Home » Warar

Kenya oo Sheegtay in ay Gaartey Boqolkiiba 50% Ujeedadoodii ugu weynayd ee Hawlgalka Militari, taas oo ah in ay Samayso Aagga loo yaqaan buffer zone

Nov 14, 2011
Safiirka Kenya u Fadhiya Qarammada Midoobey ayaa  Golaha Ammaanka weydiisanaya in Kismaayo la go’doomiyo, loona adeegsado maraakiib dagaal.. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Puntland oo Digniin u jeedisay Hey’adaha Universal TV iyo Somali Channel

Nov 13, 2011
Warsaxaafadeed ka soo paxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa u qornaa sidan: Shir ay si wadajir ah uga soo qaybgaleen Mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa looga dooday arrimaha Saxaafadda iyo sidii loo hirgalin lahaa amarkii Dowladda ay shaqo-joojin ugu samaysay Hey’adaha warbaahinta oo kala ah Universal TV iyo Somali Channel TV. Shirkaasi waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda... 
Halkudheg:

Hoggaamiyaha Malaysiyada Raas Kambooni Brigade oo Kenya weydiistey in ay furto Xadka..

Nov 12, 2011
Axmed Madoobe oo 10 Kiilo oo Aargoosato ah ku casumay Weriye reer Kenya oo waraysi ka qaaday – Telefishanka Kenya ee NTV oo waraysi la yeeshay Axmed Maxamed Madoobe ayaa sheegay in uu dawladda Kenya weydiistey in la furo xadka. Waraysiga hoos ka daawo.   Sii Akhri  Read More →

Maxaa sabab u ah in Markasta oo Muqdisho laga Qaybinayo Raashin Gargaar in dad lagu Dilo

Nov 12, 2011
Saddexdii Maalmood ee ugu dambeysey waxaa Muqdisho ka dhacay Dhacdooyin Xanuun badan ka dib markii Goobo raashin lagu qaybinayey ay dad ku Geeriyoodaan ama lagu dilo oo weliba dhacdadaas ay ku dhacdo dadkii tabaaleysnaa ee loogu tala galey in raashinkaas la siiyo. Maanta ayaa dhacdadii labaad ay ka dhacdo Xerada Badbaado ka dib markii Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ay rasaas ku furaan dadkii... 

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo soo Gabagabeysey Qaybinta Xoolihii Udxiyada ee Ciidul ADXAA

Nov 12, 2011
Hayadda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan HARO ayaa soo gabagabeysey Howlahii UDXIYADA ee Ciidul Adxaa oo ay ka wadey Magaaladda Muqdisho iyo Gobolka Hiraan ka dib markii ay halkaa ka qaybisey Xoolo ay ugu talagaleen dadka Tabaaleysan Hayadda ayaa Wakiiladeeda ku kala sugan Muqdisho iyo Hiiraan waxay mudadaas ay ku jireen qaybinta UDXIYADA waxay dadka aadka... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta iyo La-Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha oo UK uga qeybgalay Strategic Communication Masterclass 2011

Nov 11, 2011
Seminarkan oo socday 31 October – 2 November ayaa ka soo qeybgalayaasha waxey ka kala yimaadeen Somalia, Pakistan, Democratic Republic of Congo, the US, Nigeria, Somalia and the Middle East, iyo saraakiil ka socday Wasaarada Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Difaaca iyo Wasaaraha Deeqaha ee UK, UNICEF, UNHCR, Wasaaradda Difaaca US, NGOs and khubaro la –taliyeyaal dhanka warfaafinta ah. Seminarkan socda... 
Halkudheg:

Maxaa ka soo baxay kulan Dhex marey Madaxweynaha Kenya Kibaki iyo Xubno ka socdey Soomaalida Waqooyi Bari NFD

Nov 10, 2011
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxay sheegayaan in uu kulan balaaran uu dhexmarey Madaxweynaha wadanka Kenya Kibaki iyo xubno ka socdey Gobolka waqooyi Bari ee Dalka Kenya ee ay Soomaalida NFD waxaana ka mid ahaa Xubno ka socdey odoyaasha , Culumaudiin , Siyaasiyin , Xildhibaano iyo Wasiiro waxaana kulankaas la is kula soo qaadey soo gelitaanka Ciidamada Kenya ee Dhulka Soomaaliya... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha wasiirada DFKMG

Nov 10, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay qodobo u badnaa dhanka amniga iyo gargaarka. Kulankan oo uu shir guddoominayay Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshaddaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif... 
Halkudheg:

Kenya, Ethiopia iyo Faransiiska oo ku Muransan Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib

Nov 9, 2011
“Sheikh Shariif waxa uu Afka-baarkiisa ka muujinayaa in uu ka soo horjeedo gelitaanka Kenya, laakiin hoos ahaan waxa uu ka taageersan yahay weerarka Kenya ku qaaday Soomaaliya” Jariidadda The EastAfrican.   Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo hay’addaha gargaarka ugu baaqay inay dardargeliyaan bixinta Mucaawinooyinka

Nov 8, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa ku bilowday in Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Mudane Aadan C/llaahi Aadan ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho isagoo u kuurgalay Raashinka gargaarka ah ee la keenayo Dekedda iyo habsami u socodkooda. Ra’iisul... 
Halkudheg:

Soomaalida S/Afrika, waxaa aay Saaxiib u Yahiin Dil Iyo Dhac Joogta ah.

Nov 8, 2011
Soomaalida ku dhaqan dalka S/Afrika, waxaa aay Saaxiib u yahiin dil iyo dhac joogta ah, oo aay had iyo jeer kula kacaan dadka madowga ah ee u dhashay dalkaasi Koonfur-Afrika, Sooomalida ku dhaqan halkaasi boqolkiiba 90 waa ganacsato, waxaa ayna ganacsiyo yar yar ku leeyahiin gooba Tuulooyinka, ah oo dhibka inta badan ka soo gaaro taasi,oo ku tiirsaan noloshooda. Waxaa ayana jira ganacsato Soomaaaliyeed... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG “Faarax Macalin wuxuu Huwan yahay Shaar ONLF ee Wax Azaaniya la yiraahdo ma jirto”

Nov 8, 2011
“Faarax Macallin wuxuu abuurayaa oo uu wadaa waa ONLF iyo Al Shabaab ama Argagaxisada qayb ka mid ah weeye, isaga naftarkiisa ayaa shaar xildhibaan ku gabanaya oo dawladda Kenya ku dhex jira… Wax Azaaniya la yiraahdo ka dhismi meyso, qaybna kam aha gobolladan, mana waafaqsanaha dastuurka maamul goboleedka ee Axdiga qaranka” Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Inkabadan 20 kun oo qof oo ku Ciiday Convention Center Minneapolis 1432H/2011

Nov 8, 2011
Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1432H ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada Minneapolis, goobta loo yaqaan. Minneapolis Convention Center. Ciida Sanadkan ayaa dadka yimid aad u badnaa dhowr arimood... 
Halkudheg:

Sida looga Ciiday Denmark gaar ahaan Copenhagen iyo Randers

Nov 7, 2011
Maalintii Axada bisha islaamkuna ahayd 10 kii Dulxija ayaa magaalada Randers ee wadanka Denmark waxay kuwada ciideen halmeel daka islaamkaa ee degan halkaas. Waxaa latukaday saacadu markii ay ahayd 09:00 kadibna waxaa bilaabmay khutbadii markii ay dhamaatayna waxaa bilaabmay in muslimiintii halkaa isugu timi ay isu marxabaynayeen iyagoo faraxsan. mudo Sodon daqiiqo ah ayey qaadatay intii laysu marxabaynaayey.ka... 
Halkudheg: ,

Sida looga ciiday wadanka Shiinaha

Nov 7, 2011
Munaasabad aad u Balaaran oo lagu Waynaynayo Maalinta Ciidul Adxaa ayaa lagu qabray Magaalada Wuhan ee Dalka China, Taasi oo ay kasoo qayb galeen Marti Sharaf isugu jirta Dhaqaatiir, Arday iyo Walidiin. Madasha Xafladan ayaa ahayd mid ay soo Agaasimeen Ururka Ardayda Somaliyeed ee China , waxaana halkaasi lagu lagu soo bandhigay Maalintan Qiimaha ay u leedahay Umuda Muslimiinta Gar’ahaan Somalida... 
Halkudheg:

Qaabkii Looga Ciiday Toronto – Canada

Nov 7, 2011
-Waxaa maalinkii Axadda oo ay ah taariikdu ahayd November 6,2011 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxada . Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumayaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Sheekh Dr. Abu Ahmed . Waxaa kale oo madasha... 
Halkudheg:

Deeq loo wakiishay SomaliTalk oo la gaarsiiyey Xero ay ku jiraan Agoomo, dad dhimirka wax uga dhiman yihiin iyo carruur darbiyo jiif ah

Nov 7, 2011
Kaalmadaan oo ay soo dhiibatay gabar muxsinad Somaliyeed oo weydiisatey in aan  magaceeda la xusin, una baxsatay sidaqo owgeed ah, kuna nool dalka mareykanka ayaa dhameyd lix boqo Doolar iyada oo u niyeysatay muraad ay leedahay in alle u sahlo isla markaana ay kula ciidaan dadka ku rafaadsan xerada Ahlu Kheyr ee dadka waalan, agoomaha iyo ciyaalka darbiyo jiifka ah ayaan ku guuleysatay in aan deeqdaas... 
Halkudheg:

Ma Dhihi Karaa Dhamaan Dowladaha IGAD waxay Faregelin ku Sameeyeen Soomaaliya ?

Nov 6, 2011
  20 kii Sanno ee Soomaaliya ku jirtey Dagaaladda Sokeeye waxaa Soomaaliya Faregelin ku soo sameeyey Dowladdo fara badan haddii aan soo qaadano Dowladaha ka tirsan IGAD Faregilintooda waxay isugu jirtey mid Meleteri iyo mid Siyaasadeed Sii AKhri  Read More →

Qaadka Quba – Ololaha Dhaqaale Kobcinta Soomaalida

Nov 5, 2011
115 million oo doolar (oo u dhiganta Ksh 11 Billion Kenya shilling) ayaa sannad kasta Kenya ka soo gasha Qaadka nooca loo yaqaan Miraaga ama Miiroowga  Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Militariga Kenya ayaa 7 Kalluumaysato reer Kenya ah ku diley aagga badda ee ku dhaw Raas kambooni

Nov 5, 2011
Ciidanka Militariga Kenya ayaa Jimcadii  dooni ay leeyihiin kalluumaysato reer Kenya waxay ku dejiyeen xeebaha ku aadan aagga raas Kambooni, waxaana doontaas ku dhintay 7 qof oo kamid ah kalluumaysatadii.   Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Kenya oo Duqaynaysa Dameeraha ku sugan Soomaaliya

Nov 4, 2011
Maxaase ka jira In Diyaarad Sida Hub oo ay leedhay Ereteriya ay ka Degtey Magaalada Baydhaba…. iyo Ereteriya oo warkaas ku Tilmaantey kuwa la Doonayo in lagu Qariyo Fashilka ku yimid Ciidmada Shisheeye ee ku Duuley Soomaaliya Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara Soomaaliya kaddib 2012

Nov 3, 2011
iyo Shariif Xasan iyo C/weli Gaas oo u dhoofay Xajka xilli Sheikh Shariif uu safar ugu maqan yahay Kampala ee dalka Uganda halkaas oo uu kulan kula yeelanayo Musaveni …… Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Bakhti-yaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey (Scam Lottery)

Nov 3, 2011
IOM, Hay’ada Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka –  Fariintani waa fariin muhuum ah oo idiinka timid Hay’ada Socdaalka aduun ee caalamiga ah ee looyaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed: IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya in ay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay’ada IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira... 
Halkudheg: ,

Heshiiskii Kampala Accord oo Ogolaanaya in Xukuumadda laga keeni karo Mooshin ka dhan ah haddii ay ku xad gudubto Axdiga FKMG

Nov 2, 2011
iyo Kenya oo sheegtay in ay diyaarado ku duqayn doonto magaalooyinka Baidoa, Bardhere, Dinsor, Afgoye, Buale, Barawe, Jilib, Kismayo iyo Afmadow, sidaas waxaa sheegay Afhayeenka Militariga Kenya Maj Chirchir isagoo adeegsanaya Twitter-ka waxa uu hadalka u dhigay sidan: Sii AKhri  Read More →

Madax ka tirsan Dowladda oo sanadkan Gudanaya waajibaadka Xajka

Nov 2, 2011
Mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsan dowladda ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaraddaha ee Aadancadde International iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sucuudiga halkaasoo ay ku soo gudan doonaan waajibaadka Xajka sanadkan.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada iyo... 
Halkudheg: