Home » Qoraallada Halkudhegga "ciidul"
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo soo Gabagabeysey Qaybinta Xoolihii Udxiyada ee Ciidul ADXAA
Hayadda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan HARO ayaa soo gabagabeysey Howlahii UDXIYADA ee Ciidul Adxaa oo ay ka wadey Magaaladda Muqdisho iyo Gobolka Hiraan ka dib markii ay halkaa ka qaybisey Xoolo ay ugu talagaleen dadka Tabaaleysan
Hayadda ayaa Wakiiladeeda ku kala sugan Muqdisho iyo Hiiraan waxay mudadaas ay ku jireen qaybinta UDXIYADA waxay dadka aadka...
Inkabadan 20 kun oo qof oo ku Ciiday Convention Center Minneapolis 1432H/2011
Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center oo Muslimiinta usoo qaban qaabisay Convention Center-ka Muslimiinta
Masaajidka Abubakar ayaa sidii caaddada u ahayd inuu hogaamiyo Muslimiinta Minnesota iyo Waqooyiga Maraykanba cidii sanadkan1432H ku tujiyey faras magaalaha Maagaalada Minneapolis, goobta loo yaqaan. Minneapolis Convention Center.
Ciida Sanadkan ayaa dadka yimid aad u badnaa dhowr arimood...
Sida looga Ciiday Denmark gaar ahaan Copenhagen iyo Randers
Maalintii Axada bisha islaamkuna ahayd 10 kii Dulxija ayaa magaalada Randers ee wadanka Denmark waxay kuwada ciideen halmeel daka islaamkaa ee degan halkaas.
Waxaa latukaday saacadu markii ay ahayd 09:00 kadibna waxaa bilaabmay khutbadii markii ay dhamaatayna waxaa bilaabmay in muslimiintii halkaa isugu timi ay isu marxabaynayeen iyagoo faraxsan. mudo Sodon daqiiqo ah ayey qaadatay intii laysu marxabaynaayey.ka...
Sida looga ciiday wadanka Shiinaha
Munaasabad aad u Balaaran oo lagu Waynaynayo Maalinta Ciidul Adxaa ayaa lagu qabray Magaalada Wuhan ee Dalka China, Taasi oo ay kasoo qayb galeen Marti Sharaf isugu jirta Dhaqaatiir, Arday iyo Walidiin.
Madasha Xafladan ayaa ahayd mid ay soo Agaasimeen Ururka Ardayda Somaliyeed ee China , waxaana halkaasi lagu lagu soo bandhigay Maalintan Qiimaha ay u leedahay Umuda Muslimiinta Gar’ahaan Somalida...
Qaabkii Looga Ciiday Toronto – Canada
-Waxaa maalinkii Axadda oo ay ah taariikdu ahayd November 6,2011 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxada . Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumayaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn . Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Sheekh Dr. Abu Ahmed . Waxaa kale oo madasha...