Home » Warar

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la qaban doono 30ka April 2012

Feb 26, 2012
Go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya – “Dood dheer ka bacdi fadhigii barlamaanka ee 23-02-2012 oo ay ka soo qaybgaleen 278 waxaa loo codeeyey in doorashada madaxweynaha Federaalka Soomaaliya la soo hormariyo laganadhigo 30-ka April 2012. Waxaana cod aqlabiyad ah ku oggolaaday 269 waxaana diiday 6, waxaana ka aamusay 3 xildhibaan.” Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegey in Dowladiisa ay soo Dhaweyneyso Duqeymaha Cirka ee Gobolada Soomaaliya

Feb 25, 2012
Ra’iisul wasaaraha dawladda Federaalka KMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Soomaaliya iyo waxyaabaha Saldhigga u ah.Ra’iisul wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay in Soomaaliya ay soo martay Labaatan Sano Dagaalo wejiyo kala duwan lahaa kuwaasoo isugu jiray dagaalo Sokeeye, Siyaasad iyo haatan oo Dagaalo... 
Halkudheg:

Guddonka sare ee maamulka gobolka Banaadir iyo taliyaha guud ee ciidamada AMISOM oo maanta kulan ku yeeshay xarunta maamulka gobolka Banaadir

Feb 25, 2012
Waxaa maanta shir isugu yimid taliyaha ugu sareeya ciidamada nabad ilaalinta midwoga Africa ee AMISOM iyo masuuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir oo ay wehliyeen 16-ka guddoomiye degmo. Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah islamarkaana lagu lafo guryaya xaaladda amni, iyo Bani Aadanimo ee ka jirta gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigaha... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumada DFKMG soomaaliya.

Feb 24, 2012
Warsaxafadeedka oo u qornaa sidan: Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbi furan kusoo dhaweneysaa mirihii shirkii Londan ee shalay halkaasi lagu soo gabagabbeeyay. Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed oo shirka ka qeyb galay ayaa waxaa uu yiri “Waxaan u aragnaa talooyinkii iyo natiijooyinka Shirka London guul weyn oo u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Shirka London: Waa in Badda Soomaaliya loo sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone)

Feb 24, 2012
Qodobadii ka soo baxay shirkii London waxaa ka mid ah  in Soomaaliya loo sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone) ee badda. Waxaan lagu baaqay in si buuxda loo hirgeliyo Xeer-dhaqanka Anashaxa ee Jabuuti (the Djibouti Code of Conduct)…..   Sii akhri  Read More →
Halkudheg:

Qarammada Midoobay oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad iyo Shirkado Soomaali ah

Feb 24, 2012
Go’aan ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17-kii febraayo 2012. Guddiga golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al-qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo 17 shikadood oo u badan... 

Warbixin Dheer oo laga soo Ururiyey Shirka Magaaladda London lagu soo Gabagabeeyey

Feb 24, 2012
Khudbadihii ay jeediyeen David Cameron, Ban Ki Moon, Shiikh Shariif, Dr Cabdiweli, Hillary Clinton, Miless Sanawi , Kibaki,Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Miless Zanawi oo ku faaney Qabshashadii Magaalada Baydhabo Turkiga oo sheegey in Shir lagu qabto Dibadaha ay ka wanaagsan tahay mid lagu qabto Gudaha Soomaaliya Helliry Clinton oo sheegey in Soomaaliya loo dhisi doono... 
Halkudheg:

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

Feb 23, 2012
Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka soo baxaysaa dhibaatooyin bani’aadamnimo kuwii waqtigan ugu xumaa dunida. Ciidamo Afrikaan iyo Soomaali... 
Halkudheg:

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Qabsaday magaalada Baydhabo

Feb 23, 2012
Arbacadii Feb 22, 2012 ayaa ciidamo Itoobiyaan ah waxay galeen magaalada Baydhabo ee magaalo madaxda Gobolka Bay ee dalka Soomaaliya ayagoo ka soo tallaabay xad beenaadka dhulka Soomaali galbeed ee ay gumaysiga ku haysato. Af-hayeen u hadlayey xarakada Al-Shabaab,  Shiikh Cabdicasiis Abuu Musca, ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay uga baxeen xeelad dagaal. Ma aha markii ugu horeysey ee Ciidamada... 
Halkudheg: ,

Sheekh Shariif, Shariif Xasan iyo C/wali Gaas oo la sheegay in ay Shirka London ka Filayaan in mar kale ay ka soo Muuqdaan Siyaasadda Soomaaliya.

Feb 22, 2012
Iyadoo maalinta beri ah lagu wado in London uu ka furmo shir ay qabanqaabineyso Dowladda Ingiriiska kaas oo loo qabanayo xubnihii saxiixay shirkii Garoowe iyadoo lagu daray qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan sida Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo Haween ayaa wararka ka imaanaya London waxay sheegayaan in xubnaha Dowladda ee ka qaybgalaya shirkaasi sida Madaxweyne Sheekh Shariif, Guddoomiyaha... 

Dowladda Ingiriiska oo looga Digay in Faragelinta Soomaaliya ay u Adeegsato Dowladaha Itoobiya iyo Kenya

Feb 22, 2012
Odoyaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa soo dhaweeyey shirka la filayo in maalinta beri ah uu ka furmo Magaalada London oo ay qabanqaabadiisa wado Dowladda Ingiriiska ayaa haddana xubnahaasi waxay Ingiriiska uga digeen in faragelinta Soomaaliya ay u adeegsato Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo ay sheegeen in ay cadaawad kala dhexeyso shacabka Soomaaliyeed. “faragelintii... 
Halkudheg:

Khilaaf Hoose oo la Sheegey in uu Dhaxeeyo Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Raiisul Wasaare Cabdiweli Mxamed Cali Gaas

Feb 21, 2012
Wararka aan ka heley Xubno ku dhow dhow Xarunta Madaxtooyada ee Filla Soomaaliya ee Magaaladda Muqdisho ayaa noo sheegey in Khilaaf Hoose uu u dhaxeeyo Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kaasoo ka dhashey markii isbedel lagu sameeyey Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo kan Beeraha iyo Xanaanadda Xoolaha ee Dowl;adda Federaallka Khilaafkaan oo soo jiitamayey Tododbaadyadii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Dawladd Federaalka Soomaaliya oo si kulul u beeniyey in Shirka London uu yahay Shir Soomaaliya Maxmiyad lagu Gelinayo

Feb 21, 2012
Cabdi Weli Maxamed Cali Ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka la filayo in dhawaan uu ka furmo Magaalada London ee Carriga Ingiriiska.Ra’iisul wasaaraha oo iminka ku sugan Magaalada Brugsales ee dalka Biljim oo waraysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBCda ayaa ku nuux nuuxsaday in shirkaasi ay ka soo baxayaan Natiijo wax ku Ool ah Ra;iisul wasaaraha ayaa ayaan... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo soo gaaray Brussels

Feb 20, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU). Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doonaa arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka Roadmap ka iyo shirarkii Garowe... 
Halkudheg:

Somalida Ogadeniya oo Ethiopia kaga furay Maxkamad wadanka South Afrika iyo Maxkamada ICC

Feb 20, 2012
15/02/2012 Waxa shir jaraaid lagu qabtay Smail Atony magaalada Johannesburg ee wadanka South Afrika. kulankaas oo lagu soo bandhigay Dacwad lagusoo oogay dowlada Ethiopia oo ka kooban 700 oo xaashiyood oo lagu caddeynayo danbiyada daggaal iyo xasuuqa ay dowlada Ethiopia ka geysato dhulka Somalida Ogadeniya. Tacadiyadaas oo isugu jira dil, Kufsi, xidhay iyo xasuuq guud oo lagu eedaynayo in 17 qof oo... 
Halkudheg:

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga DFKMG Soomaaliya Oo Wareysi Dheer Oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Siiyey Somalitalk

Feb 19, 2012
“… Aayaha Wadankeena, Hadda Kama Talino Runta Ayaa Wanaagsane, Markaad Fiirisid Dhaqanka UN-ka … Soomaaliya Oo Dhan Waxay Noqotey Mash-ruuc, Mana Ku Sii Socon Karto In Soomaaliya Mash-Ruuc Ahaato…” (Q.2aad) Wasiirka Md. Cabdullaahi Goodax Barre waxaa uu ku jawaabey “maya, maya, marnaba maya, soomaalidu dowlad fashilantey in ay tahay cid walba waa ogtahay, dowladnimadii wey duntey, waxaa... 
Halkudheg:

Xarakada Shabaab oo ka Digtay Weeraro Qaraxya ah oo ay ka gaysan Doonto Magaalada Muqdisho

Feb 19, 2012
iyo Dowlada Federaalka oo sheegey in ay u Diyaargarowdey …. Afhayeenka dhinaca Hawl Galada ee Xarakada Shabaab Shiikh Cabdilcasiis Abuu Muscab oo warbaahinta qaar waraysi siiyay ayaa ka hadlay Falal isku day ah oo maalmihii la soo dhaafay ay isku dayayeen in ay qaraxyo kaga fuliyaan magaalada Muqdisho.Af hayeenka ayaa soo qaatay qarixii ka dhacay Xarunta CID isagoona sheegey in si farsamaysan... 
Halkudheg:

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ra’iisul Wasaare Gaaz ku Eedeeyay inuu Galay Khiyaamo Qaran

Feb 19, 2012
Xildhibaan Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka tirsan Mudanayasha Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay war baahinta gudaha ayaa waxaa uu dhaleeceyn u soo jeediyay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz.Xildhibaan Suleymaan ayaa sheegey in Ra;iisul wasaaraha uu galay Khiyaano Qaran isla markaana uusan Balamaanka Soomaaliya marnaba Indhaha ka laaban doonin.Xildhibaanka oo sii faah faahinayay... 
Halkudheg:

Shirkii 2aad ee Garoowe oo ay ka soo baxeen Go’aano ay Adkaan doonto Fulintooda

Feb 18, 2012
Wararka ka imaanaya Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland waxay sheegayaan in halkaasi lagu soo gebagabeeyey shirkii Garoowe labo oo mudo 4 maalmood ah halkaasi ka socday, waxaana shirkaasi soo xiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sheegay in go’aanada ka soo baxay shirka ay yihin kuwo muhiim ah balse ummadda Soomaaliyeed looga fadhiyo sidii loo... 
Halkudheg:

Ciidamada Itoobiya oo 20 Gaari Xamuul ah oo ay leeyihiin Dad Shacab ah oo Soomaali ah ka Qafaashay Deegaanka Doolow

Feb 18, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya eek u sugan qaybo ka mid ah gobalkaasi ay halkaasi ka qafaasheen ilaa iyo 20 gaari oo kuwa xamuulka ah oo ay leeyihiin dad Soomaaliyeed, waxaana gawaaridaasi lagu xareeyey saldhiga degmada Doolow, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan qafaalashada gawaaridaasi, Qaar waxay sheegayaan in gawaaridaasi lagu soo daabuli doono... 
Halkudheg:

Shiikh Maxamed Khalaf Shongole oo Sheegay in Shabaab Maanta uu Haysto Imtixaankii ugu Darnaa

Feb 17, 2012
Shongole oo ka mid ah Saraakiisha Xafiiska Dacwada ee Xarakada Shabaab ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee soo food saaray Xarakada Shabaab.Shiikha ayaa sheegey in Duulaan aan kala sooc lahayn lagu soo qaaday Degaanada ay ka arrimiyaan Al Qaacidada Soomaaliya isla markaana Dagaalkooda ay isku soo gaashaan BahaysteenDawladaha Maraykanka, Itoobiya Kiinya Jabuuti iyo Xoogagga Dawladda. Dagaalkan... 
Halkudheg:

Shirkii Garoowe oo Maanta la Filayo in la soo Gaba Gabeeyo Xiilli aan la Dhamayn Ajandhihii Shirka oo la Isku Maan Dhaafay.

Feb 17, 2012
Shirkii Wada Tashiga Soomaalida wejigiisa Labaad ee haatan ka soconaya Magaalada Garoowe ee magaala madaxda Maamulka Pont Land ayaa lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo.Af hayeenka Maamulka PuntLand Axmed Cumar Libaax Joorax oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in shirka aan wax heshiis ah laga gaarin isagoona arrintaa ku tilmaamay is garasho la’aan soo kala dhex gashay Ergadii Shirka ka qayb... 
Halkudheg:

Qaar ka mid ah Ergadii ka qayb Galaysey Shirka Garoowe Labaad oo Maanta Shirka Isaga baxay

Feb 16, 2012
Waxaa maalintii Labaad Gagaalada Garoowe ee Xarunta Pont Land ka soconayaa Shirkii wada tashiga Soomaalida wajigiisa Labaad.Shirkan oo ay ka qayb galayaan Dawladda Federaalka Soomaaliya, Gal Mudug, PuntLand , Ahlu sunna iyo Beesha Caalamka ayaa wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in Shirka Maanta Madashiisa ay isaga baxeen Guddiga Dib u Habeynta Dastuurka iyo maamulka la magac baxaya Gal Mudug... 
Halkudheg:

Shirweynihii Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo lagu soo Gabagabeeyey Xarunta Jaamacada Plasma

Feb 16, 2012
Waxaa Xarunta Jaamacadda Plasma ee Magaaladda Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyey Shirweynihii Sideedaad ee ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed waxaa ka qaybgaley Munaasbadaas Masuuliyiinta iyo Ardeyda Jaamacadda Plasma , Aqoonyahano, Odayaal dhaqameed iyo ardeyda wax ka barata Dugsiga Indhoolayaasha Al-Nuur . Shirweynahaas ayaa ugu Horeyn waxaa ka Hadley Cumar Cabdisalaam Diiriyey oo Xubin ka ah... 
Halkudheg:

Xildhibaano Gaaraya 270 Xildhibaan oo Cod Aqlabiyad kaga soo Horjeestey Shirka ka Furmey Magaaladda Garoowe

Feb 15, 2012
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta xilka ka qaaday Guddoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho,Kulankii maanta oo uu shir guddoominayay Madoobe Nuunoow ayaa ajnadhaha looga doodayay waxa uu ahaa Kulanka la filayo inuu maanta Magaalada Garoowe uu ka furmo. Kulanka ayaa dood... 
Halkudheg: ,