Caanoole sidaas waxaa xaqiijiey Maj. Chirchir oo ah afhayeenka militariga kenya…..
Qaramada Midoobey oo sheegtay in ay soo Gaareen Warbixinno iyo Qoraalo iska soo Horjeeda oo ku Saaban Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya”.
Sii Akhri
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Khilaafay Hadalkii Sheikh Shariif ku diiday in Ciidamada Kenya galaan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray, soona dhaweeyey in Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya
SII AKHRI
Read More →
War Saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa Dowladda Kenya kala hadashay in dadka Soomaaliyeed ee ku nool waddanka aan si gaar ah loo bartilmaameedsan xilliyada ay ciidamadu fulinayaan howl gallada ammaanka lagu sugayo.
“Waxaan u sheegay Dowladda Kenya in dadka iyo dowadda Soomaaliyeed ay u mahad celinayaan dowladda Kenya sida ay ugu ogaladeen dalkooda in in kabadan 600 oo kun oo qaxooti Soomaaliyeed...
Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif
Yuusuf Xaaji “Waxaan leeyahay Shiikh Shariif laba mid: in uu la safto Argagixisada ama la Safto Kenya” — iyo khilaaf salka ku haya shirkii UN…
SII AKHRI
Read More →
Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka haysatey Qoraal iyo Heshiis u Ogolaanaya in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya…
Faarax Macallin ayaa sheegay in uu jiro Heshiis ogolanaya in Kenya gasho Soomaaliya “waa la gaarey, madaxweynaha ayaa amar siiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ra”sul baarlamaanka in Ra’iisul Wasaaruhu uu qoraalkaas u sameeyo, qoraalkaasna ay Kenya hadda gacanta ku hayso.” Faarax Macallin
SII AKHRI
Read More →
Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG oo kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Turkiga
Warsaxaafadeed: Ra’iisul-wasaare-ku-xigeen, ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa magaalada Ankara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Veci Gönül iyagoo ka wadahadlay arrimo la xiriira sidii dalka Turkigu uu gacan uga siin lahaa Soomaaliya dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Labada wasiir waxay si qota dheer uga wadahadleen arrimaha...
Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Dowladda Kenya uga Digay in ay Faragelin ku sameyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya isla markaana wuxuu u soo jeediyey in ay Qiimeyso Dareenka Shacabka Soomaaliyeed
Hadalkii uu arrintas ka yiri Sheikh Shariif Ka dhegeyso boggan.. RIIX
Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta booqday furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan deegaano ku dhow dhow...
Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo Maraakiibta Dagaalka France oo duqeeyey magaalada Muday.
Kenya oo Xaqiijisay in ay diyaarado ku weerartay Soomaaliya …”Weerarkii lagu qaaday magaalada Buur-gaabo waxaa ku dhintay 44 qof, waxaana ku dhaawacmay 63 qof…” NT
“Waxaa la xaqiijiyey in Kismaayo hawada laga duqeeyey, laakiin ciidankaanaga ma ahaynee waxaa duqqeeyey jaalyagaya”, sidaas waxaa xaqiijiyey afhayeenka Militariga Kenya, Maj. Chirchir , sida uu qoray …
Sii...
Sida loo arkey Soo Gelitaankii Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya
Kofi Anan “Ciidamada Kenya Marnaba ku Niyad Jebimaayaan Meydadkii ay soo Bandhigeen Alshabaab”
Faarax Macalin “Dagaalka lagula Jiro Alshabaab in uu sii socda waxaa raba Madaxda Sare Dowladda Federaalka si ay uga Macaashaan Dhiigga Askarta”
Dr Cabdiweli “Waxba kama ogi in Ciidamo Kenyaan ay soo galeen Dhulka Soomaaliya”
Zakeriyey Maxamuud “Dowladda Kenya Rabitaankeedu wuxuu Salka ku hayaa...
Guddoomiyaha Jaamacadda Hope oo ka Qaybgalay Kulan lagu soo Dhaweynayey Arday ay u bilaabatay Waxbarashada Master Degree ee Jaamacadda Kampala
Xarunta SOCWA ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kullan lagu soo dhaweenayo ardayda cusub ee ay bilaabatay waxbarashada Master Degree ee Jaamacadda Kampala University iyo soo dhajinta imtixaanaadkii horey looga qaaday Master Degree-ga ee Jaamacadda Kampala.
Halkan ka daawo Sawirada
Jaamacadda Hope iyo Kampala oo ah Laba Jaamacadood oo si qaas ah loo leeyahay ayaa waxaa u dhexeeya iskaashi dhinaca...
Baarlamaanka DFKMG oo Qodobadii Badda ee ay hore usoo saareeen ku soo daray Qodob Dhul-badeedka Soomaaliya kusoo koobaya 12 mayl-badeed oo keliya oo Territorial Waters
Baarlamaanka DFKMG ma la khiyaaneeyey mase waxay u bareereen Khiyaano Qaran oo ay ka galeen Shacabka Soomaaliyeed? Madaxweyne saxiix baddu waa 12 mayl, qoraalka baarlamaanku gudbiyey…
SII AKHRI
Read More →
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda oo Hoggaaminayey Waftigii DFKMG ee ka qayb galay Shirkii IGAD ee Addib Ababa oo Looga hadlay Ciidanka Kenya oo Galay Gudaha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegay in uusan ka warqabin Ciidan Kenya oo soo galay gudaha Soomaaliya iyo “Kenya oo Dhulka ay qabsadeen ka dhisaya Gobol loogu magac darayo AZANIYA”
SII AKHRI
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha Kenya oo Sheegay in Ciidamada Kenya Qabsadeen Raas Kambooni
iyo Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay ciidankiisa ku duuley Soomaaliya, halka Sheikh Shariif uu arrinta weli ka aamusan yahay isagoo dalka dibadda kaga maqan SII AKHRI
Read More →
Alshabaab oo soo bandhigay Meydka Askar gaareysa 70 iyo guulo ay kala sheegteen DFKMG iyo Alshabaab
Xarakada “Mujaahdiinta Alshabab” ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka dayniile ee magaalada muqdisho islamarkaana beeniyey in ciidamada dowlada KMG ah ee somalia iyo kuwa AMISOM ka qabsadeen deegaankaasi.
Afhayeenka xarakada alshabaab sheikh cali maxamuud raage (sh,cali dheere) oo saxaafada kula hadlayey deegaanka calamada ee ceelasha biyaha ayaa sheegay inay ku guulaysteen...
Kenya oo Adeegsaneysa Erayadii Zenawi Adeegsadey markii Ciidamadiisu Weerareen Soomaaliya – Weerarka oo xilligaas ku wajahnaa kooxdii Sheikh Shariif Axmed….
Zenawi oo Dhambaal Khaas ah oo ku saabsan Soomaaliya ka helay Madaxweynaha Kenya… iyo Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG oo telefoonka ku damiyey TV-ga SomaliChannel markii la weydiiyey in u shacabka Soomaaliyeed u caddeeyo waxa uu kala socdo Ciidamada Kenya ee ku jira gudaha Soomaaliya… AKHRI
Read More →
Waa Maxay Faraqa u Dhexeeya Dhul-badeedka (Territorial Sea) iyo Aagga Dhaqaalaha (EEZ)?
Territorial Sea (Dhul-badeed): Waa Hanti aad leedahay, halka EEZ (Aagga Dhaqaalaha): Waa Dhul lagula leeyahay SII AKHRI
Read More →
Madaxweynahii ka hiiliyey Soomaalida, Qadaafi oo Geeriyoodey
Madaxweynahii Liibiya, Muammar Gaddafi ayaa u geeriyoodey dhaawac kaddib markii lagu qabtay magaalada Sirte, waxaana Telefishanka Aljazeera uu soo bandhigay sawirro meyka Qadaafi.
Qadaafi waxa uu dagaal dhiig ku daatay xukunka dalka Liibiya kula wareegey 1969. Waxaana 2011 xukunka lagaga tuuray dagaal dhiig ku daatay.
Col. Qadaafi waxaa Soomaalidu ku xasuusataa in uu si bareer ah uga hiiliyey 1977...
Dawladda Kenya Shacabkeeda u Xaqiijisay in Ciidankeedu 120 km Gudaha u Dhaafeen NFD, Kuna Muujisay Video iyo DFKMG oo weli ankirsan…
Halka DFKMG ay Maalintii 4aad Beenineysa in Ciimada Kenya ay Galeen Gudaha Soomaaliya… Dawladda Kenya ayaa Talaadadii (Oct 18, 2011) waxay weriyaasha dalkeeda u duulisay jiidda hore ee ay ciidamadeedu gudaha u dhaafeen xadka NFD, qiyaastii 120 kiiloomiter oo dhanka Soomaaliya ah. Waxaana weriyaasha lagu duuliyey diyaarad militari si shacabka Kenya loogu qanciyo in ciidamadoodu ay ku jiraan gudaha...
Xisbiyada Mucaaradka Wadanka Kenya oo Dowladda Kenya uga Digey Faragelinta Milatari ay ku sameeyeen Soomaaliya
Markii Ciidamada Milatariga wadanka Kenya ay Soo galeen Qaybo ka mid ah Gobolka Jubada Hoose Bishaan October 16keeda sheegteyna Dowladda Kenya in ay Dagaal la galayaan Xarakadda AlShabaab waxaana arrinkaan si weyn uga soo horjeestey Xisbiyada Mucaaradka ee Wadanka Kenya iyagoo uga Digey Dowladda Kenya in ay Faregelin ku sameyso arrimah Gudaha wadanka Soomaaliyeed iyagoo sheegey in Faregelintaas ay...




