Home » Warar

Warbixn dheer oo ku saabsan Shirkii Ansixinta Dastuurka oo Arbacadii si Rasmi ah uga Furmay Magaalada Muqdisho

Jul 25, 2012
Gelinkii hore ee maanta Arbaca ayaa waxaa Xarunta Akademiyada Jen Kaahiyey ee Dugsiga sare ee Boliiska ee magaalada Muqdisho ka bilowdey Fadhigii Ergooyinka ee Dastuurka lagu ansixinayay. Ergooyinka ayaa loo qaybiyay qoraalo uu Dastuurku ku qoran yahay kuwaasoo loo sheegay in ay soo akhristaan si ha dhow marka ay ka soo baaraan degaan looga ansixiyo. Waxaa ugu horeyn halkaa ka Hadley Wakiilka Qaramada... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad Xamaasad leh Ka jeediyey Furitaankii Shirka Ansixinta Dastuurka.

Jul 25, 2012
Warsaxaafadeed ka so baxay xukuumadda FKMG ayaa ku bilowday sidan: Muqdiso, 25, July, 2012……Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad xamaasadaysan ka jeediyey furitaanka shirka Ansixinta Dastuurka kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 1500 oo qof. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaalia Mudane: Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ay maanta ay ku yeesheen ku Caddeeyey in Wixii Haatan ka dambeeya ay ku biireen Xarakada Alshabaab

Jul 25, 2012
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta (Arbaca July 25, 2012) kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga Hadley qaabka loo ansaxinayo Dastuurka Qabyada,iyo qaabka loo xulayo Xildhibaanada Baarlamaanka ee Dowladda Soo socota , waxaana uu kulankaas si weyn loogu cambaareeyey madaxda sare ee Dowladda KMG oo ay sheegeen in ay maroosadeen taladii dalka islamarkaana si weyn uga... 
Halkudheg:

Midowga Yurub oo Shaaciyay inuu Adkaynayo Cuna Qabataynta Saaran ka Ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya

Jul 25, 2012
War saxaafadeed Talaadadii ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Ururka Midowga yurub uu sii adkaynayo Cuna qabatayntii Saarneed ka Ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dhuxusha Soomaaliya ay ka dhoofto degaano fara badan oo Soomaaliya ka tirsan. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dhaqaalaha faraha badan ee dhuxusha Soomaaliya laga helo dib lagula dagaalamo... 
Halkudheg:

Odayaal Dhaqameed ka Baxay Shirkii lagu Ansaxin lahaa Dastuurka Qabyada ah….

Jul 24, 2012
Arimaha Qarsoon ee Keenay in markii Saddexaad uu dib u dhaco Shirkii lagu Ansaxin lahaa Dastuurka Qabyada.. Maxamed Xasan Xaad iyo Odayaal kale oo maanta ka baxay Shirkii Odoyaasha ka dib Markii loo diidey in ay wax saxaan… Raiisul Wasaare Gaas oo lagu wado in uu gaaro Garoowe si uu u soo Xaliyo Ergeda Pundland ee ka Biya diidsan ee ka qab galka Shirka Ansaxinta Dastuurka Waxaa markii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Mahiiga oo Kulan la Qaaday Odayaasha Dhaqanka….

Jul 24, 2012
“Waxaan idinka doonaynaa inaad soo dedejisaan Xubnaha Baarlamaanka si 2, August loo helo Liiska Xubnaha Baarlamaanka cusub si loo guda galo doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa, Waxaan kaloo idinka codsanayaa inaad tixgelisaan 30%-ka ay ku leeyihiin Haweenka Soomaaliyeed xildhibaanada”… sidaas waxaa yiri Mahiga oo la hadlay odayaasha dhaqanka, sida ku xusan warsaxaafadeedka... 
Halkudheg:

Qodabada Xasaasiga ah ee ku Jira Dastuurka ee ay sida weyn uga Horyimaadeen Odoyaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanada

Jul 22, 2012
Mabaadiida Asaasiga, Dhulka Soomaaliya, Magaala Madaxda Qaranka, Sinnaanta, Xorriyadda Diinta iyo Caqiidada, Daryeelka Qoyska, Caruurta (oo 18 sano ku qaan gaaraya), waxyaabaha ku qoran qodobadaasi ayaa odayaasha dhaqanku si weyn uga soo hor jeesteen. Qodobadaas oo faahfaahsan hoos ka akhri:  Qododbka 3 aad  Mabaadiida Asaasiga  5. Haweenku waa in ay ka mid noqdaan dhammaan hay’adaha guud ee... 
Halkudheg:

Gen Maxamed Nuur Galaal oo Noqodey Musharaxii 46-aad oo Isu soo Taagay Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya

Jul 22, 2012
Gen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiishi soo martay Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday Musharixiinta u taagan qabashada Madaxtinimada Soomaaliya.Gen Galaal oo ka hadlayay Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Boqolaal Taageerayaashiisa ah ayaa halkaa ka jeediyay Khudbad dheer oo uu kaga hadlay Hadafkiisa Siyaasadeed waxa uu doonayo inuu haatan... 

Baaq ku socda Ummadda Soomaaliyeed: Qodobka Khuseeya badda iyo dhulka, hallaga saaro Qabyo Qoraalka Dastuurka Cusub

Jul 21, 2012
Waxaa markale baaqday shirkii la doonayey in lagu ansixiyo Dastuurka, kaas oo la doonayey in uu ka furmo Muqdisho (Sabti July 21, 2012) ayaa la sheegay in uu u “baaqday arrimo farsamo”. Waxaa xaqiiqo ah in Ummadda Soomaaliyeed ay la wada socdaan damaca ay Keenya ku raadineyso in ay ku boobto dhulbadeedka Soomaaliya ayadoo u mareysa dariiqad kasta si ay ugu hirgasho mashruucaas wajiyada... 
Halkudheg:

Jaamacadda Kismaayo oo bilaabaysa Diiwaan gelinta Ardayda Cusub….

Jul 21, 2012
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan dadka waxbarashada jecel iney jaamacadda Kismayo bilaabeyso diiwaangalinta ardeyda cusub 15 ramadaan 1433 ee hijriga oo ku beegan 4 August 2012. Waxaa kale oo jira fursado waxbarasho oo loogu talagalay dadka shaqaalaha ah iyo ganacsatada waxaana ka mid ah: Daraaso khamiista iyo jimcaha(Weekends programmes) baxeyso oo lagu baranayo, kuliyadaha kala ah kuliyada shareecada, kuliyada... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif “Haddii Boqol Doolar igu Caddaato in aan qaatey waxaan Diyaar u ahay in aan ka Dego Xilka oo aan iska Xaadiriyo Xabsiga Guantanamo Bay”

Jul 19, 2012
Madaxweynaha DFKMG Shariif oo ka hadlayay Munaasibad Ololihiisa doorashada daah furayay ayaa halkaa ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay. Shariif Shiikh Axmed ayaa ugu horeynba ka hadlay warbixintii dhawaan ay soo saartay Hay’adda daba galka Cuna qabataynta Hubka Soomaaliya iyo Eretireya, isagoona sheegey in warbixino been ah laga gudbiyay. Madaxweynaha DFKMG Shariif ayaa ku macneeyay warbixintaas... 
Halkudheg:

Xildhibaan Woosh “ in Beesha Caalamku si Dhab ah ula Xisaabtanto cid kastoo lagu tuhmayo in lug ay ku leedahay Musuq-Maasuqa”

Jul 18, 2012
Xildhibaan Maxamed Shiikh Cali Woosh oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan eedaha ku aaddan Musuq maasuq ay galeen mas’uuliyiinta ugu sarreysa Dawladda ku meel gaarka Soomaaliya. Xildhibaan Woosh ayaa farta ku fiiqay in ay jireen baaritaano ay hore u sameeyeen Guddiga Dhaqaalaha ee barlamanka ku meel gaarka Soomaaliya isla markaana ay muujiyeen... 
Halkudheg:

Sida ay ugu Jawaabeen Qaar ka mid ah Xubnaha lagu Eedeeyey in wax Musuq-Maasuqeen iyo Sida loo Arkey.

Jul 18, 2012
Farmaajo” Cid ila soo Xiriirtey Ma jirto oo wax iga Weydiisey Dhaqalahaas la Lunsadey Shiikh Shariif “ Waa in la Caddeeyaa yaa soo Dhiibey Dhaqaalahaasi yaase loo Dhiibey” Gen Cabdulaahi Gaafow “ Waa la yaqaan sidaan ku shaqeyno Lacagaha Baasaboorada waxay ku dhacaan Acc Dahabshiil” Cabdiweli” Intaan Xafiiska Joogey lacagaha Xukuumada Soo galey waa kuwo la yaqaan” Prof Axmed Ismaacil... 
Halkudheg:

Muqdisho: Xildhibaan lagu Dilay Qarax loo dhigay Gaarigiisa…

Jul 17, 2012
Mid ka mid ah Raggii ku Dhawaa ama Gacanyaraha u ahaa  Madaxweyne Shiikh Shariif oo   maanta Qarax lagu Khaariyey   Waxaa maanta (Isniin July 16, 2012) Magaalada Muqdisho Qarax lagu Khaarijiyey miud ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka horen u soo noqdey Wasiirkii Ganacsiga  Maxamuud  Cabdi Ibraahim  (Gar weryne ) ka dib markii Gaarigiisa loogu rakibey Waxyaabaha Qarxa mar uu ku sugnaa... 
Halkudheg:

Rasiiul Wasaaraha Itoobiya Melless Zanawi oo Xaaladiiisa Caafimaad laga Dayrinayo ka dib markii uu ka Baaqsadey shirkii Madaxda Midowga Afrika

Jul 17, 2012
Wararka ay Qorayaan Warbaahinta Caalamka waxay sheegayaan in Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Melless Zanawi Xaaladiisa Caafimaad si weyn looga Dayrinayo ka dib markii uu ka baaqsadey Shirweynihii Ururka Midowga Afrika ee ka furmay Magaalada Adis Ababa  kaasoo ahaa Shirkii Sannadlaha ee ay isugu yimaadaan  Madaxda wadamada Afrika kaasoo mar weliba uu ka dhaco Xarunta Midowga Afrika  ee  Adis... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeymo Dad Rayid ah wax ku Noqdeen ay ka Dhacdey Deegaanka Baako ee Gobolka Jubada hoose.

Jul 15, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ay Duqeeyeen Deegaanka Baako oo ku dhow Deegaanka Hosingow waxaana lagu waramey in Duqyntaas ay wax yeello ka soo gaartey Dad Rayid oo aan waxba Galabsan kuwaas oo la sheegay in ay ay ahaayeen dad Xoolo dhaqato ah . Xildhibaano ka soo jeeda Deegaankaas ayaa Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ku eedeyey in ay yihiin... 
Halkudheg:

Boqolalaal Barakacayaal Caraysan oo Saaka Dibadbax Cabasha ah kula soo Waabariistay Xarunta Gobolka Banaadir

Jul 14, 2012
Boqolaal Dad Barakacayaal ah oo isugu jira Dumar, Caruur iyo Dad Waayeel ah ayaa Sedaxdii Habeenimo ee Saqdii Dhexe Xalay ka soo dhaqaaqay Xeryihii ay degganaayeen ee Degmada Shanggaani kuwaasoo soo gaaray Afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Dadkan Barakacayaasha ah ayaa ka cabanaya Musuq Maasuq ay sheegeen in lagu sameeyay Gargaarkii loogu tala galay Dadka soo... 
Halkudheg:

Xarakada Alshabaab iyo Ciidamada Kenya oo isku Fara saarey Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada

Jul 14, 2012
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda oo ay kaabayaan kuwa Kenya iyo Xarakada Shabaab uu ka dhacay Degmada Af Madow ee Gobolka Jubada hoose. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Xarakada Shabaab ay Duulaan ku soo qaadeen Fariisin Ciidamada dawladda iyo kuwa Kenya ay ku lahaayeen Duleedka Magaalada halkaasoo Dagaal muddo soconayay oo labada... 

Mahiga iyo Cabdiraxmaan Faroole oo Wada Qorshe Shirka Odoyaasha Dhaqanka looga wareejinayo Magaalada Muqdisho ka dib Markii..

Jul 14, 2012
Iyadoo Muddo Saddex Jeer ah  uu dib u dhaca ku yimid Shirkii Odayaasha Dhaqanka ee ka soconayey Magaalada Muqdisho si ay u soo xulaan Ergedii Ansaxin lahayd Dastuurka Qabyada ee la isku haysto,  Dib u dhacaas ayaa sabab u ahaa ka dib markii Odyaashu soo jeediyeen in Qodobo ka mid ah Dasuurka ay yihiin kuwa Wax u dhimaya Shareecada islaamka iyo Qaranimada  Soomaliyeed  ayaa warar aan helney Xafiiska... 
Halkudheg: ,

Shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada oo dib u dhac ku yimid

Jul 13, 2012
Wasiirka Dastuurka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo qabsoomidii shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada waxaana uu sheegay in in ka badan 500 oo ka mid ah ergadii ansixin lahayd Dastuurka ay diyaar yihiin inta dhimana soo dhamaystirmayaan maalmaha soo socda waxaana ay ahayd in maanta shirku furmo balse arrimo farsamo awgeed ay dib ugu dhacday iyadoo dib laga soo sheegayo xiliga uu si rasmi... 
Halkudheg:

Warbixin: Xogta Dhamaystiran ee Nafaqada Soomaaliya ee Bisha 5aad 2012

Jul 13, 2012
FSNAU waxa ay goor dhowayd sii daysay war bixinta Nafaqada ee May-June2012 xogta lagu qoray warbixintani waxaa ay ku salaysnaayeen sahano nafaqo oo goor dhow la qabtey (May-June 2012), xogta heerka labaad ah ee caafimaadka iyo qiimeyta horu-dhaca ah ee sugnaanshaha cuntada ee laga dhamaan dhalka fuliyey June2012. Daabacaadani wax ay iftiimineysaa natiijooyinka sahan ee xoolo dhaqatada Bakool, xoolo... 

“Kumeel Gaarka (KMG) Hallaga boxo yaan lagu doorsan bililiqo loo geysto dhul-badeedka Soomaaliya” Bashiir Maxamed

Jul 12, 2012
Farriin ku socota Odayaasha Dhaqanka ee shirku uga socdo Muqdisho — Kenya ha u hirgelina hamigeeda in ay goosato qayb kamid ah dhul-badeedka Soomaalida… Goor aan ka baxnaba KMG waan ka bixi doonaa INSHAA ALLAAH. Waxaa qoraalka hoose ka arki kartaan sida uu ugu qeexanyahay in dhul badeedkii ay Kenya waligeed raadineysay uu hadda qarka u saaran yahay in uu u hirgalo ayadoo la adeegsanayo... 
Halkudheg:

Warar Goos Goos ah: July 12…

Jul 12, 2012
Dr Xasan Shiikh Maxamuud “Dhibaatadii Dhacdey Dalka Cidna loogama Turin waxaan balan qaadayaa haddii an ku guuleysto Xilka in aan wax ka qaaban doono Dhibaatooyinka loo geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed kulamada Xisbiga oo uu waayadaan u qabanyey Bulshada Soomaaliyeed Qaybaheeda kala duwan , waxaana kulanka maanta uu ahaa mid ay ka qayb galeen Qaybaha Warabaahinta ee kala duwan waxaana Diirada... 

Mahiga oo Booqday Odayaasha Dhaqanka ee ku Shirsan Muqdisho

Jul 10, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Ergeyga Gaarka ah ee QM Mahiga ayaa booqday Odayaasha Dhaqanka ee shirka ugu soconaya Magaalada Muqdisho. Waxaa kale oo booqashadaas ka qayb galay Xubin ka mid ah sideeda xubnood oo Beesha Caalamka oo sheetay in ay soo dhaweyneyno in ay Dumarku helaan 30% xilalaka dowligga ah. Halkan ka daawo Sawirada Warsaxaafadeedka oo dhan waxa uu u qornaa sidan: Warsaxaafadeed Ra’iisul... 
Halkudheg:

Mahiga oo Soomaalida u diraywarqad ku quran luqadda Ingrisiisiga

Jul 10, 2012
Ergeyga garka ee Qarammada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Mahigaayaa warqad ku qoran luqadda Ingriisiga u diray Soomaalida, waxana uu kaga hadlay muddada ka harsan in DFKMG ay ka baxayso kumeel gaarnimada iyo……  Read More →
Halkudheg: