Home » Qoraallada Halkudhegga "G/banaadir"

Guddonka sare ee maamulka gobolka Banaadir iyo taliyaha guud ee ciidamada AMISOM oo maanta kulan ku yeeshay xarunta maamulka gobolka Banaadir

Feb 25, 2012
Waxaa maanta shir isugu yimid taliyaha ugu sareeya ciidamada nabad ilaalinta midwoga Africa ee AMISOM iyo masuuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir oo ay wehliyeen 16-ka guddoomiye degmo. Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah islamarkaana lagu lafo guryaya xaaladda amni, iyo Bani Aadanimo ee ka jirta gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigaha... 
Halkudheg:

Kusimaha R/wasaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta kulan la qaatay Naafada Soomaliyeed

Dec 3, 2011
3-da December oo ku asteeysan maalinta naafada aduunka ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho, iyadoona xaflad si heer sare ahloo soo mariimay oo ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir lagu qabtay isla xarunta maamulkaasi, ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladda Soomaliya. Waxaana kulankaasi kasoo qeyb galay kusimaha R/wasaaraha xukumadda mudane C/wahaab Ugaas... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo cambaareyn kulul dusha uga tuuray kuwii ka dambeeyay qaraxii maanta lala eegtay haween ka shaqeynayay Nadaafadda magaalda Muqdisho.

Nov 30, 2011
War saxaafadeed lagu cambaareynayo Qaraxyada Muqdisho gaar ahaan kii barqo nimadii maanta lagu beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda demada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho. War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maanta lagula beegsaday xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkiinleey haween ka shaqeynayay... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Nov 24, 2011
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta shir guddoominayay shir xasaasi ah oo ay isugu yimaadeen maamulka gobolka Banaadir, guddoomiyeyaasha degmooyinka, taliyeyaasha ciidamada Booliska, Xooga dalka, iyo Nabad sugidda, oo maanta ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Waxaana Ajandaha kulankaasi uu ahaa sidii loo sugi lahaa amaanka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...