Home » Warar
Shirweynihii labaad ee Xisbiga Hiil Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho
Shirweynihii labaad ee Xisbiga Hiil Qaran oo muddo Shan maalmood ka ah ka socday Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabgabeeyay hotel Naasa-hablood, waxaana goobjoog ka ahaa mas’uuliyiinta ugu sarreysa xisbiga iyo Xisbiga Hiil Qaran ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Xisbiga Hiil Qaran, Ibraahim Macallin Mursal oo ka hadlay halkaas ayaa wuxuu ku dheeraaday sidii lagu soo aasaasay...
Qarax Is Miidaamin ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay
Baydhabo: Nin Dhallinyara ah oo isku soo Xiray Walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay Fariisin Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa DFKMG ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay. Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas iyo sidii uu u dhacay iyadoo wararka qaar ay sheegeen in Ninkaasi uu soo Aaday goob ay ku sugnaayeen Ciidamo kuwa Dawladda ah .
Ninkan ayaa la sheegey in lagu...
Soomaalida Minnesota oo Soo dhawaynaysa una Mahadcelinaysa Safiirka Turkiga u fadhiya Maraykanka.
“Waxtarka Dowlada Turkiga ummada Soomaaliyeed tareen, ma’ahan arin aan halkaan kusoo koobi karno, Caafimaadka, waxbarashada…”
Asalamu Calaykum Waraxmah, waxaan idinku casumaynaa Umahad Celinta iyo soo dhawaynta Safiirka Turkiga Maraykanka u fadhiya Nimak Tan. Waa u Mahadcelin Dowlada Turkiga iyo Shacabkeeda, looga mahad naqayo waxtarka ay ummada Soomaaliyeed u gaysteen, fadlan...
Kulana si weyn looga soo Horjeedo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey Soomaaliya oo ka Dhacay Magaalada Muqdiasho
Soomaalida oo ka soo horjeedsatey qorshaha Mahiga ee kala qayb-qaybinta Soomaaliya….
Waxaa isa soo tarayo Mucaararada lagaga soo horjeedo wakiilka Qaranmada ee Soomaaliya Ambasadoor Mahiga ee ku wajahayan Road Map-ka , Dasuurka, dib u heshiisiinta iyo Qaabka ay noqoneyso Dowlada Soocota.
Ayadoo taasi ay jirto ayaa kulan looga soo horjeedo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya uu ka dhacay...
Garabka Xisbiga TAYO PARTY Holland oo lagu dhawaaqay iyo Xaflad lagu taageerayo oo ka dhacday Denhaag.
Munaasabad si weyn loo soo agaasimahay oo lagu furayey garabka Xisbiga TAYO PARTY ku yeelanayo wadanka Holland ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada xarunta u ah siyaasada Dalka Netherlands ee Denhaag, Waxaana kasoo qeybgalay xafladaasi dadweyne aad u badan oo ka kala yimid dalka Holland iyo Halgamaa Abdiqadir Boolaay oo ka yimid UK.
Halkan ka daawo sawirada
Dadka meesha yimid waxaa ka muuqatay...
Xukuumadda Kenya oo Shaacisey in Qayb Ciidamadeeda ka Mid ah Dhawaan ay ka Saari Doonto Soomaaliya.
Sida ay qoreen wakaaladaha wararka Caalamka Xukuumadda Kiinya ayaa laga soo xigtay in Ciidamadeeda qaybta ka ah Hawl galka AMISOM ee Soomaaliya in dhawaan qaar ka mid ah ay dib ula bixi doonto.Kenya ayaa sheegtay in illaa Siddeed Boqol iyo Konton Askeri oo Ciidamadeeda ah oo iminka ku sugan Gobolada gedo iyo Jubada Hoose inay halkaa ka saarayso iyadoona sheegtay in Ciidamadaasu ay bedeli doonaan Ciidamada...
Guddiga Gurmadka ee Deegaanka Hosingow oo si weyn u Dhaliiley Hayadaha Samafalka iyo Dowladda Federaalka ka Dib markii ay u Gurman Waayeen…
Kulan ay isagu yimaadeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka , Xildhibaano, Odoyaasha Dhaqanka , Culmaudiin Aqoonyahano , Haween iyo Dhalinyaro dhamaantood ka soo jeeda Deegaanka Hosingow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho , waxaana Kulankaan looga hadley sidii Gurmad Deg deg ah loog fidin lahaa dadka ku nool Deegaanka Hosingow oo ay soo wajahdey Daruufo iyo Dhibaatooyin...
Qorshe Sir oo ay wada Gaareen Shiikh Shariif, Shariif Xasan, Cabdiraxmaan Faroole iyo Ambasadoor Mahiga
Iyadoo ay socdaan qorshayashii Doorashadii Mdaxweyninimada ee Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeystey sidii dadka qaar ay uga muuqan lahaayeen Dowladda Soo socota gaar ahaan dhinaca Xubnaha Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada , waxaana Magaalada Muqdisho iyo Dalka Dibadiisa ka socoda Ololalhaasi , wuxuuma Ololahaan uu saameeyeen Odoyayaasha Dhaqanka oo la yiri waxaa soo xuleysaan Xildhibaanadii soo geli...
Isbaheysiga Nabada Soomaliyeed oo Cabdulahi Shiikh Xasan u Doortey Musharax uga qaybgalaya Doorashada Madaxweyninimo ee Soomaaliya
Isbahaysiga nabadda Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kusoo bandhigay xubinta uga qaybgalaya doorashada Madaxweyninimo ee dalka Soomaaliya, waxaana munaasabadda ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan dowlada KMG ah, xildhibaano, xisbiyada siyaasadeed dalka, culummo, odoyaal, haween, dhallinyaro iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha isbahaysiga, Cabdulaahi Sheekh Xasan Cali ayuu...
Tahriibayaal Soomaaliyeed kuwii ugu badnaa oo laga sii daayay Xabsiga ‘Garyaan’ ee Libya
(Taripoli):-Tahriibayaal Soomaaliyeed, oo wada Dhallinyaro ahaa, ayaa maanta(12/04/2012) laga sii daayay Xabsiga weyn ee ‘Garyaan’ oo 70 km. xagga Koonfureed kaga aaddan Magaalada Tripoli ee dalka Libya.
Halkan ka daawo sawirada
Tahriibayaashan, oo in muddo ah ku jiray Xabsigan, ayay tiradoodu ahayd 266 qof, oo isugu jiray 76 dumar ah iyo 190 rag ah.
Muhaajiriintan ayaa badankood...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Faahfaahiyey soo Xulidda Baarlamaanka cusub
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey soo afjaridda Xilliga Kala guurka ah, iyo qorsheyaasha Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyntii sheegay in heshiiskii Soomaalida ee 6dii September 2011 uu ahaa mid taariikhi ah oo soo celiyey karaamadii iyo sharaftii ummadda...
“Waxaan Heshiis Iskaashi kala Sixiixaney Wasiirka Warfaafinta Dalka Jabuuti…”
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Jaahweyn oo Wareysi Gaar Ah Siiyey Somalitalk ….
Wasiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Is-gaarsiinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Maxamed (Jaahweyn) oo booqasho laba maalmood ku joogey caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan wax ka weydiiney ujeedada safarkiisa, xiriirka ka dhexeeya wasaaradda iyo qaybaha warbaahinta, AMISOM magaalaada muqdisho...
Xildhibaan Xiddig oo Weerarkii Qarax ee Tiyaatarka ku Sheegey inuu ahaa mid Siyaasadeysan oo la Doonayey in lagu Khaarijiyo Raiisul Wasaare Gaas.
Iyadoo Maalmahan ay isa soo tarayeen hadal haynta Weerarkii Is Miidaamineed ee ka dhacay Todobaadkii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada ayaa haddana waxaa soo kordhaya Eedeymaha aan weli loo meel helin oo ay jeedinayaan qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Barlamaanka iyo Xukuumadaba
Hadaba Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid aha xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo qaybo ka...
Ha’yada Culimada Soomaaliyeed oo Shacabka Soomaaliyeed uga Digtey Dastuurka Qabyo Qoraaleedka
“Waxaan caddaynaynaa in qabyaqoraalka dastuurku yahay mid dayacaya diinta, dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Waxaana intiisa badan laga soo miin guuriyay dastuuro aan la jaanqaadi karin waaqica ka jira Soomaaliya saas darteed waxaan uga digaynaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah inay ku dagmaan ansixinta dastuurkaas,” Bayaanka Culimada Soomaaliyeed…
Hayadda Culimada soomaaliyed oo...
Tarsan oo Falalka Amni Darro ee Gobolka ku Eedeeyay Siyaasiin uu Sheegey in ay Damac Siyaasadeed uu ku Jiro
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka baanadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka hadlay Xaaladda ammaan ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa sheegey in Shacabka ku dhaqan Gobolka banaadir iminka ay ka soo baxeen waa siduu hadalka u dhigaye Mugdigii iyo cabsidii una taagan yihiin sidii ay dalkooda dib ugu dhisi lahaayeen isla markaana dib u dhiska dalka ay qayb ka qaadan lahaayeen.
Xaaladda Muqdisho ayuu...
Farmaajo oo Sheegay in Xilligii uu Ra’iisulwasaaraha u ahaa DFKMG ay joojiyeen Heshiiska Shirkadda Hallidayfinch, kaddib markay ogaadeen in aan dani ugu jirin dalka Soomaaliya…
xitaa waxay shirkaddaasi isku dayeen in ay ii qabtaan ballan dalka Kuwait in aan tago bacdamaa ay xiriir la lahaayeen dawlada Kuwait… Laakiin bacdamaa aan aragnay in aan wax dan u ah ugu jirin dalka markaas meeshaas ayaan ku ku joojiney xiriirkii shirkaddaas… Maxamed Farmaajo….
Sii Akhri
Read More →
Madaxweyne Shiikh Shariif oo Dadaal ugu jira sidii uu Taageero ugu Raadin lahaa Odoyaasha Dhaqanka ee Soo Xulaya Xubnaha Baarlamaanka
Madaxweynaha Dawladda ku Meel Gaarka Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho kula kulmay waxgarad iyo Odoyaal Dhaqameed ka soo jeeda Beelaha digil iyo Mirifle.Kulankan uu Madaxweynaha la yeeshay odoyaashaas ayaa ahaa mid looga hadlay guud ahaan sidii dalka Soomaaliya Nabad loogu soo dabaali lahaa gaar ahaana Gobolada ay Odoyaashaasi ka soo jeedaan.
Shariif ayaa xusay...
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka oo soo Dhaweeyay Bayaankii ka soo Baxay Maamulka SomaliLand ee lagu Magacaabey Guddigii Soomaaliland ee la Xaajoon lahaa Dowladda Federaalka
Xildhibaan Daahir Jeesow oo ka tirsan Mudanayasha Barlamanka ku meel gaarka Soomaalaiya ayaa ka hadalay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Maamulka Soomaali land ee ahaa in ay magacaabeen Guddi wada hadal. Xildhibaanka ayaa sheegey in ay tahay fikrad wanaagsan in maanta Somali land oo muddo 20 Sana ah sheeganaysey in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ay maanta isu soo diyaariso in ay wada hadal la...
Xildhibaan Mowliid Macaani oo u geeriyoodey dhaawacii ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka Muqdisho
Sidoo kale waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyoodey Masuul ka tirsan Xafiiska Raiisul Wasaaraha oo lagu Magacaabo faysal Xaaji Cilmi oo dhaawac ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka
Xildhibaan Mowliid Macaani oo ka mid ahaa dadkii dhawaan qaraxii ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada ku dhaawacmay ayaa Xalay dhaawacaas dartiisa ugu geeryooday Isbitaal ku yaala Magaalada Nayroobi ee Carriga Kiinya. Geerida...
Shir Jaraa’id ee RW Abdiweli – geeridii Mowliid Macaani iyo Faysal Xaaji Cilmi
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamud iyo Faysal Xaaji Cilmi.
SHIR JARAA’ID
TACSI QARAN – 08 APRIL 2012
MUDANE MOWLIID MACAANI MAXAMUD
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
Ugu horreyn waxaan si guud tacsi qaran halkan ugu dirayaa shacabka...
Sheikh Shariif oo sheegey in Casuumaddii Tiyaaterka lagu qabtay ay ahayd mid Borotakool ahayn
Madaxweynaha DFKMG oo Balan qaadey in wixii Haatan ka dambeeya Amaankooda la sugi Doono Wariyayaasha
Munaasibad ballaaran oo Casha sharaf ah ayuu Madaxweynaha dawladda ku meel gaarka Soomaaliya Shiikh Shariif xalay ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah war baahinta ka hawl gasha Magaalada Muqdisho iyo fanaaniin...
Generaal Maxamed Nuur Galaal oo Khiyaano Qaran ku Tilmaamey Heshiiska Dhexmarey Dowladda Federaalka iyo Shirkadda Hallidayfinch
Shirkadda bixineysa shatiyada lagaga kalluumaysan karo badda Soomaaliya ayaa waxaa Heshiiskaan ka soo horjeestey Siyaasiyiin Aqoonyahano , Xildhibaano iyo Xubno kale…
Sii Akhri
Read More →
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku Hanjabtay in Sharciga la Hor Geyn Doono Ciddii ka Danbeysey Qarixii Dhawaan ka Dhacay Golaha Theaterka
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee dawladda Federaalka Soomaaliya cabdisamad Macalin maxamuud ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegey in la magacaabay Guddi Baaritaano ku samaynaya Ciddii fududeysey ama u sahashay in gabadhii halkaas qaraxa ka gaystay ay u soo gudubto gudaha Tiyaatarka oo ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta...
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda isboortiga Soomaaliyeed una tacsiyeeyey
Muqdisho, April 6, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamud Nuur (Mugabe).
Sidoo kale...
Warsaxaafadeed Shirkii Golaha Wasiiradda DFKMG oo qodobo laga soo saaray maanta.
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Dr. Abdiweli Mohamed Ali, loogana hadlay Qaraxii is-miidaaminta ee shalay ka dhacay Tiyaatarka, heshiiskii Gaalkacyo, arrimaha amniga iyo goboladda, Is-afgaradkii Soomaaliya iyo Jarmalka kala saxiixdeen 31kii Maarso 2012 iyo heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga miinooyinka.
Golaha Wasiiradu waxey...




